Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne goboleedkii ugu horreeyey oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Socdaalka Lafta Gareen ayaa ah ka qeyb-galka Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee u dhexeeya dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Sidoo kale hoggaamiyeyaasha kale ee maamul goboleedyada dalka ayaa la filayaa inay saacadaha soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. function...

Dibad-bax looga soo horjeedo ciidanka AMISOM oo ka dhacay Muqdisho

Boqlaal dadweyne ah ayaa maanta Muqdisho ka dhigay dibad-bax looga soo horjeedo dil ay dhowaan ciidamada AMISOM dad shacab ahaa ugu geysteen gobolka Shabeelaha Hoose. Dadka dhigayey dibad-baxa ayaa sitay boorar ay ku qoran yihiin erayo ay ka mid ahayeen dil gar-darro ah dooni meyno, xasuuq dooni meyno iyo erayo kale, kuwaas oo ay ku muujinayeen dareenkooda ku aadan dadkii...

Xuska xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu xusayo toban sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Turkiga. Soomaaliya iyo Turkiga ayaa leh xiriir Taariikhi ah oo aad u qoto dheer, iyadoo wixii ka dambeeyay Qarnigii 16aad oo ay meela badan oo Dunida ah ka talinaysay Boqortooyadii Cusmaaniyiinta (Ottoman Empire). Cilaaqaadka labada dal ayaa wiiqmayay markii...

Uganda oo qiratay in ciidamadeeda ay dad shacab ah ku dileen Soomaaliya

Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa qiray in ciidamada dalkiisa ee ka midka ah howl-galka AMISOM ay dhawaan gobalka Shabeelaha Hoose ku dileen dad rayad ah. Musaveni wuxuu sheegay in falkaan dilka ah ay ciidamadu gaysteen xili sida uus heegay ay caraysnaayeen, isaga intaa raaciyay in xubnaha dilka gaystay la xiray dacwadana lagu soo oogi doono Sidoo kale madaxweynaha wadanka Uganda ayaa...

Mas’uul ka tirsanaa Puntland oo xalay lagu dilay gobolka Bari

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay deegaanka Balli-Dhidin lagu dilay guddoomiyihii deegaanaasi, kadib markii ay gudaha u galeen rag ka tirsan Daacish. Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Muumin, waxaana la sheegay in weerarka kadib uu iska hor imaad kooban ka dhacay halkaasi, kaas oo u dhexeeyey ilaalada guddoomiyaha iyo ragga ka tirsan kooxda...

Dib u dhac ku yimid shirka golaha wada-tashiga qaranka + sababta

Dib u dhac ayaa lagu soo warramayaa inuu ku yimid shirka golaha wada-tashiga qaranka ee la filayey inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Shirkan oo uu iclaamiyey ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayaa dardar gelinta arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, gaar ahaan tan Golaha Shacabka. Sidoo kale ajandaha shirka waxaa qeyb ka ah diyaarinta habraaca doorashooyinka Aqalka Hoose iyo...

DF Soomaaliya oo warbixin cusub ka soo saartay xaaladaha Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay,  5 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 41 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (60) Puntland (48), Somaliland...

Al-Shabaab claims victory over battle against Somali troops

Al-Shabaab fighters have claimed victory in recent hours in clashes with government and Galmudug forces in the southern Mudug region. A statement from the Al-Shabaab said fighting was reported to have killed at least 30 soldiers and officers, including, also injured dozens of other military forces. Al-Shabaab also claimed to have captured the commander of the Galmudug state navy, identified as...

Somali PM visits the country’s embassy in Cairo

Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble visited the Somali embassy in Cairo and encouraged the ambassador and embassy staff to strengthen their work for the nation. The Prime Minister inspected the premises of the embassy, ​​where he met with staff and officials at the center and briefed them on the general situation in the country. Roble is in Egypt for an...

Galmudug details anti-al-shabaab operation in Mudug

Galmudug state information minister Ahmed Shire Falagle who spoke to the media gave details about the clashes that took place in the south of Mudug region. Falagle said yesterday's clashes inflicted heavy casualties on al-Shabaab and killed many fighters, but gave no details on the number. The Galmudug information minister also pointed out that the offensive of the government forces and...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...