Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ammaanka magaalada Jowhar oo aad loo adkeeyay + sababta

Ammaanka magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa aad loo adkeeyay halkaasi oo lagu waddo in maalmaha soo socda ay ka dhacdo doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka ka soo galaya Hirshabeelle. Ciidanka Booliiska ayaa howlgallo lagu xaqiijinaayo ammaanka ka wadda xaafaddaha ay ka kooban tahay magaalada Jowhar. Sida ku xusan Jadwalka Doorashada Xubnaha Aqalka sare, ayaa loo asteeyay...

Wararkii ugu dambeeyey ee dhex-dhexaadinta Farmaajo iyo Rooble

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dadaallada lagu dhex-dhexaadinayo madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha ee haatan ka socda magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in labada mas'uul ee ugu sarreyso dalka ay kulmayaan maanta, si ay wada-hadallo toos ah uga yeeshaan khilaafka u dhexeeya ee ka jira Villa Soomaaliya. Dadaalladan ayaa waxaa hormuud ka ah madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed iyo...

Qaban-qaabada doorashada Aqalka Sare oo ka socota magaalada Jowhar

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in haatan qaban-qaabadii ugu dambeeyey doorashada HirShabelle ee Aqalka Sare ay ka socoto magaalada Jowhar ee maamulkaasi, taas oo xiiso gooni ah xambaarsan marka loo eegto tartanka socda. Sida qorshaha uu yahay diiwan-gelinta xubnaha musharixiinta ah ayaa ku eg gelinka dambe ee maanta, iyada oo beri musharixiintu ay sameynayaan hadal jeedintooda. Ammaanka ayaa...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey Al-Shabaab iyo ciidamada Kenya oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dagaalka ayaa yimid, kadib weerar ay dagaalyahanada Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Cabdalle Biroole ee gobolkaasi. Ilo dadka deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in...

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika + Magaca

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah dalkaasi ugu geysteen muwaadin Soomaali ah oo ka mid ahaa Soomaalida ka ganacsata dalkaas. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Gacal waxaana lagu hor toogtay goobtiisa ganacsi oo kutaal Xaafadda Belhar oo ka tirsan Magalada Cape Town ee Dalkaasi Koonfur Afrika. Sidoo kale kooxaha burcadda...

Puntland iyo Galmudug oo baaq u diray shacabka ku dhaqan gobolka Mudug

Guddoomiyaha Gobalka Muduga ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur iyo guddoomiyaha Gobalka Muduga ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal, ayaa Ciidanka Daraawiishta Galmudug, kuwa dowlad gobaleedka Puntaland iyo ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ku amaanay kaalinta wanaagsan ee ay Ka qaateen la dagaalanka xoogaga Al-Shabaab. Dhanka kale waxay bulshada ku booriyeen in aysan ka daalin doorka fiican ee ay ka qaadanayaan halganka loogu...

QM oo digniin culus kasoo saartay xaaladda adag ee dalka Afgaanistaan

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in Afgaanistaan ​​ay halis ugu jirto burbur guud, ka dib markii dalkaasi ay soo wajaheen dhibaatooyin ay ka mid yihiin, kor u kac weyn oo ku yimid qiimaha cuntada iyo shidaalka iyo lacag la’aan ka jirta bangiyada gaarka loo leeyahay. Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Afghanistan Deborah Lyons ayaa Khamiistii u sheegtay...

Madaxweyne Saciid Deni oo dalacsiiyey ciidamo iyo saraakiil

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareeegto uu soo saaray min hal darajo ku dalacsiiyay saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan ciidanka amniga gobolka Mudug. Ciidamada la dalacsiiyay oo tiradoodu dhan tahay 17 sarkaal/sarkaal ku xigeen ayaa isugu jira Boolis, Daraawiish iyo Nabad-sugid, waxaana la sheegay in ay dalacsiinta ku muteysteen aqoon, karti iyo waaya-aragnimo ciidan. Ciidamada Booliska 1. Waxa L/X/le Cabdiqani...

Xal hordhac ah oo laga gaaray colaaddii deegaanka Kabxanley

Xabad joojin hordhac ah ayaa laga gaaray dagaalo culus ka dhacay deeganada Kabxanleey iyo Deefoow ee waqoyiga Magaalada Beledweyne. Waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka oo gaaray deegaanka Kabxanleey ayaa xal Hordhac ah ka gaaray Xiisadahaasi, Waxaana Amaanka Deegaanka Kabxanleey lagu wareejiyay inta xal kama dambeys ah laga gaarayo Ciidamada Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Militariga xoogga dalka. Dadaalladan ayaa waxaa si weyn...

Somalia feud threatens to unleash renewed turmoil

With a long-running Islamist insurgency and elections delayed for months, Somalia is no stranger to instability, but the country now faces the risk of renewed violence because of an increasingly bitter stand-off between its president and prime minister. Here is a look at why relations between Prime Minister Mohamed Hussein Roble and President Mohamed Abdullahi Mohamed, alias Farmaajo, deteriorated so...

WARAR KALE

IMF urges Somalia to reform oil fiscal regime ahead of exploration boom

The International Monetary Fund (IMF) has urged Somalia to strengthen its petroleum fiscal framework as the country prepares for increased exploration activity. The recommendation follows...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada...

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga...

51 migrants reported dead or missing after boat sinks off Libya’s coast

TRIPOLI (Xinhua) -- A boat carrying 61 migrants sank off the coast of the eastern Libyan city of Tobruk on June 12, leaving 51...