Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali premier suspends intelligence chief; president objects

Somalia's prime minister on Monday suspended the intelligence chief, a move the president called unconstitutional. The dispute over Fahad Yasin, the director of Somalia's National Intelligence Service Agency (NISA), erupted after days of tension in the capital Mogadishu over the mysterious death of Ikran Tahlil Farah, a female NISA officer, more than two months ago. Prime Minister Mohammed Hussein Roble announced...

Jubbaland oo war kasoo saartay xiisadda ka taagan Villa Soomaaliya

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka dhex-qaraxday hoggaanka sare ee Villa Soomaaliya. Ugu horreyn Jubbaland ayaa boggaadisay go'aanka uu Rooble ka qaatay maareynta kiiska Ikraal Tahliil Faarax oo ay hay'adda NISA shaacisay inay dileen xoogaga Al-Shabaab. Jubbaland ayaa sidoo kale soo dhoweysay shaqo joojinta lagu sameeyey agaasimihii hay'adda nabad sugida iyo sirdoonka...

Shirkada Samsung oo xafiis toos ah ka furatay Somalia gaar ahaan Muqdisho .

Daahfurka Samsung soomaaliya waa waji cusub oo hormar leh oo uu kutilaabsanayo ganacsiga soomaaliya, maadaama samsung ay kamid tahay shirkadaha ugu waaweyn ee caalamka waxaana xaruntaan ganacsi ay ku timid hal abuur ama fikir ay la yimaadeen dhalinyara soomaaliyeed islamarkaana uu ku maal galiyay bangiga salaam Somali Bank. Xaruntan cusub ee laga hergaliyay muqdisho ayaa Waxaa wakiil kaga ah shirkada...

Dhalinyaradii afduubka loogu haystay magaalada Beledweyne oo la sii daayey

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in la sii daayay sedex nin oo dhalinyaro ah oo maalmihii la soo dhaafay rag hubeysani afduub ugu haysteen xaafadda Hawl-Wadaag ee magaaladaasi. Ragga afduubka gaystay ayaa ku andacoonayay inay sidaa u sameeyeen iyagoo ka xun warkii ka soo baxay hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee sheegayay in Ikraan Tahliil oo...

Taliye Xijaar oo shir isugu yeeray saraakiisha booliska Soomaaliya

Taliyaha ciidamada booliska Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa shir deg deg ah isugu yeeray saraakiisha laamaha amniga ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb-galaya dhammaan saraakiisha Booliska, sida taliska qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo dhammaan talisyada kale. Wararka ayaa intaasi ku sii daraya in kulankan looga hadlayo xaaladaha soo kordhay...

Midowga musharixiinta oo taageeray go’aankii ra’iisul wasaare Rooble

Xubnaha midowga musharixiinta mucaaradka oo war qoraal ah soo saaray ayaa soo dhoweeyey tallaabada uu qaaday ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, isla-markaana uu shaqada uga joojiyey taliyihii hay'adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Fahad Yaasiin. Golaha midowga musharixiinta ayaa tilmaamay in go'aankan uu fure u yahay inay cadaalad hesho Ikraan Tahliil Faarax oo ay NISA shaacisay inay dileen xoogaga Al-Shabaab. Sidoo kale musharixiinta...

MW Farmaajo oo ka horyimid shaqo joojintii lagu sameeyey Fahad Yaasiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markii uu arkay warqadda sumaddeedu ay tahay XRW/314/9/2021 ee uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ee ku saabsan shaqo ka joojinta Taliyaha HNSQ iyo magacaabista Taliye Kumeel Gaar ah; Markii uu arkay; qodobada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel Gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo...

Rooble oo shaqo joojin ku sameeyey agaasimaha guud ee NISA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Rooble ayaa sidoo kale xilkan si KMG ah Agaasimaha guud ee NISA ugu magacaabay sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, kaas oo horey ahaa taliyaha NISA, intii u dhaxeysay 2013 illaa 2014, xilligii madaxweyne Xasan Sheekh. Arrintan ayaa...

NISA head reacts to PM’s call for a report in Ikran’s case

Somalia intelligence director Fahad Yasin sent a letter directly to the President and the Prime Minister as well the to the speaker of the House on the issue of Ikran Tahlil. Fahad said he will bring a report on Ikraan Tahlil's case at a meeting of the National Security Council, including the Heads of regional States, and the government of...

PM meets with Ikran’s family at his office

The Prime Minister of Somalia, Mohamed Hussein Roble, today met with the family of Ikraan Tahliil Farah who was reportedly killed in an unknown location in Somalia. Accompanied by Ugas Abdirahman Ugas Abdullahi and members of the Ikraan family, the PM shared his feelings and grief over the murder of their daughter. Roble reaffirmed the Ikraan family to the government's commitment...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...

Somalia envoy attends Arab League farewell ceremony in Cairo

CAIRO – Somalia’s ambassador to Egypt and permanent representative to the Arab League, Ali Abdi Awaare, attended a luncheon held in honour of Arab...

Somalia envoy joins Africa Day celebrations in Pakistan

ISLAMABAD – Somalia’s ambassador to Pakistan, Sheikh Noor Mohamed Hassan, and diplomats from the Somali embassy took part in celebrations marking Africa Day 2026,...