Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddiga doorashada gobolada waqooyi oo doortay guddoomiye iyo ku xigeen

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lagu qabtay doorashada guddoonka guddiga hirgelinta doorashada gobollada waqooyi, taas oo ka qabsoontay Teendhada Afisyoone oo ku dhex taalla xerada Xalane oo amnigeeda si weyn loo ilaaliyo. Doorashada ayaa aheyd mid gacan taag ah, iyadoo guddoomiye loogu doortay Khadar Xariir Xuseen, halka guddoomiye ku xgeenka guddigana loo doortay Nagiib Xuseen. Sidoo kale waxaa doorashada...

Galmudug oo soo dhaweysay tallaabadii ay qaaday dowladda Mareykanka

Wasaaradda amniga Galmudug ayaa soo dhaweysay talaabadii uu qaaday Mareykanka, kadib markii uu liiska argagixisada ku daray Cali Maxamed Raage (Cali Dheere) iyo C/qaadir Maxamed C/qaadir (Cikrima) oo isna ka mid ah saraakiisha Al-Shabaab. Qoraal ka soo baxay wasaaradda amniga ayaa waxaa lagu sheegay in labada sarkaal ee liiska argagixisada caalamiga ah lagu daray ay dhibaato ku hayaan dadka Soomaaliyeed. Halkan...

Hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bangiyada oo maanta laga daah-furay Dalka

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guled ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan ee bankiyada dalka. Kullanka daah-furka waxaa ka qeyb galay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Qorsheynta, Bangiga dhexe iyo Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay. Hannaankan oo bangiga dhaxe ee Soomaliya uu ku mideynayo bangiyada Soomaalida taa bulshada fursad u siinaysa in ay awood...

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada hoggaanka guddiga S/land

Xubnaha loo soo xulay in ay noqdaan guddiga doorashada gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa lagu wadaa in ay maanta doortaan gudoomiyaha guddigaas iyo ku xigeenkiisaba. Hasayeeshee 4 xubnood oo ka mid ah guddigaasi oo uu hore u soo magcaabay Cabdi Xaashi Cabdullaahi, gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, ayaa sheegay in aanay ka qayb gali doonin doorashdaasi illaa laga xallinayo khilaafka...

Mareykanka oo liiska argagixisada ku daray xubno ka tirsan Al-Shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa liiska argagixisada caalamiga ah ku dartay afhayeenka Al-shabaab Cali Maxamed Raage (Cali Dheere) iyo Cabdulqaadir Maxamed Cabdiqaadir oo loo yaqaan Ikrima oo ah madaxa qorsheynta howlgallada Al-shabaab. Bayaan uu soo saaray Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu yiri "Waxaan ku dhawaaqayaa magacaabista shan hoggaamiye argagixiso ee Afrika, kuwaas oo kala ah Bonomade Machude Omar, hoggaamiyaha...

Guddiga doorashooyinka oo war ka soo saaray doorashada hoggaanka guddiga S/land

Qoraal war-gelin ah oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa lagu shaaciyey in Sabtiga berrito ee 7-da Agoosto la qaban doono doorashada guddoonka guddiga maamulaya doorashada Somaliland. Doorashada oo 11:00 AM barqonimo ka dhici doonta teendhada Afisyooni ayaa lagu casuumay warbaahinta iyo daneeyayaasha caalamka. “Doorashada Guddoonka Guddiga Maamulka doorashadda kuraasta labada aqal ee Somaliland waxa lagu qabanayaa...

PM Roble hails election of Somaliland’s SEIT chair

MOGADISHU - Prime Minister Mohamed Roble has welcomed the election of Khadar Hussein as the chairman of the Somaliland interim elections body in what could seal the fate of Senate speaker Abdi Hashi's grievances. The Office of the Prime Minister tweeted shortly after the elections noting the PM endorsed the process adding he will continue reconciling the two sides. "PM Mohamed...

UN envoys appalled by increase in sexual violence in Somalia

The UN secretary-general's special representative for children and armed conflict, Virginia Gamba, and the special representative on sexual violence in conflict, Pramila Patten, said Thursday that they were appalled by the alarming increase in the scale and severity of sexual violence in Somalia. In 2020, 400 civilians, primarily girls, were victims of rape and other forms of sexual violence perpetrated...

Booliska AMISOM oo lagu wareejiyey gaadiid cusub + Ujeedka

Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado hawlgallka ku aaddan sugidda amniga doorashada dalka.Soomaaliya. Deeqdaan gaadiidka ah oo isugu jira shan Gaari oo gaashaaman  iyo lix baabuur oo ah nooca Toyota Land cruiserka ah.waxaa  bixiyay xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS). Baabuurtaan waxay...

Faah faahino kasoo baxaya dil ka dhacay magaalada Beledweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay nin ganacsade ahaa loogu geystay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Cumar Yuusuf Cali Ducaale ayaa ka mid ahaa ganacsatada Gobolkaasi, waxaana la sheegay in lagu dilay xaafada Howlwadaag ee Magaalada Beledweyne. Dilka Marxuumka ayaa waxaa fuliyay koox Bistoolado ku hubeysan oo sida dadka degaanku ay sheegeen goobta...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...