MW Farmaajo oo kulan soo dhoweyn ah u sameeyey wafdiga Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Dowladda Turkiga ee ka qeyb galay munaasabadda xuska 10 sano guurada ka soo wareegtay dib u cusbooneysiinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xiriirka faca-weyn ee ka dhaxeeya dadka Soomaaliyeed iyo walaalahooda Turkiga uu yahay...
Suicide attack in Somali capital kills at least 2
At least two people were killed and several others wounded today in a suicide bomb explosion in the Somali capital Mogadishu, an official said, Anadolu reports.
The site of the blast was near the headquarters of the country's National Intelligence and Security Agency, with a soldier among those killed, a police official in Mogadishu said.
"The police believe that the attack was caused...
Kenya refunded cash for troops in Somalia Shabaab war
Reimbursements to Kenya for troops fighting Al-Shabaab militants in Somalia for the last financial year surpassed the target after the European Union (EU) and its partners wired nearly Ksh5.6 billion ($51 million) between April and June.
The Treasury says in the latest exchequer statistics total disbursements topped Ksh8.94 billion ($81.6 million), marginally exceeding revised Ksh8.74 billion ($79.8 million) by 2.37...
UN calls for protection of aid workers amid crisis in Somalia
The United Nations on Thursday called on all parties in Somalia to protect humanitarian workers who provide life-saving assistance to vulnerable persons in the country.
Adam Abdelmoula, UN resident coordinator and humanitarian coordinator for Somalia, said 146 incidents impacting humanitarian operations have been recorded in Somalia since the start of 2021 and in the first seven months of 2021, one...
Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho + khasaaraha
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo caawa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku sii daraya...
Madaxweyne goboleedkii ugu horreeyey oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Socdaalka Lafta Gareen ayaa ah ka qeyb-galka Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Sidoo kale hoggaamiyeyaasha kale ee maamul goboleedyada dalka ayaa la filayaa inay saacadaha soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
function...
Dibad-bax looga soo horjeedo ciidanka AMISOM oo ka dhacay Muqdisho
Boqlaal dadweyne ah ayaa maanta Muqdisho ka dhigay dibad-bax looga soo horjeedo dil ay dhowaan ciidamada AMISOM dad shacab ahaa ugu geysteen gobolka Shabeelaha Hoose.
Dadka dhigayey dibad-baxa ayaa sitay boorar ay ku qoran yihiin erayo ay ka mid ahayeen dil gar-darro ah dooni meyno, xasuuq dooni meyno iyo erayo kale, kuwaas oo ay ku muujinayeen dareenkooda ku aadan dadkii...
Xuska xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu xusayo toban sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Turkiga.
Soomaaliya iyo Turkiga ayaa leh xiriir Taariikhi ah oo aad u qoto dheer, iyadoo wixii ka dambeeyay Qarnigii 16aad oo ay meela badan oo Dunida ah ka talinaysay Boqortooyadii Cusmaaniyiinta (Ottoman Empire).
Cilaaqaadka labada dal ayaa wiiqmayay markii...
Uganda oo qiratay in ciidamadeeda ay dad shacab ah ku dileen Soomaaliya
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa qiray in ciidamada dalkiisa ee ka midka ah howl-galka AMISOM ay dhawaan gobalka Shabeelaha Hoose ku dileen dad rayad ah.
Musaveni wuxuu sheegay in falkaan dilka ah ay ciidamadu gaysteen xili sida uus heegay ay caraysnaayeen, isaga intaa raaciyay in xubnaha dilka gaystay la xiray dacwadana lagu soo oogi doono
Sidoo kale madaxweynaha wadanka Uganda ayaa...
Mas’uul ka tirsanaa Puntland oo xalay lagu dilay gobolka Bari
Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay deegaanka Balli-Dhidin lagu dilay guddoomiyihii deegaanaasi, kadib markii ay gudaha u galeen rag ka tirsan Daacish.
Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Muumin, waxaana la sheegay in weerarka kadib uu iska hor imaad kooban ka dhacay halkaasi, kaas oo u dhexeeyey ilaalada guddoomiyaha iyo ragga ka tirsan kooxda...













