Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Muqdisho Oo Lagu Daahfuray Tababar Lagu Xoojinayo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

MUQDISHO — Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa magaalada Muqdisho ku daahfuray barnaamij tababar oo soconaya muddo 10 maalmood ah, kaas oo loogu talagalay tababarayaasha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.   Barnaamijkan oo lagu qabtay Akadeemiyada Tababarka Booliska General Kaahiye ayaa waxaa maalgelinaysa dowladda Japan, halka ay fulinayaan Booliska AUSSOM. Ujeeddada tababarkan ayaa ah in kor loogu qaado xirfadaha tababarka, diyaargarowga...

Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shirka Wasiirrada Caafimaadka Carabta

GENEVA, SWITZERLAND — Soomaaliya ayaa ka qeybgashay meertada 64-aad ee Shirka Wasiirrada Caafimaadka Dalalka Carabta oo lagu qabtay magaalada Geneva, kaas oo barbar socday Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka.   Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa Soomaaliya ku matalay shirka oo ay isugu yimaadeen wasiirrada caafimaadka ee dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda...

Midowga Yurub Oo 138 Milyan oo Yuuro Ku Taageeray Soomaaliya

MUQDISHO — Midowga Yurub ayaa shaaciyay taageero maaliyadeed oo cusub oo loogu talagalay Soomaaliya, taas oo isugu jirta dhinacyada amniga iyo gargaarka bani’aadantinimada, xilli dalku ku jiro marxalad xasaasi ah oo dhanka amniga iyo siyaasadda ah.   Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Francesco Di Mauro, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka ayaa...

Somalia, Turkey discuss expanding military cooperation

Mogadishu, May 18 — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moalim Fiqi held talks with Turkey’s ambassador to Somalia and senior Turkish military officials on strengthening defence and security cooperation between the two countries.   The meeting in Mogadishu was attended by Turkish Ambassador Alper Aktaş, TÜRKSOM commander Major General Sebahattin Kalkan, and other military officers, according to a statement from Somalia’s Ministry...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Pier Daccò Coppi, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray mashaariic horumarineed oo ay dowladda Talyaaniga ka taageerayso Soomaaliya, gaar ahaan saddex mashruuc...

Somalia PM, Italian envoy discuss strengthening cooperation and development projects

Mogadishu, May 18 — Somalia’s Prime Minister Hamsa Abdi Barre on Monday received the Italian ambassador to Somalia, Pier Daccò Coppi, for talks focused on strengthening bilateral cooperation between the two countries, the government said.   During the meeting at his office in Mogadishu, the two sides discussed expanding collaboration in development, diplomacy and humanitarian assistance, according to a statement from...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga

MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo uu weheliyo Taliyaha TÜRKSOM, Sarreeye Gaas Sebahattin Kalkan iyo saraakiil kale.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga milatari ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, dardargelinta hawlaha wadajirka ah, tababarrada ciidamada iyo taageeridda dhismaha...

Maxkamadda Sare ee dalka oo beenisay in loo gudbiyay natiijada doorashada Koonfur Galbeed

MUQDISHO – Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in aan weli loo soo gudbin natiijo rasmi ah oo la xiriirta doorasho ka dhacday maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.   War-saxaafadeed ka soo baxay Maxkamadda Sare ayaa lagu sheegay in hay’addu aysan helin wax natiijo doorasho oo sax ah oo laga sugayo in lagu ansixiyo ama lagu hubiyo sharciyadeeda. Arrintan ayaa imaneysa...

At Least 17 Migrants Die After Boat Washes Ashore on Egypt’s Mediterranean Coast

MATROUH, Egypt — At least 17 migrants died after a boat carrying people believed to have departed from Libya washed ashore on Egypt’s western Mediterranean coast, Egyptian officials and local media said.   Prosecutors in Mersa Matruh launched an investigation into the cause of the deaths, the boat’s route and the circumstances surrounding the voyage, while security and medical teams worked...

Somalia Approves Investment Protection Deal With Saudi Arabia Amid Cabinet Reforms

MOGADISHU — Somalia’s cabinet has endorsed a roadmap for implementing the country’s constitution, describing the process as a cornerstone for state-building, political stability and national unity.   The plan, presented by the Ministry of Justice and Constitutional Affairs, outlines the timeline and technical procedures for enforcing constitutional provisions between 2026 and 2029, according to officials. Prime Minister Hamza Abdi Barre, who chaired...

WARAR KALE

Mucaaradka oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hanjabaadihii uga Yimid Taliska Booliska Gobolka Banaadir

Muqdisho - Xildhibaan Gama'diid ayaa si adag uga falceliyay hadallo uu dhawaan jeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, kaas oo sheegay in...

Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Kuwo Taabacsan Wasiirkii Hore ee Amniga oo Ka...

Muqdisho - Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay deegaan u dhexeeya degmooyinka Gubadleey iyo Warsheekh, kaddib...

Taliska gobolka Banaadir oo Soo Bandhigay Hub iyo Gaadiid Dagaal oo Lagu Qabtay Howlgal...

Muqdisho – Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa maanta degmada Cabdicasiis kusoo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo lagu qabtay howlgal ay...