Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxay ka wada-hadleen wasiiro arimo dibadeedyada Kenya iyo Soomaaliya?

Wasiirada arrimaha dibadda Kenya iyo Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wadahadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal. “Labada wasiir waxay yeesheen wada hadallo laba geesood ah oo ku saabsan xiriirka, waxayna wada xuseen muhiimadda ay leedahay qaadista tallaabooyin la taaban karo si loo muujiyo xurmadda madax -bannaanida, midnimada dhuleed iyo madax -bannaanida...

Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka sameeyey magaalada Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo ay xalay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho. Howl-gallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxa ay ciidamadu kusoo qab qabteen dad isticmaalayey waxyaabaha maankadooriya iyo kuwa ganacsanayey intaba. Taliska Booliska Soomaaliyeed oo ka warbixiyey howl-galladaasi ayaa shaaca ka qaaday in howl-galladan looga jawaabayey cabasho ka...

Wafdi ka socda dowladda Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray wafdi sare oo ka socda Kenya, waxaana garoonka kusoo dhoweeyey mas'uuliyiin ka tirsan dowladda. Wafdigan ayaa waxaa horkaceysa wasiirka arrimaha dibadda Kenya Raychelle Omamo, iyadoo uu garoonka kusoo dhoweeyey wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ay wehliyaan xubno kale oo ka tirsan wasaaradaasi. Raychelle Omamo ayaa kulamo gaar gaar...

Wasaaradda caafimaadka XFS oo shaacisay kiisas la xiriira Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 63 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay,  10 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 34 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir (50), Puntland (9) Galmudug...

Madaxweyne Farmaajo oo xayiraad ku soo rogay hay’adaha dowladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madaxbannaanida dalkeenna ayaa Xeer Madaxweyne ku joojiyay in Hay’adaha Dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad kasta oo taabanaya siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga dalka. Madaxweynaha oo tixgelinaya duruufaha siyaasadeed iyo habsami u socodka hannaanka doorashooyinka dalka, waajibaadka dastuuriga ah ee...

Three Minneapolis cops won’t face charges in shooting of Somali American man

Three Minneapolis police officers who fatally shot a Somali American man after police said he fired at them will not be facing charges. Dolal Idd was shot on December 30, 2020 during a sting operation, during which police used an informant to set up a gun purchase from Idd, who was being investigated for illegal weapons dealings, prosecutors said. Dakota County...

Kenya-Somalia border dispute top agenda in CS Omamo’s Mogadishu visit

Kenyan Foreign Affairs Cabinet Secretary Raychelle Omamo is expected in Somalia on Sunday to discuss the long-standing maritime border dispute. Somalia Foreign Affairs ministry officials confirmed to the Star that CS Omamo will be in Mogadishu on Sunday, which is her maiden trip to the country. There she will meet her counterpart Mohamed Abdirizak, Prime Minister Hussein Roble, and later hold...

Somalia Rejects AU Ideas for Scaling Back Peacekeepers

The Somali government has formally rejected African Union recommendations for a scaled-down peacekeeping presence in the Horn of Africa country, calling a report and its proposals “devoid of realities.” “The experts who conducted the assessment didn’t sufficiently consult with the federal government of Somalia,” Foreign Minister Mohamed Abdirizak told VOA Somali, saying the government informed the AU of its position...

Rooble oo war kasoo saaray doorashada guddiga gobolada waqooyi

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeey xubnaha Guddoonka Gudiga Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT ee  maanta oo Sabti ah is doortay.  Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku booriyay xubnaha guddoonka la doortay in ay dargaliyaan sida ugu dhaqsaha badan doorashooyinka  iyaga oo kaashanaya Guddiga heer Federal ee FEIT. Rooble ayaa sheegay uu sii wadi doono waan waantii uu ka dhex...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey ciidamada Jubbaland iyo Al-Shabaab oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya, kaas oo geystay khasaare kala duwan. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku billowday qarax ku qaadeen saldhig ciidamada Jubbaland...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...