Maxay ka wada-hadleen wasiir arrimo dibadeedyada Soomaaliya & Cumaan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Saldanadda Cumaan, Sayyid Badr bin Hamad bin Hamood Albusaidi, oo ay ka wadahadleen xiriirka adag ee labo geesoodka ah ee labada dal ee walaalaha ah ka dhexeeya iyo xaaladihii ugu dambeeyay arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah.
Labada wasiir waxa ay sidoo kale isla...
NISA says Ikran Tahlil is dead
Ikraan Tahliil Farah, a member of the National Intelligence and Security Agency, who has been missing since 26/6/2021 is not alive.
Following a lengthy investigation by the NISA, a report emerged that she had been captured by al-Shabaab and subsequently killed.
NISA said it has handed over the details of the Ikraan case to the relevant authorities. The National Intelligence Agency...
A member of Somali team in maritime case dies in Mogadishu
Eng. Mohamed Omar Salihi, a key member of Somalia’s legal team involved in the maritime case between Somalia and Kenya at the ICJ has passed away in Mogadishu on Thursday.
President Farmajo has sent condolences to the family and the people of Somalia on the shock death of Eng.
Mohamed Omar passed away in #Mogadishu. Mohamed was a key member of...
Estonian diplomat leading EU’s embassy in Somalia
Estonia's former ambassador to the UK Tiina Intelmann is now leading the European Union embassy in Somalia. Intelmann is the third Estonian to lead an EU foreign embassy.
"The EU in cooperation with the UN and the African Union is leading the project of strengthening the national structures and internal security in Somalia helping the country fight against pirating and...
1st batch of Turkey-trained female Somali commandos arrive in Mogadishu
A Turkish military aircraft carrying the first batch of Somali female police commandos, who underwent special training in Turkey, landed at the Adan Adde International Airport in the capital Mogadishu on Wednesday.
Senior government officials, the Somali deputy police chief, and Turkish officials welcomed them upon arrival.
"You have received one of the best trainings in the world thanks to our...
NISA oo shaacisay in Ikraan Tahliil ay u gacan gashay Al-Shabaab, kadina la dilay
Hay'adda nabad sugida Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo nolol iyo geeri lagu la'aa, waxaana NISA ay shaacisay inay u gacan gashay Al-Shabaab, kadibna la khaarijiyey.
Sidoo kale NISA ayaa sheegtay in ay dabagal ku heyso kooxdii ka dambeysay falkan, waxayna tacsi u dirtay ehellada marxuumada.
Halkan hoose ka aqriso:-
Ujeeddo: Warbixin iyo Tacsi.
Ikraan Tahliil Faarax oo...
Soomaaliya oo gaadiid iyo agab caafimaad kala wareegtay IGAD
Urur-Gobaleedka IGAD oo kaashanayso Midowga Yurub, ayaa maanta ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya agab caafimaad oo isugu jira daawooyin iyo Saddex gadiidka gurmadka dega dega oo loogu talagalay magaalooyinka Tog-wajaale, Dhoobleey iyo Balad-xaawo oo dhammaan ku yaallo xuduudaha dalka.
Munaasabad oo ay ka qeyb-galeen Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Axmed Xuseen Macalin, Xildhibaanno,...
Guudlaawe oo la filayo inuu shaaciyo liiska musharixiinta Aqalka Sare
Madaxweynaha HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa haatan wada kulamadii ugu dambeeyey ee u diyaar garowga qabashada doorashada golaha aqalka sare ee maamulkaasi.
Cali Guudlaawe ayaa sidoo kale lagu wadaa in saacadaha soo socdo uu shaaciyo liiska xubnaha u sharraxan golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.
Dhinaca kale waxaa Jowhar gaaray qaar ka mid ah xubnaha musharixiinta ah oo ay ka...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Injineer Saalixi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi ayaa tilmaamay dadaalka Marxuumku uu ku bixiyey kiiska dacwadda baddeenna ee horyaalla Maxkamadda Caddaaladda Adduunka.
Madaxweynaha ayaa xusay taariikh nololeedka Marxuumka oo ku suntanaa dal jaceyl iyo howlkarnimo,...
Muuse Biixi Cabdi oo isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa, kadib wareegto uu soo saaray.
Wareegtada ayaa sameyn ku yeelatay xubno kala duwan, sida wasiiro, ku xigeeno iyo sidoo kale agaasimeyaal guud.
UJEEDDO: MAGACAABID
Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi;
Waxaan Go’aansaday;
In...












