Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qoo Qoor oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka dalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay qasriga madaxtooyada ku qaabilay xubno ka socday Guddiga Hirgelinta doorashooyinka iyo guddiga Xalinta Khilaafkaadka ee Heer federaal oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha guddiga kuwaa oo Dhuusamareeb maanta gaarey. Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray dardar-galinta qabashada doorashada Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Gelinkii hore ee shalay ayay ahayd markii Guddiga Hirgelinta...

Saciid Deni oo shaaciyey liiska xubnaha musharraxiinta ee Aqalka Sare

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Sooomaaliya. Deni ayaa soo saaray 22 musharrax oo tartami doona 11-ka kursi ee Puntland ku metala Aqalka Sare, waxaana liiska ka soo muuqday xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland. Sidoo kale xubnaha liiska waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali...

Somalia, Kenya agree to shore up ties

Somalia and Kenya have agreed to shore up their frosty diplomatic relations following a meeting in Mogadishu on Sunday between senior officials from the east African neighbors. Somali President Mohamed Farmajo, Prime Minister Mohamed Hussein Roble and Foreign Minister Abdirazak Mohamed held talks with Kenya's Foreign Affairs Cabinet Secretary Raychelle Omamo and resolved to strengthen ties on trade, security and...

Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo madaxweynayaashii hore ee dalka?

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyaga oo ka wada-hadlay xaaladda dalka & arrimaha soo kordhay. Kulanka ayaa ahaa mid is xog wareysi ah, waxaana uu ka dhacay hoyga ra'iisul wasaare Rooble, iyada oo lagu soo hadal-qaaday doorashooyinka iyo sidii...

Xukuumadda Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay Qaramada Midoobay

Qoraal ka soo baxay xafiiska ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa lagu faah faahiyey heshiis cusub oo ay xukuumadda Soomaaliya maanta la saxiixatay Qaramada Midoobay. Heshiiskan ayaa ku saasban lacag dhan $7.2 M (Todobo Milyan iyo Labo Boqol Kun oo Doolar ) oo qeyb ka ah miisaaniyadda doorashooyinka dalka ee sanadkan 2021-ka. "Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa maanta la saxiixday Xafiiska Qaramada...

Iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay degmada Baardheere

Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya inay is rasaaseeyeen labo askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan halkaasi. Ilo dadka deegaanka ah ayaa sheegay inuu dhintay mid ka mid ahaa askarta dagaalantay, halka kan kalena uu sidoo kale dhaawac soo gaaray. Ma cadda illaa iyo hadda sababta ka dambeysa dhacdadan, balse waxaa goobta gaaray ciidamo...

Safaaradda Kenya ee magaalada Muqdisho oo xarigga laga jaray

Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Raychelle Omamo iyo dhiggeeda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhisme cusub oo safaaradda Kenya ka furatay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Munaasabadda furitaanka ee dhismaha safaaradda waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya xubno ka socday, wasaaradda arrimaha dibadda, safiirka Kenya u qaabilsan Soomaaliya iyo xubnaha wafdiga ee...

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka socda duleedka degmada Dhuusamareeb

Ciidamada Xoogga dalka qeybtooda 21-aad ayaa maanta fariisimo cusub ka sameystay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay isku fidiyeen waddada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel oo ka wada tirsan gobolka Galgaduud. Sidoo kale waxa ay ciidamadu halkaasi ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah Al-Shabaab oo mararka qaar weeraro ka fuliya halkaasi. Dhaq-dhaqaaqyadan...

Guddiga doorashooyinka dalka oo gaaray Dhuusamareeb + Sawirro

Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliyaa Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiye Maxamed Cirro iyo wafdigiisa la socday oo qayb uu ka yahay guddoomiye ku-xigeenka guddigga xalinta khillaafaadka Maxamed Ibraahim Barre ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Gudddoomiyaha Guddigga maamulka doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug, Maxamed Dahir Guuleed...

Al-Shabaab free miraa drivers abducted along Wajir-Garissa border

Two miraa drivers reportedly abducted by suspected Al-Shabaab militants along the Wajir-Garissa border five days ago have been released. Mr Bashe Mahamud and Mr Mohamed Som were being held in a remote area, about 10 kilometres from Kulan. They were kidnapped as they headed to Liboi ina Toyota Land Cruiser which was carrying miraa worth Sh2 million. They had just dropped...

WARAR KALE

Somalia Army Chief Visits Elite Forces Base, Urges Troops to Intensify Operations

MOGADISHU, Somalia — Somalia's army chief, Brig. Gen. Ibrahim Mohamed Mahmoud, visited the Balidogle military base on Saturday, where he inspected elite units and...

Central African Republic declares cholera outbreak

Bangui, Central African Republic – The Central African Republic government has officially declared a cholera outbreak in the country, after confirming 197 cases, including...

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ku dhawaaqday dilaaca cudurka daacuunka

Bangui, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika – Dowladda Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika ayaa ku dhawaaqday in cudurka daacuunka uu ka dillaacay dalka, kadib markii la xaqiijiyay 197...