Filish iyo Siidii oo AMISOM kala hadlay dhacdadii Shabeelaha Hoose
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa si wadajir kulamo kala duwan ula qaatay saraakiisha qeybaha Amisom iyo sidoo kale taliyaha ugu Sareeya howlgalka nabad ilaalinta Amisom ee Soomaaliya General Ndegeya Diomede.
Ujeedka kulankan ayaa ahaa sidii baaritaan deg deg ah loogu sameyn lahaa...
Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada Golaha Aqalka Sare
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Guddiga doorashada Koofur Galbeed Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed ayaa tilmaamay in isla maanta ay bilaabayaan diiwaan-gelinta musharraxiinta ku tartamaya saddexda kursi ee ka harsan xubnaha ka imaanaya dhinaca maamulka Koonfur Galbeed.
Sidoo kale warqadda ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha guddiga qaabilsan...
Canada oo sheegtay inay qaadaneyso 20,000 oo qaxooti ah
Dowladda Canada ayaa sheegtay inay qaadan doonto ilaa 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo ay ku jiraan madaxda ururada haweenka, shaqaale dowladeed iyo dad kale oo wajahaya hanjabaadyo ka imanaya Taalibaan, xillii maleeshiyada Taalibaan ay ku sii baaheen waddanka oo dhan.
"Xaaladda Afghanistan waa mid qalbijab leh, inaguna ma fiirsan doonno," ayuu Wasiirka Socdaalka Marco Mendicino ka sheegay...
Lafta Gareen oo dhammeystiray liiska musharraxiinta Golaha Aqalka Sare
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhameystiray liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee ka imaanaya deegaanada maamulkaas.
Lafta-gareen ayaa shaaciyey magacyada lix musharax oo ku tartami doona saddex kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, waxayna kala yihiin oo ay isugu aadeen sidan:-
1- Xasan Xuseen Xaaji iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi
2- Cali Sheekh Maxamuud Gacal...
MW Farmaajo oo war kasoo saaray geerida Marxuum Cabdullaahi Abyan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal Marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in Marxuumku uu u soo adeegay dalkiisa iyo dadkiisa, isaga oo soo...
Three senators, including Muse Sudi elected in Jowhar
Hirshabelle's parliament elected 3 of its federal senators in Jowhar on Tuesday in what is being hailed as the most competitive Upper House race thus far.
Muse Sudi won his re-election bid for his hotly contested seat. He won 55 votes, while his closest competitor, Ahmed Daahi, was able to garner 43 votes.
Nur Mohamed Gedi received 70 votes to defeat incumbent...
Guddoomiyihii guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo geeriyooday
Alle ha u naxariistee waxaa vaawa magaaladda Muqdisho, gaar ahaan isbitaalka Martiini ku geeriyooday Gudoomiyihii Gudigga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Federaal, Marxuum Cabdillaahi Abyan Nuur.
Xubin ka mid ah guddiga oo la hadlay warbaahinta ayaa u xaqiijiyay in guddoomiyaha uu maalmihii dambe xanuunsanaa.
Guddiga uu hoggaaminayey marxuum Cabdullahi Abyan ayaa maalmihii dambe ku howlanaa doorashada Soomaaliya, waxuuna ka mid ahaa xubnihii...
Rooble oo la kulmay Xildhibaanada Soomaalida ee Barlamaanka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga Magaalada Narobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa maanta oo jimco ah waxa uu kulan la qaatay xildhibaanadda Soomaaliyeed ee ku jiro Barlamaanka Dalkaasi Kenya
Ra,isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dalka iyo sidoo kale danaha dadka Soomaaliyeed ee kuwada nool labada...
Saciid Deni oo la kulmay guddiyada doorashada & xubnaha Aqalka Sare
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay casho shafat xarunta madaxtooyada ee Garowe ugu sameeyay guddiga doorashadda heer Federaal kan dowlad goboledka ee Puntland iyo 11-ka mudane ee Puntland ku metelaya Aqalka Sare ee DFS.
Kulankan waxaa kaloo ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi...
Soomaaliya oo kor u qaadeyso dadaallada tallaalka ee Covid-19
Soomaaliya ayaa ka heshay xarunta COVAX 302,400 oo ah tallaalka Johnson & Johnson (J&J), qabytii ugu horaysay. Tallaallaka J&J, oo ay ku deeqday Mareykanka, ayaa ah tallaaladii ugu horreeyay oo hal mar la qaato kaas oo soo garay Soomaaliya si loo ballaariyo daboolidda baahiyaha tallaalka COVID-19 ee dalka loona suurtogeliyo in dhamaan bulshadda Soomaaliyeed ay helaan Tallaal dhamaystiran.
“Xiligaan oo...












