Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Saciid Deni oo shaacinayo liiska musharraxiinta Golaha Aqalka Sare

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulamo ku saabsan arrimaha doorashada Aqalka Sare la yeeshay guddoonka iyo xildhibaannada baarlamanka Puntland. Deni, ayaa la kulmay guddoomiyaha Golaha Wakiilada, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan labadiisa ku xigeenka Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Ismaaciil Maxamed Warsame. Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashada Golaha Aqalka Sare, sida ay xaqiijiyeen dad lagu...

Xafiiska Rooble oo war kasoo saaray doorashada hoggaanka guddiga G/Waqooyi

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri, “Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxa uu adkeynayaa in doorashada Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee SEIT ay noqoto mid daah-furan, laguna qabto waqtigeeda, si ay u gutaan waajibaadka loo xil-saaray.” War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sida tan: Iyadoo la tixraacayo warqadda ka soo baxday Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer...

Finance minster attends key meeting via ZOOM

Abdirahman Duale Bayle, Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, attended the e-meeting of the Ministers of Finance of Africa, the World Bank, and the International Monetary Fund. The ZOOM conference focused on issues of economic recovery and adapting to global digital development. Minister Bayle noted that his participation in the conference was important for the development and economic...

AMISOM supports a school in Gedo region to boost education in Somalia

The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has handed over learning materials to the local administration and management of Gherille Primary School in Gedo region, Jubaland State of Somalia, to boost education in the area. The donated items include desks, plastic chairs, office tables, wooden blackboards, office filing cabinets and stationery, provided by AMISOM under its Quick Impacts Projects (QUIPs),...

Wasiir Bayle oo ka qayb-galay shirka wasiirada maaliyadda ee Afrika

Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuummada federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle,ayaa ka qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika,Bangiga Aduunka iyo heya’adda IMF. Shirka ayaa diirada laguy saaray Arrimaha soo kabashada dhaqaalaha iyo la jaan qaadidda horumarka Digital ka ah ee Adduunka. Wasiir Bayle ayaa xusay in Ka qeyb galka Shirkan uu muhiim u ahaa Horumarinta iyo dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya,isagoo ugu dambayn u...

Guddiga doorashada Aqalka Sare Galmudug oo guddoon doortay

Xubnaha Guddiga doorashooyinka Aqalka Sare ee Dowlad goboleedka ee Galmudug ayaa waxa ay doorteen guddoonka golahaasi. Guddiga ayaa guddoomiye udoortay xildhibaan Cabdiwahaab Maxamed Axmed, halka guddoomiye ku xigeen loo doortay Xildhibaan Cabdi raxiim Axmed Cigaal. Sidoo kale Xildhibaan yaasiin Maxamed Cabdiraxman ayaa loo doortay xoghayaha guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug. Talaabadaani ayaa ah mid lagu dardar galinayo doorashada xubnaha aqalka...

Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Somaliland oo ballan-qaad sameeyey

Gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada ee Somaliland, ayaa sheegay inuu ka shaqeyn doono mideynta iyo cadaallad u sameynta xildhibaannada, xisbiga ay doonaan haka soo jeedaane. Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shalay kursiga ku hantiyay 42 cod, ayaa wareysi gaar ah oo BBCda uu siiyay waxa uu ku nuuxnuuxsaday sida loogu baahanyahay in loogu...

Puntland oo kala qaaday maleeshiyaadkii ku dagaalamay Saax-Maygaag

Puntland ayaa ku guulaysatay in si rasmi ah loo kala qaado labadii dhinac ee ku dagaallamay tuulada Saax-Maygaag, kadib markii halkaas ay booqdeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi. Mas’uuliyiinta oo kaashanaya odayaasha dhaqanka labada dhinac, ayaa fuliyay amarkii ka soo baxay Puntland oo ku saabsanaa in laga guuro dhammaan dhulka lagu dagaallamay. Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland, ayaa sidoo kale ku sugan...

Rooble oo kulan la yeeshay Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaranka

Kulan fogaan arag ah oo ay caawa yeesheen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uuna shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga wadahadlay dardargalinta howlaha doorashooyinka Dalka. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Golaha uga warbixiyay halka ay mareyso xallinta khilaafka ka taagan doorashada hoggaanka Guddiga Maamulka Doorashada Gobollada Woqooyi ee Soomaaliland iyadoo goluhu si buuxda u taageeray dadaalada Ra’iisul...

Climate change and conflict threaten Somali herders

Ahmed Mohamud, an elderly pastoralist from Mudug region in north-central Somalia, has witnessed the devastations climate change has wrought in his ancestral village where livestock keeping has strong economic and cultural value to his folks. Mohamud belongs to a fading generation of Somali herders who have nostalgic memories of a bygone era when weather patterns were predictable, ensuring that fodder...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...