Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaal degmo
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilalkii ka qaaday afar gudoomiye degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir.
Guddoomiyaasha xilka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ah.
1- Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir.
2- Guddoomiyaha Kaaraan Abshir Kaaraan.
3- Guddoomiyaha degmada Waabari Cabdicasiis Cismaan Jaamac.
4- Guddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle,
Cumar Filish ayaa sidoo kale...
Aqriso: Magacyada Senatarada Aqalka Sare ee lagu doortay magaalada Garowe
Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa maanta doortay 11-ka Senatar ee ay Puntland ku leedahay golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, kadib doorasho ka dhacday magaalada Garoowe.
Kursigii ugu horreeyey ee doorashada ayaa waxaa kusoo baxay madaxweynihii hore ee Puntland, Mudane Cabdiraxman Maxamed Maxamuud (Faroole) , wuxuuna helay 54 cod, halka musharraxii la tartamayey ee Maxamed Cismaan Colaad uu isna helay 11...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka bilaabay magaalada Mombasa
Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
Rooble ayaa uga warbixiyay jaaliyadda kulankii uu la qaatay xaaladda dalka iyo doorashooyinka dalka ka bilowday.
Sidoo kale xubno ka tirsan jaaliyadda oo madasha ka hadlay ayaa ballan qaaday inay taageero la garab taagan yihiin xukuumadda Soomaaliya...
Galmudug oo soo saartay jadwalka doorashada ee Aqalka Sare
Guddiga doorashada ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka qabashada doorashada maamulkaasi ee Aqalka Sare, taas oo ka dhaceysa magaalada Dhuusamareeb.
Warqad kasoo baxday guddiga ayaa waxaa lagu sheegay inay maanta billaabaneyso diiwaan-gelinta xubnaha musharraxiinta ee liiskooda la shaaciyey, kuwaas oo gaaraya illaa lix xubnood, halka labada kursi ee haray dib lag dooran doono.
Guddiga ayaa sidoo kale shaaciyey in doorashada xubnaha...
Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka oo u safray magaalada Garoowe
Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka dalka, ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Puntland si ay ugu qeyb galaan doorashada Aqalka saere oo la filayo in maanta ay halkaas ka qabsoonto.
lix xubnood oo ka mid ah Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ku wajahan Garowe kuwaa oo goob jog ka ahaan doona doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Dawlad...
Qoor Qoor oo shaaciyey liiska lix kursi oo ka mid ah Golaha Aqalka Sare
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa goordhaweyd soo saaray liiska qaar ka mid ah tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Sooomaaliya.
Qoor Qoor ayaa soo saaray 12 musharax oo u tartami doona 6 kursi oo ka mid ah 8-da kursi ee Galmudug ku leedahay Aqalka Sare.
Sidoo kale waxaa liiska ka soo muuqday 3 xubnood oo ka mid ah Aqalka...
Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay xal u helidda barakacayaasha
Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorshayenta Qaranka Marwo Sahra Cabdi ayaa kulan mira-dhal ah la yeelatay Agaasimaha u qaabilsan Guddiga Qaxootiga Daanish (Danish Refugee Council-DRC) Ms Heather Amstutz.
Labada Mas’uul ayaa kulankooda ku lafa guray kor-u-qaadidda Iskaashiga ku aadan taageerida bulshooyinka barakacu saameyay ee dalkeenna sidii xal waara looga gaari lahaa.
Marwo Sahra Cabdi Agaasimaha waxa ay warbixin kooban ka...
Puntland elects its all 11 senators in one-day election
Puntland parliament Wednesday elected all the 11 senators, becoming the first state to conclude the election of senators as other regional states such as HirShabelle and the Somaliland caucus are yet to announce the candidates.
However, virtually all the new senators went through without competition after their opponents pulled out of the race.
Only two candidates-Senator Abdirahman Faroole and Abdiqani Guelleh...
Somalia sets up national payments system as it rebuilds country
Somalia has set up a national payments system as part of plans to develop the financial industry in one of the world’s most fragile states, following decades of political and economic instability.
The 13 lenders in the Horn of Africa nation can now “become inter-operable, connected to the clearing and settlement system of the central bank and able to transact...
At least 8 killed in roadside blast in central Somalia
Eight civilians including two children were killed in a roadside blast near Baladweyne town in Mudug region, central Somalia on Tuesday.
Abdirahman Ali Diriye, Governor of Mudug region said the eight were killed when a vehicle in which they were traveling ran over an improvised explosive device that had been planted by suspected al-Shabab militants.
Diriye told Radio Mogadishu that three...












