Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

MW Saciid Deni oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay todobaadkan Amniga, Caabuqa Covid-19, xaaladda Gobollada iyo Doorashooyinka iyo Siyaasadda Biyaha Puntland. Kulanka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa sidoo kale looga hadlay Ciyaaraha Gobollada Puntland. Saciid Cabdullaahi Deni  ayaa bogaadiyay in Ciyaaraha Gobolada Puntland ay siweyn...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Nairobi kula kulmay wakiilada beesha caalamka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Nairobi kula kulmay xubno ka tirsan wakiilada beesha caalamka ee ku sugan waddanka Kenya. Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in Rooble uu kulan la qaatay qaar ka mid ah safiirada beesha caalamka ee fadhigooda yahay magaalada Nairobi. Sidoo kale warkan ayaa waxaa lagu sheegay in ra’iisul wasaaruhu...

Senataro ka tirsan Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Dhuusamareeb

Golaha wakiilada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta lix Senatar oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ku doortay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulkaasi. Doorashada ayaa aheyd mid u dhacday qaab gacan taag ah, kadib markii ay tanaasuleen dhammaan musharraxiintii la tartami lahaa lixda Sanatar ee ka soo baxday Galmudug. Labo ka mid ah lixda Senatar ee maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ayaa...

AU’s Peacekeeping Force in Somalia Says Investigating Civilian Deaths

The African Union's peacekeeping mission in Somalia said it had started investigating reports that civilians were killed during a gunfight between its troops and al Qaeda-linked al Shabaab fighters. The force, known as the African Union Mission in Somalia (AMISOM), said the incident occurred on Tuesday following an ambush, while its soldiers were on patrol along the Beldamin-Golweyn Forward Operating...

Somalia Mulls Resumption Of Cross Border Trade

Somalia Prime Minister Mohamed Hussein Rooble has assured members of the Somali business community living in Mombasa that cross-border trade between the countries will resume soon. This is after Rooble held a closed-door meeting with the Somali business community at Whitesands Hotel in Mombasa Wednesday, who informed him of the need for the two countries to strengthen their diplomatic relationship...

Somalia secures 26 mln USD for humanitarian response

The Somalia Humanitarian Fund (SHF), a multi-donor country-based pooled mechanism that allocates funding for the most urgent life-saving interventions, has endorsed 26 million U.S. dollars for humanitarian response in the country. The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA), which manages the fund, said Wednesday that the reserve allocation will focus on areas with acute water shortages brought...

Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas cudurka Covid-19 ah

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay,  1 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 39 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (40) Puntland (19), Somaliland...

AMISOM oo billowday baaritaan la xiriira dhacdadii Shabeelaha Hoose

Taliska guud ee ciidamada AMISOM ayaa war cusub ka soo saaray dhacdadii gobolka Shabeelaha Hoose ee lagu laayey dadkii shacabka ahaa, taas oo lagu eedeeyey askarteeda. AMISOM ayaa shaaca ka qaaday inay haatan billowday baaritaan ku aadan falkaasi, kadib markii ehellada dadka la laayey ay sheegeen in aan la'aasi doonin meydadka, illaa inta ay cadaalad ka helayaan. Sidoo kale qoraalka ka...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan Nairobi kula qaatay Ganacsatada ayaa ka hadlay xaaladda uu dalka marayo iyo dadaalka dowladda ay ku bixisay hirgelinta doorashada ok qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada laga soo doortay Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare. Mudane Maxamed Xuseen Rooble mar uu ka hadlayay arrimaha Doorashooyinka ayaa tilmaamay in tani ay ka...

Doorashada xunbo ka tirsan Aqalka Sare oo ka dhaceysa Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxaa maanta ka dhaceysa doorashada lix kursi oo ka mid ah sideeda xubnood ee ay Galmudug ku leedahay Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya. Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashada ayaa haatan ka socoto magaaladaasi, iyada oo si weyn loo adkeeyey dhanka amniga. Doorashadan waxaa ka qeyb-galaya illaa 12 musharrax oo ku tartamaya lixda kursi ee ay...

WARAR KALE

Kenyan Troops Honoured by African Union for Service in Somalia Mission

KISMAYO, Somalia – Kenyan troops serving under the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) have been awarded medals by the African...

Central African Republic Army Denies Coup Rumours, Says Situation Remains Stable

BANGUI, Central African Republic – The military of the Central African Republic has formally denied reports circulating on social media alleging an attempted coup...

Somali Lawmakers Raise Plight of Detained Migrants in Talks With Libyan Parliament Speaker

BENGHAZI, Libya – A delegation from Somalia's bicameral federal parliament attending the second conference of the Afro-Asian Parliamentary Council in Benghazi held talks with...