Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia PM hold talks with Kenya Somali businessmen

Trade ties between Kenya and Somalia are expected to improve after Kenyan Somali businessmen held talks with Somalia Prime Minister Mohammed Hussein Roble. Mr Roble, who has been in the country since Tuesday, met with the communities in Mombasa and Nairobi. Speaking to Nation.Africa, Somali community chairman Mohammed Ibrahim said the talks will boost business relations between the two countries. “We held...

Police detain three terror suspects in coastal Kenya

Police in Kenya's coastal city of Mombasa have detained three suspects on terrorism grounds. The three were arrested on Wednesday on suspicion of being members of a terrorist group with networks in Uganda, Kenya, Somalia and Egypt, the police said in court documents filed on Thursday. The trio were arraigned in a Mombasa court on Thursday with anti-terror police seeking 15...

Filish iyo Siidii oo AMISOM kala hadlay dhacdadii Shabeelaha Hoose

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa si wadajir kulamo kala duwan ula qaatay saraakiisha qeybaha Amisom iyo sidoo kale taliyaha ugu Sareeya howlgalka nabad ilaalinta Amisom ee Soomaaliya General Ndegeya Diomede. Ujeedka kulankan ayaa ahaa sidii baaritaan deg deg ah loogu sameyn lahaa...

Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada Golaha Aqalka Sare

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Koofur Galbeed Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed ayaa tilmaamay in isla maanta ay bilaabayaan diiwaan-gelinta musharraxiinta ku tartamaya saddexda kursi ee ka harsan xubnaha ka imaanaya dhinaca maamulka Koonfur Galbeed. Sidoo kale warqadda ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha guddiga qaabilsan...

Canada oo sheegtay inay qaadaneyso 20,000 oo qaxooti ah

Dowladda Canada ayaa sheegtay inay qaadan doonto ilaa 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo ay ku jiraan madaxda ururada haweenka, shaqaale dowladeed iyo dad kale oo wajahaya hanjabaadyo ka imanaya Taalibaan, xillii maleeshiyada Taalibaan ay ku sii baaheen waddanka oo dhan. "Xaaladda Afghanistan waa mid qalbijab leh, inaguna ma fiirsan doonno," ayuu Wasiirka Socdaalka Marco Mendicino ka sheegay...

Lafta Gareen oo dhammeystiray liiska musharraxiinta Golaha Aqalka Sare

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhameystiray liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee ka imaanaya deegaanada maamulkaas. Lafta-gareen ayaa shaaciyey magacyada lix musharax oo ku tartami doona saddex kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, waxayna kala yihiin oo ay isugu aadeen sidan:- 1- Xasan Xuseen Xaaji iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi 2- Cali Sheekh Maxamuud Gacal...

MW Farmaajo oo war kasoo saaray geerida Marxuum Cabdullaahi Abyan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal Marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in Marxuumku uu u soo adeegay dalkiisa iyo dadkiisa, isaga oo soo...

Three senators, including Muse Sudi elected in Jowhar

Muuse Suudi Yalaxow
Hirshabelle's parliament elected 3 of its federal senators in Jowhar on Tuesday in what is being hailed as the most competitive Upper House race thus far. Muse Sudi won his re-election bid for his hotly contested seat. He won 55 votes, while his closest competitor, Ahmed Daahi, was able to garner 43 votes. Nur Mohamed Gedi received 70 votes to defeat incumbent...

Guddoomiyihii guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxaa vaawa magaaladda Muqdisho, gaar ahaan isbitaalka Martiini ku geeriyooday Gudoomiyihii Gudigga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Federaal, Marxuum Cabdillaahi Abyan Nuur. Xubin ka mid ah guddiga oo la hadlay warbaahinta ayaa u xaqiijiyay in guddoomiyaha uu maalmihii dambe xanuunsanaa. Guddiga uu hoggaaminayey marxuum Cabdullahi Abyan ayaa maalmihii dambe ku howlanaa doorashada Soomaaliya, waxuuna ka mid ahaa xubnihii...

Rooble oo la kulmay Xildhibaanada Soomaalida ee Barlamaanka Kenya

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga Magaalada Narobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa maanta oo jimco ah waxa uu kulan la qaatay xildhibaanadda Soomaaliyeed ee ku jiro Barlamaanka Dalkaasi Kenya Ra,isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dalka iyo sidoo kale danaha dadka Soomaaliyeed ee kuwada nool labada...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...