Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

UNFPA, NUSOJ flag off media campaign against FGM

More than 400 journalists from Mogadishu and surrounding regions have been equipped with skills in reporting on Female Genital Mutilation, a pervasive practice that continues in parts of Somalia. Conducted over six sessions, the training that is aimed at priming journalists in effective and professional reporting on FGM were facilitated under a partnership between the United Nations Fund for Population...

Deni oo kala diray golihii deegaanka Qardho, una magacaabay maamul

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Qardho iyo Magacaabid Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen Degmada Qardho. Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80aad. Markuu garawsaday: In ay dhamaatay muddo xileedka Golaha Deegaanka Degmada Qardho Markuu tixgeliyey: Aqoontooda, kartididooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo Wuxuu xeeriyey: Waxaa la kala...

Rooble oo Xafiiskiisa kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Marwo Amina Jane Momamed. Kulanka oo ay ka qeyb galeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka, ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin horumarrada ka jira Soomaaliya, arrimaha doorashooyinka, amniga, horumarinta dhaqaalaha,...

Madaxweynaha JF oo qaabilay ku xigeenka xoghayaha guud ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Marwo Aamina Jane Maxamed. Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka wadahadlay arrimaha horumarinta bulshada (SDG), xoojinta xiriirka wada shaqeyneed  ee Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya, dhammeystirka...

Nin Soomaali ah oo weerar ka geystay dalka Talyaaniga + khasaaraha

Nin la rumaysan-yahay inuu yahay Soomaali ayaa Talyaaniga ku tooreeyay afar qof oo uu ilmo yar ku jiro kaddib markii la weydiiyay tikitka uu ku raacayay baska oo u socday magaalada Rimini ee dalka Talyaaniga. Wuxuu mindi ku weeraray labada gabdhood ee qaabilsanaa hubinta tikidhada ee baska ka hor inta uusan baxsan. Ninka ayaa sii waday weerarka isagoo saddex qof oo...

Man Injures 5 People, Including Child, in Bus Stabbing Attack in Italy – Reports

A Somali citizen injured five people in a stabbing attack in Rimini, in Italy’s Emilia-Romagna region, Corriere di Bologna reports. The attack occurred shortly after 7 pm local time (17:00 GMT) on Saturday. The 26-year-old suspect was traveling without a ticket on a bus going from Riccione to Rimini. He first stabbed two women who were checking tickets and then injured three...

R/wasaare Rooble oo amar culus soo saaray – maxaa soo kordhay?

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo saaray amar culus oo ku socda hay'adaha dowladda, gaar ahaan wasaaradda maaliyadda ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Rooble ayaa amar ku bixiyey in aan wax kharash ah laga bixin karin lacagta hey’adda IMF ee qoondada dowladda federaalka, iyadoo aan ogolaansho laga helin xafiiskiisa. Sidoo kale wasaaradda maaliyadda ayaa waxaa...

Baarlamaanka HirShabelle oo isku diyaarinaya doorashada aqalka sare

Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa haatan isu diyaarinaya in maalmaha soo socda uu doorto xubnaha ku metalaya aqalka sare ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa la diiwaan-geliyay qaar ka mid ah musharraxiinta u tartamaya kuraasta sideeda ah ee taalla magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe. Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey, waxaana ciidamada booliska ay howl-gallo ka wadaan gudaha magaalada Jowhar. HirShabelle...

Puntland forces carry out operations ahead of election

Puntland security forces have carried out operations in Jariban and Galdogob districts as the regional state is preparing for the election of the Lower House chamber. The operation resulted in the arrest of a network of drug dealers, Puntland security officials said on Sunday. The regional Officials also noted that the people will be put on trial in accordance with the...

Gunmen kill local councilor in Las’anod

Abdirizak Ahmed Elmi (Cardoofe), a member of the Las Anod district council, was shot dead last night in the center of the town. He was reportedly shot dead by gunmen near his home and later fled the scene. Somaliland security forces also arrived at the scene after the killing, conducting operations in parts of Las Anod district, the capital of Sool...

WARAR KALE

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...

Somalia urges immediate end to clan clashes in Hiraan, warns against online incitement

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation on Saturday expressed deep concern over deadly clashes between rival clans in the Jalalaqsi district...