Mali establishes new rapid intervention unit to combat terrorism
BAMAKO, Dec. 20 (Xinhua) -- Mali established a new rapid intervention unit within its armed forces on Friday to strengthen the fight against terrorism, the Ministry of Defense and Veterans Affairs said during a flag presentation ceremony held in the capital here.
The unit, known as the Rapid Intervention Battalion, is tasked with enhancing the operational capabilities of the Malian...
Chinese company donates 300 books to Tanzania’s University of Dar es Salaam
DAR ES SALAAM (Xinhua) -- China Communications Construction Company (CCCC) Tanzania branch on Friday donated 300 books to Tanzania's University of Dar es Salaam, cementing cultural and educational exchanges between the two countries.
The books, covering core areas such as Chinese history, traditional culture, modern development, and technological achievements, were donated at an event jointly organized by the CCCC and...
Gudiga doorashada oo shaaciyay Xarumaha iyo Goobaha Codbixinta Gobolka Banaadir
MUQDISHO - Gudga doorashadda Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay goobaha dadweynaha ay codkooda ka dhiiban doonaan doorashadda 25ka bishan dhacaysa.
Si loogu diyaargaroobo doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dagmooyinka Gobolka Banaadir, waxaa la xirayaa dhammaan goobaha waxbarashada, sida Iskuuladda iyo Jaamacadaha.
Somalia president hails police force on 82nd anniversary, urges readiness for elections
MOGADISHU — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday praised the country’s police force for security gains and urged officers to prepare to safeguard upcoming one-person, one-vote elections in the capital, officials said.
Speaking at events marking the 82nd anniversary of the Somali Police Force, Mohamud congratulated senior commanders and rank-and-file officers, commending what he described as visible progress in...
Madaxweynaha oo faray ciidanka in ay u diyaar garoobaan ilaalinta nabad-gelyada doorashooyinka
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qayb-galay munaasabadda dabaal-degga sannad-guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa hambalyo u diray Sarreeyaasha, Saraakiisha sare, Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Kormeereyaasha, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, isaga oo ku bogaadiyey doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin...
Somalia launches national talks to speed drought response
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief on Thursday opened a national conference in Mogadishu aimed at accelerating the country’s response to worsening drought conditions affecting large parts of the country.
Mahmoud Moallim Abdulle, commissioner of the Somali National Disaster Management Agency (SoDMA), said the meeting would focus on assessing the scale of the drought, its impact on communities and...
Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ka furay Shir Qaran oo Lagu Dardargelinayo Ka-Jawaabista Abaaraha
MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir qaran oo ballaaran oo lagu dardargelinayo ka-jawaabista abaaraha ka jira dalka.
Shirkan, oo ka socda Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah ee Hay’adda SoDMA, ayaa waxaa ka qeyb galaya qaar ka mid ah wasiirrada dowlad-goboleedyada, Maamulka Gobolka Banaadir, Xafiiska...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Shirka Mucaaradka uga socda Kismaayo – Daawo
MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa wada-hadallada siyaasadeed ee ka dhacay Kismaayo ku tilmaamay “wadada siyaasadeed ee dhamaadka ah,” isagoo sheegay in aysan lahayn “xamaasad dhab ah iyo aragti qaran oo cad.”
Madaxweynuhu waxa uu isbarbardhigay wada-hadalladan Kismaayo iyo kuwii hore ee Muqdisho, isagoo sheegay in kuwii Muqdisho aysan muujin “horumar dhab ah oo ku aaddan heshiis qaran.”
Intii uu...
US Airstrikes Hit Al-Shabaab Following Heavy Clashes in Central Somalia
MOGADISHU — US Africa Command (AFRICOM) conducted airstrikes against al-Shabaab militants in Somalia’s Middle Shabelle region on Wednesday, following intense clashes between the militants and government-aligned forces.
The strikes occurred near Nur Dugle, around 215 kilometres northeast of Mogadishu, after al-Shabaab fighters launched attacks on government positions and allied local militias in the area.
Residents reported heavy fighting, with both sides...
AFRICOM oo Duqeyn ka Fulisay Nuur Dugle kadib markii Al-Shabaab weerartay
MUQDISHO — Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay duqeymo cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Dhexe ee koonfurta Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay AFRICOM.
Duqeymaha ayaa ka dhacay agagaarka deegaanka Nur Dugle, oo qiyaastii 215 kiiloomitir waqooyi-bari kaga beegan Muqdisho.
“AFRICOM, oo kaashanaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...










