Sidee ayuu u dhacay dhageysiga kiiska dilkii Dhagajuun?
Maxakamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u billowday dhageysiga gar-maqalka kiiska dilka Aun guddoomiyii degmada Hodan Cabdixakiin Cabdiraxmaan Dhagajuun oo ciidamo ka tirsan dowladda ay dileen horraantii sanadkan 2021-ka.
Maxkamadda ayaa waxaa la horgeeyey illaa 7 eedeysane oo kala ah Taliyeyaasha Booliska Waabari, Howlwadaag iyo askar, waxaana sidoo kale...
Galmudug oo ciidamo geysay koonfurta Mudug + Sawirro
Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ciidamo dheeraad ah geysay deegaano dhaca bariga gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaas oo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug ay fariisimo milatari ka sameysteen deegaano hoostaga magaalada Wisil ee gobolkaasi.
Ujeedka ciidamadan loo geeyey koonfurta Mudug...
Midowga Yurub oo dhaqaale ugu deeqay dalal ay ku jirto Soomaaliya
Iyadoo ay sii kordhayso baahida gargaarka samafalka ee Geeska Africa ayaa waxaa Guddiga Midowga Yurub ay ku dhawaaqeen kaalmo cusub oo la siinayo dalalka Geeska Africa oo Soomaaliya ay ka mid tahay.
Guddoomiyaha maareynta dhibaatooyinka Midowga Yurub Janez Lenarcic ayaa shaaca ka qaaday in dalalkan ay Soomaaliya ka mid tahay ay u qoondeeyeen kaalma...
UN Security Council urges end to Somalia political crisis
The UN Security Council adopted a statement Friday calling on parties in Somalia "to reject violence and resume dialogue as a matter of urgency and without precondition," underscoring its concern over the country's political crisis.
"The members of the Security Council expressed their deep concern about the continued political impasse and disagreement among Somalia's...
Maraykanka oo ergey cusub u soo magaacabay Geeska afrika
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika.
Blinken ayaa qoraal uu soo saaray ku yiri “ Magacaabistan waxay hoosta ka xariiqeysaa sida ay maamulkayaga uga go’an tahay inuu hoggaamiyo deddaallo diblomaasiyadeed oo caalami ah oo wax looga qabanayo xasaraddaha...
Xamarweyne iyo Waaberi oo xalay baratamay tartanka Shabelle
Degmooyinka Xamarweyne iyo Waaberi oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo soo bandhigay tartan aad u xiiso badan.
Labada degmo oo ku wada jiray group-ka A ee wareega labaad ee tartanka ayaa waxa ay guushu raacday tartamayaasha degmada Xamarweyne ee gobolka...
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka kadib ayaa la sheegay in Kooxdii Burcada aheed ay goobta isaga baxsadeen.
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Cabdullaahi, ayaa wxaa lagu dilay deegaanka Khayelitsha ee Magaalada Cape Town ee dalkaasi Koonfur Afrika.
Maxkamadeynta rag loo heysto dilka guddoomiyihii Hodan oo bilaabatay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxay Billowday Fadhiga Maxkamadaynta Rag loo haysto Dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise DhagaJuun.
Goobta Maxkamadda ayaa waxaa ku sugan Saraakiisha sare ee Maxkamadda Ciidamada, Rag loo heysto dilka Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan, ehellada labada dhinac iyo dad...
Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe + Sawirro
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha Baraawe ku soo dhaweeyay, Guddoomiyaha Degmada Baraawe, Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Taliyaha Booliska iyo Mas’uuliyiin kale.
Wasiir Ilyaas Qalinle...
Sawirro: R/W Rooble oo la kulmay saraakiisha Ammaanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga caasimadda, ayaa faray in tallaabo deg deg ah laga qaado dadkii ka dambeeyay rabshadihii Garoonka Aadan Cadde ka dhacay Khamiistii.
Ra’iisul Wasaare Rooble waxa uu sidoo kale booqday Xarunta Gurmadka Deg Degga ee Booliska, halkaas oo uu warbixin uga...












