Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Difaaca Kenya oo booqasho ku tagtay magaaladda Kismaayo

KISMAAYO, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Difaaca Kenya, Marwo Soipan Tuya, ayaa Jimcihii booqasho shaqo ku tagtay dalka Soomaaliya, si ay ula kulanto ciidamada Kenya ee ka tirsan Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), sida ay sheegeen mas’uuliyiin.   Wasiir Tuya ayaa ka degtay magaalada Kismaayo, iyadoo ay wehlinayeen saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Difaaca Kenya (KDF), waxaana...

Kenya defence chief visits troops in Somalia on AU mission

KISMAYO, Somalia — Kenya’s Defence Cabinet Secretary Soipan Tuya flew to Somalia on Friday to visit Kenyan troops serving under the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), officials said.   Tuya arrived in the southern port city of Kismayo accompanied by senior Kenya Defence Forces (KDF) officers, led by Lieutenant General David Ketter, the commander of the Kenya...

Somalia backs multilateral cooperation at Russia–Africa forum in Cairo

CAIRO — Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali represented the country at the second ministerial conference of the Russia–Africa Partnership Forum, held in Cairo from December 19 to 20, where he highlighted Mogadishu’s foreign policy priorities and called for stronger multilateral cooperation.   Speaking at the two-day meeting, Abdisalam said complex global and regional challenges could not be addressed through unilateral actions,...

Puntland oo ugu Baaqday Madaxweyne Xasan Sheekh in uu Tixgeliyo Natiijooyinka Shirkii Kismaayo

KISMAAYO — Wasiirka Dowlaha Madaxtooyadda Puntland Cabdifitaax Maxamed Abdinur, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku boorriyay inuu tixgeliyo oo si wanaagsan uga jawaabo natiijooyinka ka soo baxay Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaasoo lagu soo afjaray xalay Kismaayo.   Wasiir C/fitaax ayaa khudbad ka jeediyay xafladdii soo xiridda shirka, isagoo ku adkeeyay Madaxweynaha in uu danaha qaranka ka hormariyo...

Opposition meeting puts pressure on Somali government to negotiate

Mogadishu — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud sought on Saturday to ease political tensions by signalling readiness for dialogue and compromise, as an opposition-backed conference continued in the southern city of Kismayo.   Speaking in Mogadishu, Mohamud said the gathering of opposition figures under the banner of the Somali Future Council should produce clear and realistic proposals that could form the...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda waxay diyaay u tahay wadahadal iyo tanaasul siyaasadeed

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ay u furan tahay wadahadal, is-afgarad iyo tanaasul lala yeesho hoggaamiyeyaasha mucaaradka, xilli shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed uu ka socdo magaalada Kismaayo.   Madaxweynaha oo hadal ka jeediyay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka Kismaayo ka socda laga filayo in uu kasoo baxo aragtiyo iyo fikrado...

Somalia launches second phase of drought response

Mogadishu — Somalia’s Prime Minister’s Office has launched the second phase of a nationwide response to a worsening drought that has displaced communities and threatened livelihoods across the country.   The initiative was announced at a high-level meeting in Mogadishu, chaired by the Permanent Secretary of the Prime Minister’s Office, Kamal Dahir Guutale, and attended by key ministries and national agencies...

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo bilaabay wejigii labaad ee ka jawaabidda abaarta

Muqdisho — Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa bilaabay wejigii labaad ee dadaallada qaran ee wax looga qabanayo abaaraha ka taagan qeybo badan oo dalka ah, kuwaas oo saameyn ballaaran ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada.   Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo diiradda lagu saaray xoojinta ka jawaabidda abaarta, kaas oo...

Kismayo conference ends, warns of political crisis, urges unity

Kismaayo, Somalia – A political conference held in the southern Somali port city of Kismayo concluded on Saturday with a final communique warning of a potential political crisis in the country and urging national unity and inclusive dialogue.   The three-day meeting, which ran from December 18 to 20, called for the protection of Somalia’s constitutional order and the launch of...

Shirkii Kismaayo oo laga Soo Saaray War-Murtiyeed Kama Dambeys ah

Kismaayo – Shirkii magaalada Kismaayo ee socday intii u dhaxaysay 18–20 December 2025, ayaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed kama dambeys ah oo ka digaya qalalaase siyaasadeed inuu ka dhaco dalka.   War-murtiyeedka ayaa ku baaqay midnimo qaran, ilaalinta nidaamka dastuuriga ah, iyo in la furo wadahadal siyaasadeed oo loo dhan yahay si loo yareeyo...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...