Akhriso: Heshiiska laga gaaray habraaca doorashooyinka dalka
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shir labadii maalmood ee lasoo uga socday magaalada Muqdisho, kaasi oo heshiis looga gaaray habraacyada doorashooyinka dalka.
War-murtiyeedka kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa waxaa lagu soo saaray 7-habraac oo looga heshiiyey doorashooyinka, kuwaas oo kala ah.
– Habraaca Dhiirigalinta Daahfurnaanta Doorashada
– Habraaca Maamulka Maaliyadda Doorashada
– Habraaca Xulista Ergada Doorashada
– Habraaca Amniga Doorashada
– Habraaca...
Somalia launches COVID-19 vaccination exercise for civil servants
Somalia on Saturday launched the COVID-19 vaccination exercise for its civil servants.
Announcing this, Minister of Labor and Social Affairs of the Federal Republic of Somalia, Abdiwahab Ugaas said, “I have today launched the vaccination program for COVID-19 for all government employees, as an effort to prevent the spread of the virus.”
The vaccination program was implemented by the country’s Ministry of Health...
Somali PM orders probe into killing of 7 civilians in southern region
Somali Prime Minister Mohamed Roble on Saturday ordered investigations into the deaths of seven civilians reportedly killed by the African Union troops during a counter-offensive in Golweyn, the southern part of the country.
The prime minister's spokesman Mohamed Moalimuu said Roble has formed a ministerial committee to probe reports of civilian killing by AMISOM forces on Aug. 10.
Moalimuu said the...
Wasiir Fawziya oo la kulantay wafdi ka socda hay’adda caafimaadka ee WHO
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa Isbitaalka De-Martini ku qaabishay Wafdi ka socday Hay'ada WHO. Wasiiradda iyo Wafdiga ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee Isbitaalka, sida qeybta latacaalidda Caabuqa Covid-19, Qeybta bixinta Tallaalka, iyo dhismaha gaar ah ee loo dhisi doono warshada Oxygen ka ee Isbitaalka De-Martino,
Wasiiradda ayaa wafdiga ug mahadcelisay booqashada waxeyna...
Guddiga loo saaray dhacdadii Golweyn oo la kulmay taliska ciidanka AMISOM
Guddigii heer wasiir ee Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dad rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu horreeyay la yeeshay taliska AMISOM oo ay kala hadleen sidii ay cadaalad u heli lahaayeen dhibbaneyaashii dhacdadii Golweyn.
Wasiirka Wasaaradda cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in shirka qeyb ay ka ahaayeen taliyaha...
Shirka golaha wada-tashiga qaran ee Muqdisho oo galay maalintiisii labaad
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka socda shirka wada-tashiga ee arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo oo galay maalintiisii labaad.
Shirkan ayaa waxaa guddoominayo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, waxaana madasha ku sugan madaxda maamul goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Intiisa badan waxaa shirkan diirada lagu saarayaa arrimaha doorashooyinka iyo caqabadaha weli ku geedaaman, si xal waara looga gaaro.
Sidoo kale arrimaha...
Dowladda Kenya oo ka caawinaysa Somaliland tayeynta waxbarashada
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye Toorno, iyo wasiirka waxbarashad Kenya George Magoha, , ayaa kulan ay qaateen kaga wada hadley sidii loo kordhin lahaa, iskaashiga ka dhaxeeya labadda dhinac.
Toorno, ayaa tilmaamey in safarkiisa ujeedooyin kala duwan xambaarsan yahay, isagoo sheegay tan koowaad iney tahay wada xaajood ay la yeelanayaan hey’adaha deeqda waxbarasho siiya.
Dhanka kale...
Taliska AMISOM oo qirtay inay shacab ahaayeen dadkii ay ku leysay Sh/Hoose
Hawlgalka nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee loo soo gaabiyo AMISOM ayaa sheegay in baaritaan hordhac ah oo ay sameeyeen lagu ogaaday in toddobo qof oo dhawaan ay ciidamadoodu ku dileen deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ay ahaayeen dad rayid ah oo aysan ahayn xubno ka tirsan Al-Shabaab sidii AMISOM ay horey u shaacisay.
Warsaxaafadeed ka soo baxay AMISOM...
Ciidamada ammaanka oo rag burcad ah ku qabtay degmada Heliwaa
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay xalay maamulka Heliwaa iyo ciidamada Booliska Soomaaliya oo iskaashanaya ka sameeyeen gudaha degmadaasi.
Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu soo qabtay labo nin oo watay Mindi & Bastoolad macmal ah oo la sheegay inay ku dhacayeen dadka deegaanka.
Saraakiisha horkaceysay howl-galkaasi ayaa sheegay inay soo gaartay cabashada dadweynaha, isla-markaana...
Muxuu RW Rooble ka yiri dadkii ay AMISOM ku leysay Golweyn?
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay inaysan aqbali doonin, raallina aanay ka ahayn in shacabka Soomaaliyeed dhib loo gaysto.
Raiisul wasaaruhu waxa uu hadalkaasi sheegay kaddib markii uu kulan la qaatay safiirka waddanka Uganda u fadhiya magaalada Muqdisho iyo taliyaha qeybta ee howlgalka ciidammada nabad ilaalinta ee AMISOM, kuwaas oo ay ka wadahadleen, sidii xal looga gaari lahaa...












