Rooble “Ciidanka Amniga waa in Shacabka ay u fududeeyaan Gudashada Cibaadada”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa shacabka ka codsaday inay u gurmadaan walaalahood Soomaaliyeed, gaar ahaan agoonta iyo kuwa danta yarta ah ee aan waxba heysan.
“Waxaan...
MW Farmaajo oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey Bisha Ramadaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay fadliga Bishan barakeysan ee Ramadaan, isagoo shacabka soomaaliyeed kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan fadliga bishan, waxa uuna Alle ka baryey in uu naxariis iyo nimco ku manneysto...
Bombing kills 4 Somali soldiers
At least 4 soldiers were killed on Monday in a bombing in southern Somalia, a police official said.
"The attack was a remote-controlled landmine explosion and targeted security forces at the airport on the outskirts of Afmadow," Abdirahim Adan, a police officer in the Lower Juba region, told Anadolu Agency.
Somali-based...
Somalia’s parliament votes to extend the president’s mandate
Somalia’s government has been unable for months to reach agreement on how to carry out the election, with the regional states of Puntland and Jubbaland objecting on certain issues and the international community warning against holding a partial election. The crisis led to deadly violence against demonstrators who opposed an election delay.
Monday’s vote in parliament...
Soomaaliya iyo Cumaan oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal
Wasiirka wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo uu wehliyo wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya Xasan Macalin Khaliif oo booqasho ku jooga dalka Cumaan, ayaa maanta kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda ee Cumaan Mudane Sayid Badar bin Xamad bin Xamuud.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay...
Sawirro: Xijaar oo la kulmay taliyaha cusub ee booliska Gobolka Banaadir
Taliyaha Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha cusub ee qeybta guud booliska gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha qeybaha.
Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa kulanka uu la qaatay saraakiisha ciidamada ammaanka ee Gobolka Banaadir kala hadlay sidii loo xoojin lahaa amniga caasimadda, maadaama...
Madaxweynaha JF oo war kasoo saaray go’aanka golaha shacabka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen jiheynta doorashooyinka heer Federaal, kaddib markii qaar ka mid ah Dowlad Goboleedyadu ay curyaamiyeen Heshiiskii 17-ka Sebteembar ee Doorashooyinka dalka oo 26kii Sebteembar 2020 uu ansixiyey Baarlaamnka JFS.
Xildhibaanada BF Soomaaliya oo ansixiyey muddo kordhin labo sano ah
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho kaga dooday sharciga doorashooyinka, waxaana ay soo saareen sharci gaar ah oo ku saabsan jiheynta doorashooyinka heer Federaal, kaasi oo ah doorasho qof iyo cod ah.
Guddoonka ayaa Xukuumadda faray in Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka looga dambeeyo arrimaha la xiriira doorashooyinka...
DF Soomaaliya oo guddoontay qalab caafimaad + sawirro
Wasaaradda Gargaarka iyo Kahortagga Musiibooyinka XFS ayaa maanta Guddoontay agabka loga Kahortagayo Covid19 oo ay ku deeqday Dowladda Jibuuti. Munaasabadda Wareejinta Agabkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimeyaal ka socday Xafiiska R/wasaaraha XFS, iyo Wasaaradda Gargaarka XFS.
Safiirka dalka Jibuuti ee Muqdisho Aadan Xasan Aadan oo ka hadlay wareejinta agabka ka hortagga Covid19 ayaa...
Muxuu Cali Yare ka yiri arrinta Taliye Saadaq Joon iyo amniga Muqdisho?
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Cali Yare oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in amniga Muqdisho uu yahay mid deggan, isla-markaana uu kormeer kusoo sameeyey qaar ka mid ah baraha koontaroolada ciidamada.
Mar wax laga weydiidyey talaabada uu qaaday Saadaq Joon ayaa waxa uu sheegay in uusan sameyn doonin ciidanka...












