Somali forces destroy al-Shabab bases in Middle Shabelle operation
MOGADISHU — Somali National Army forces carried out a planned operation Thursday to destroy al-Shabab bases in the Alanley area of the Middle Shabelle region.
The operation specifically targeted remnants of al-Shabab fighters who had fled from Jabad Godane following intense military pressure. Troops dismantled all strongholds and safe houses used by the militants in Alanley.
Commanders said the army fully...
Somalia appoints new army chief, approves anti-smuggling ministerial committee
MOGADISHU — Somalia’s Cabinet on Thursday unanimously approved the appointment of Gen. Ibrahim Mohamed Mahmoud as the new chief of the Somali National Army.
Gen. Mahmoud brings 18 years of military experience and holds a master’s-level education. He was named to lead the country’s armed forces amid ongoing efforts to secure regions held by militant groups.
The Cabinet, chaired by Prime...
Somalia, Egypt strengthen disaster management cooperation
MOGADISHU — Somalia’s National Disaster Management Agency (SODMA) chairman, Mohamud Moalin Abdulle, met Thursday with Egypt’s ambassador to Somalia, Mohamed Salah Hassan, to discuss closer cooperation on humanitarian aid, disaster prevention, and capacity building for disaster management.
The meeting focused on enhancing collaboration between the two countries, particularly in preparing for emergencies such as droughts, floods, and other crises.
Ambassador Hassan...
Somalia’s Danab commandos seize al-Shabab explosives cache in Middle Shabelle
MOGADISHU — Somalia’s elite Danab commandos said Thursday they seized a cache of landmines and explosive materials during a security operation on the outskirts of Jabad Godane in the Middle Shabelle region.
The 161st Danab unit said the operation was carried out based on credible intelligence and led to the discovery of explosives allegedly hidden by the al-Shabab militant group....
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud.
Taliyaha cusub ayaa leh khibrad shaqo ciidan oo 18 sano ah iyo aqoon waxbarasho oo heer jaamacadeed labaad ah, waxaana loo magacaabay si uu u hogaamiyo ciidamada qalab-sida ee...
Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo heshiis iskaashi diimeed ku gaaray Jeddah
Jeddah, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa magaalada Jeddah heshiis iskaashi oo diimeed kula saxiixday dhiggiisa Wasiirka Awqaafta, Arrimaha Islaamka, Dacwada iyo Hanuuninta ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dr. Cabdiladhiif Ibnu Cabdulcasiis Aala Sheekh.
Heshiiskan oo socon doona muddo saddex sano ah (2026–2028) ayaa labada dhinac ku heshiiyeen in...
Guddoomiyaha SODMA Oo Muqdisho Kulan Muhiim Ah Kula Yeeshay Safiirka Dowladda Masar
Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya, Danjire Maxamed Salaax Xasan.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta u dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada gargaarka bani’aadannimo, ka hortagga masiibooyinka iyo dhismaha awoodda hay’adaha maareynta masiibooyinka.
Safiirka Masar, Danjire...
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Burburiyay Fariisimadii AL-Shabaab Ee Deegaanka Alanley
Shabeellada Dhexe — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saakay fuliyay howlgal qorsheysan oo ay ku burburiyeen fariisimadii kooxda AL-Shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Alanley ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
Howlgalka ayaa si gaar ah loogu beegsaday firxadkii ka haray AL-Shabaab oo horey ugu soo cararay deegaanka Jabad Godane, kaddib cadaadis militari oo xooggan. Ciidamada ayaa cagta mariyay dhammaan fariisimadii iyo goobihii ay...
Ururka 161-aad Danab Oo Gacanta Ku Dhigay Keyd Miinooyin Ah Oo Khawaariijtu Ku Lahaayeen Shabeellada Dhexe
Shabeellada Dhexe— Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa guul weyn ka gaaray howlgal amni oo ka dhacay duleedka deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe, kaddib markii ay gacanta ku dhigeen keyd miinooyin iyo walxo qarxa oo ay Al-Shabaab si qarsoodi ah ugu keydsanayeen halkaasi.
Howlgalkan, oo qeyb ka ah howlgallo horey uga socday gobolka, ayaa...
Guddoomiyaha SoDMA Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Wadatashiga Qaran Ee Ka Jawaabista Abaaraha
Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Wadatashiga Qaran oo looga hadlayay xoojinta ka jawaabista deg-degga ah ee abaaraha ka jira dalka.
Shirkan ayaa xoogga lagu saaray doorka muhiimka ah ee ururrada ay hoggaamiyaan haweenka iyo ururrada u dooda xuquuqda haweenka, iyadoo la adkeeyay in ka...









