Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Injineer Saalixi oo ka tirsanaa guddiga dacwadda badda oo geeriyooday

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee ENG Maxamed Cumar Saalixi oo maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday. Marxuumka ayaa waxa uu laf-dhabar u ahaa dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya. isagoo dalkiisa ugu shaqeeyay si hagar la’aan ah. Ra’iisul wasaare-kuxigeenka ayaa marxuumka Alle uga baryay Jannatul firdowsa ehellada iyo asxaabtana...

QM oo digniin culus kasoo saartay xaaladda dalka Afgaanistaan

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka reer Afgaanistaan ​​ay soo wajaheyso xaalado dhanka bini’aadanimada ah oo ay sababeen  cunto yari, taasoo ka dhigeysa in saddexdii qofba mid ka mid ah uu dareemayo gaajo. Ramiz Alakbarov, oo ah isku -duwaha arrimaha bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay ee Afghanista ayaa Arbacadii sheegay in Xaaladda Afgaanistaan ​​marka laga eego dhinaca bani’aadamnimada ay tahay...

Nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Toronto

Allaah ha u naxariistee Sahal Maxamed Sahal oo 35 sano jir ahaa ayaa Sabtidii lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana sida ay sheegeen Booliska Toronto Sahal iyo laba gabar oo la socday rasaas lagu furay, xilli ay waddada marayeen. Saddexdooda ayaa dhaawac ahaan loo geeyay Isbitaalka, walow Allaha u naxariisee Sahal uu markii dambe u geeriyooday. Ilaa iyo hadda...

XF oo war kasoo saartay geerida Fanaankii waynaa Shamuuri

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa Tacsi udiray qoyskii, asxaabtii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Fanaankii waynaa ee Hoboladda Qaranka Waabari oo caawa muqdisho ku geeriyooday. “Naxariistii Janno Allaha siiyo marxuum Maxamed Aadan Shamuuri oo Muqdisho ku geeriyooday. Waxaan uga tacsiyeynayaa qoyskiisa, asxaabtiisii, Hoboladda Qaranka ee Waabari iyo guud ahaan...

Somali forces battle Al-Shabaab in Bay region

An attack by Al-Shabaab was reported in parts of Burhakaba district in the Bay region in the last few hours. The fighting erupted after Al-Shabaab fighters attacked a South West military base in the area, followed by direct fighting with the Somali National Army in the town. Local sources told Radio Shabelle that the fighting resulted in casualties on both sides,...

Puntland joins Galmudug in the anti-al-Shabaab war

Puntland has sent troops to Galmudug to join the wat in Mudug that pushed Al-Shabaab out of key areas, Puntland's Mudug Governor Abdilatif Muse Nur Sanyare told the BBC. The governor also said the new cooperation between the two sides would eventually lead to the liberation of Al-Shabaab from the entire Mudug region. Galmudug's security minister, Ahmed Moalim Fiqi, also posted...

Somalia and Qatar FMs hold phone conversation

The Somali Foreign Minister is making a phone call with the Deputy Prime Minister, the Minister of Foreign Affairs of Qatar. Mogadishu, August 31, 2021-The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, His Excellency Mr Mohamed Abdulrazaq Mahmoud, made telephone contact with His Excellency Sheikh Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani, Deputy Prime Minister of Qatar. During which he discussed strengthening...

Maamulka G/Banaadir oo la wareegayo labo ka mid ah isbitaalada Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu la wareegayo maamulka laba isbitaal oo Muqdisho ku yaal oo ay eedeeyeen in ay dhinac mareen habka maamulka ee loogu talagay. Isbitaalladaasi ayaa kala ah isbitaalka jaziira iyo Yerdameli, waxaana maamulka gobolka Banaadir uu sheegay in uu soo magacaabi doono maamulka cusub ee labadaasi isbitaal. Afhayeenka maamulka Banadir Saalax Dheere oo goor sii horeysay...

Wasiir Dubbe oo markale ka hadlay xiisadda ka taagan Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa xilli uu khudbad ka jeedinayay xafladda Qalinjebin ah waxa uu sheegay in fanaaniinta reer Suudaan oo ay ka mid tahay Nada Naada Al-Qalcah ay rabaan inay barnaamij ku qabtaan tiyaatarka Qaranka Soomaaliya taas oo hadal hayn ka dhalisay baraha bulshada ee Soomaalida. "Safiirka Suudaan ayaa ii yimid oo igu yiri fanaaniin reer Suudaan...

Puntland oo ku biirtay dagaallada ka socda deegaanada Galmudug

Puntland ayaa Galmudug u dirtay ciidan leh istaraatajiyad dagaal, kuwaas oo ka hawlgeli doono qeybo kamid ah Mudug oo todobaadyadii u dambeeyey kolba dhinac la riixayey, sida uu BBC-da u sheegay Gudoomiyaha Mudug ee Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in isbahaysigan cusub uu marka dambe horseedi doono in laga heshiiyo arrimo badan oo ay kamid...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...