Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sudan vows to support peace efforts in Somalia

Sudan on Friday vowed to support the efforts to achieve peace and stability in Somalia in cooperation with all Somali parties and the regional and international partners. Sudan welcomed the recent agreement reached between the African Union (AU) Commission and the federal government of Somalia to extend the mandate of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), said Sudan's foreign...

Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka guud ee Amniga deegaanada Hirshabeelle oo ka dhacay Magaalada Beledweyne. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa warbixin guud ka dhageystay Saraakiisha Hay’adaha Amaanka, iyagoo la wadaagay xaaladda Amni ee magaalada Beledweyne iyo guud ahaan deegaanada Hirshabeelle. Yuusuf Axmed Hagar, Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa faray saraakiisha Ciidamada Amniga xaqiijinta...

Somali army says repulses Shabab attacks on 2 bases

The Somali National Army (SNA) said Friday that its forces foiled two attacks by Shabab militants on its two bases in southern Somalia. The SNA said it foiled the early morning attacks by the militant group on Sabiid and Anole districts, in the Lower Shabelle region. "These attempts were foiled by our brave troops stationed there," it said in a statement....

Shirka arrimaha doorashooyinka oo ka furmay magaalada Muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa mudada uu socdo diirada lagu saaraya dardargelinta howlaha doorashooyinka, diyaarinta habraacyada doorashada  Golaha Shacabka , raadinta dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka ee aan weli soo xeroonin iyo sidii horey loogu wadi lahaa doorashooyinka dalka ka bilowday. Sidoo kale gaba-gabada shirkan ayaa...

Madaxweyne Saciid Deni oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow soo gaaray Muqdisho, iyada oo lagu soo dhoweeyey garoonka Aadan Cadde. Deni ayaa ka qeyb-galaya shirka wada-tashiga arrimaha doorashooyinka oo saacadaha soo socda ka furmaya gudaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa guddoominayo ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, waxaana sidoo kale ka qeyb-galaya hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada iyo duqa magaalada Muqdisho. function...

Taaliban oo laga dilay 15, lagana qabsaday saddex degmo

Ciidamo daacad u ah dowladdii la riday ee Afghanistan ayaa Jimcihii Taaliban dib uga qabsaday saddex degmo oo ku yaalla waqooyiga dalkaasi maalmo uun kadib markii ay kooxdu dib u aas-aastay maamulkeedii dalkaasi. Warbaahinta bulshada ee taabacsan Taalibaan ayaa xaqiijiyay in ciidamadoodu ay dib uga gurteen gobolka Baghlan. Waxa ay sheegeen in ugu yaraan 15 dagaallamayaasha Taliban ah ay ku...

Shirka golaha wada-tashiga qaran oo maanta ka furmaya Muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta oo sabti ah si rasmi ah uga furmaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kulankan oo uu shir guddoomin doono R’iisul Wasaare Rooble waxaa lagaga hadli doonaa diyaar-garowga doorashooyinka Golaha Shacabka, diyaarinta habraacyada doorashooyinka, raadinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka iyo sidii horey loogu socon lahaa. Sidoo kale waxaa saacadaha soo socda Muqdisho ku soo...

Aqriso: Madaxweynaha Puntland oo magacaabay agaasimeyaal cusub

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 24 ee 19ka August 2021, kuna saabsan magacaabid Agaasime Waaxeedyo. Madaxweynaha Puntland Markuu arkay:  Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80aad. Markuu arkay: Aqoontooda, kartidoodaiyo waaya-aragnimadooda shaqo. Markuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta iyo dardar gelinta shaqooyinka Dowladda. Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Wuxuu xeeriyey: Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland 1.1. Waxaa Faysal Cabdullaahi Maxamed loo...

Soomaaligii ugu horreeyay oo ka mid noqday baarlamaanka Nova Scotia

Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo ka mid noqda xildhibaannada Baarlamanka gobolka Nova Scotia ee dalka Canada. Cali Ducaale oo xirfaddiisu ay tahay dab-damis, sidoo kalena muddo caawinayay dhallinyarada iyo bulshada xaafadda laga doortay ee Halifax Armdale ayaa helay 40.2% codadkii la dhiibtay. Cali ayaa ka...

Puntland oo beenisay in gaadiidka lacago looga qaado Boosaaso

Gaanshaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud oo ah taliyaha qaybta Booliska Gobalka Bari ee Puntland ayaa beeniyay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo ku saabsan in kantaroolka Boosaaso lacago lagaga qaado dadka ka imaanaya magaalooyinka kale. Taliyaha ayaa ugu horreyn waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaas la xiriira in kantaroolka Boosaaso lacag lagaga qaado dadka soo geliya magaalada, si looga baaro...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...