UN Security Council urges end to Somalia political crisis
The UN Security Council adopted a statement Friday calling on parties in Somalia "to reject violence and resume dialogue as a matter of urgency and without precondition," underscoring its concern over the country's political crisis.
"The members of the Security Council expressed their deep concern about the continued political impasse and disagreement among Somalia's...
Maraykanka oo ergey cusub u soo magaacabay Geeska afrika
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika.
Blinken ayaa qoraal uu soo saaray ku yiri “ Magacaabistan waxay hoosta ka xariiqeysaa sida ay maamulkayaga uga go’an tahay inuu hoggaamiyo deddaallo diblomaasiyadeed oo caalami ah oo wax looga qabanayo xasaraddaha...
Xamarweyne iyo Waaberi oo xalay baratamay tartanka Shabelle
Degmooyinka Xamarweyne iyo Waaberi oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo soo bandhigay tartan aad u xiiso badan.
Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa waxa ay guushu raacday tartamayaasha degmada Xamarweyne ee gobolka...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa la sheegay in Kooxdii Burcada aheed ay goobta isaga baxsadeen.
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Cabdullaahi, ayaa wxaa lagu dilay deegaanka Khayelitsha ee Magaalada Cape Town ee dalkaasi Koonfur Afrika.
Maxkamadeynta rag loo heysto dilka guddoomiyihii Hodan oo bilaabatay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxay Billowday Fadhiga Maxkamadaynta Rag loo haysto Dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise DhagaJuun.
Goobta Maxkamadda ayaa waxaa ku sugan Saraakiisha sare ee Maxkamadda Ciidamada, Rag loo heysto dilka Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan, ehellada labada dhinac iyo dad...
Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe + Sawirro
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha Baraawe ku soo dhaweeyay, Guddoomiyaha Degmada Baraawe, Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Taliyaha Booliska iyo Mas’uuliyiin kale.
Wasiir Ilyaas Qalinle...
Sawirro: R/W Rooble oo la kulmay saraakiisha Ammaanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga caasimadda, ayaa faray in tallaabo deg deg ah laga qaado dadkii ka dambeeyay rabshadihii Garoonka Aadan Cadde ka dhacay Khamiistii.
Ra’iisul Wasaare Rooble waxa uu sidoo kale booqday Xarunta Gurmadka Deg Degga ee Booliska, halkaas oo uu warbixin uga...
Hay’adda Culimada oo ka digtay hurinta Colaad Sokeeye
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa Shacabka iyo Siyaasiyiinta uga digtay in laga fogaado hurinta Colaad Sokeeye.
Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ka digay fidnada iyo hurinta colaad sokeeye.
“Baryahan sidaad la socotaanba xaaladda dalka ma fiicna waxaan maqleynaa dad, dadka ugu yeerahaya dagaal iyo iska hor imaad, Diinta...
DF oo billowday baaritaan ku aadan shaqaaqadii garoonka
Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyeyaasha Booliska iyo hay’adda Socdaalka oo kulan ka yeeshay shaqaaqadii ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in baaris dhammeystiran lagu hayo falkii garoonka ka dhacay.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay inay socdaan beeritaanno dheeraad ah...
Chinese Naval base in Africa to support carriers
Amid China's growing influence in Africa, a top US commander has revealed how a recently completed pier at the Chinese naval base in Djibouti, near the entrance to the Red Sea, is large enough to support an aircraft carrier.
The People's Liberation Army is expanding its existing naval installation adjacent to a Chinese-owned commercial...












