Ciidanka Xoogga Dalka Oo Burburiyay Fariisimadii AL-Shabaab Ee Deegaanka Alanley
Shabeellada Dhexe — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saakay fuliyay howlgal qorsheysan oo ay ku burburiyeen fariisimadii kooxda AL-Shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Alanley ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
Howlgalka ayaa si gaar ah loogu beegsaday firxadkii ka haray AL-Shabaab oo horey ugu soo cararay deegaanka Jabad Godane, kaddib cadaadis militari oo xooggan. Ciidamada ayaa cagta mariyay dhammaan fariisimadii iyo goobihii ay...
Ururka 161-aad Danab Oo Gacanta Ku Dhigay Keyd Miinooyin Ah Oo Khawaariijtu Ku Lahaayeen Shabeellada Dhexe
Shabeellada Dhexe— Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa guul weyn ka gaaray howlgal amni oo ka dhacay duleedka deegaanka Jabad Godane ee Gobolka Shabeellada Dhexe, kaddib markii ay gacanta ku dhigeen keyd miinooyin iyo walxo qarxa oo ay Al-Shabaab si qarsoodi ah ugu keydsanayeen halkaasi.
Howlgalkan, oo qeyb ka ah howlgallo horey uga socday gobolka, ayaa...
Guddoomiyaha SoDMA Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Wadatashiga Qaran Ee Ka Jawaabista Abaaraha
Muqdisho — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Wadatashiga Qaran oo looga hadlayay xoojinta ka jawaabista deg-degga ah ee abaaraha ka jira dalka.
Shirkan ayaa xoogga lagu saaray doorka muhiimka ah ee ururrada ay hoggaamiyaan haweenka iyo ururrada u dooda xuquuqda haweenka, iyadoo la adkeeyay in ka...
U.S. Praises Somalia for Taking Responsibility, WFP Food Aid to Resume
MOGADISHU, Somalia – The United States has praised the Federal Government of Somalia for acknowledging its role in affecting World Food Program (WFP) operations, including U.S.-funded assistance.
Following Somalia’s acknowledgment, Washington announced that WFP food distribution will resume, allowing vulnerable Somali populations to receive emergency aid without interruption.
“The United States acknowledges the Federal Government of Somalia for taking responsibility for...
Mareykanka oo ka laabtay joojinta gargaarka bini’aadanimo ee Soomaaliya
MUQDISHO - Mareykanka ayaa bogaadiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib markii ay si cad u qiratay mas’uuliyadda saameynta ay tallaabooyinkeeda ku yeelatay howlaha Barnaamijka Cuntada Adduunka (WFP).
Tani waxay ka dhigan tahay in Soomaaliya ay qiratay in go’aannadeeda ama ficilladeeda ay carqaladeeyeen ama saameyn ku yeesheen qaybinta gargaarka, gaar ahaan kan maalgelinta Mareykanka.
Kadib aqoonsigaas, Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in howlaha WFP...
Muqdisho Waxaa Furmay Kullankii Ugu Horreeyey ee Guddiyada Farsamada ee Gogosha Wadahadallada Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka
Muqdisho – waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay kullankii ugu horreeyey ee Guddiyada Farsamada ee Gogosha Wadahadallada u dhaxeeya Dowladda iyo Golaha Mustaqbalka.
Kullankan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu saarayaa dejinta ajandayaasha, habraacyada iyo qodobada farsamo ee lagu wajahayo wadahadallada, kuwaas oo la filayo in ay horseedaan is-afgarad iyo wada-shaqeyn miro dhal ah.
Guddiyada Farsamada ayaa...
Al-Shabaab commander surrenders to Galmudug forces in central Somalia
MOGADISHU, Somalia — A senior Al-Shabaab commander, identified as Abdirahman Talxo Shuuke, surrendered to Galmudug Darawiish forces, specifically the Galayr unit responsible for protecting the regional presidency, following recent operations against the militant group in the Labadulle and Ceelahelay areas.
Shuuke, who hailed from Ceelgaras and arrived armed with a rifle and ammunition, acknowledged his role as a senior figure...
Chaos disrupts Somali parliament session over proposed constitutional changes
MOGADISHU, Somalia — A joint session of Somalia’s Federal Parliament descended into chaos on Wednesday at Villa Hargeysa in Mogadishu, as opposition lawmakers clashed with supporters of proposed amendments to five articles of the provisional constitution.
The Speaker of the House of the People, Aden Mohamed Nur Madoobe, struggled to officially open the session amid loud protests and disruptions.
Lawmakers opposing...
AU, Qatar officials meet in Mogadishu to discuss peace and security cooperation
MOGADISHU, Somalia — The African Union’s Special Representative and Head of AUSSOM, Ambassador El Hadji Ibrahima Diene, met today in Mogadishu with Qatar’s Ambassador to Somalia, Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi.
They discussed strengthening cooperation between the African Union and Qatar in supporting Somalia’s peace and security efforts.
During the meeting, Ambassador Diene praised Qatar’s ongoing support for African Union operations...
Somalia’s Justice Ministry refutes claims over constitutional review process
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Ministry of Justice and Constitutional Affairs has issued a statement responding to recent remarks by some members of Parliament and the parliamentary oversight committee on the constitutional review process.
The ministry denied claims by certain lawmakers that there had been no consultations on the country’s constitution.
According to the statement, all federal member states participated in the...












