Soomaaliya oo diyaarinaysa 5,000 shaqaale doorasho si ay u maamulaan codbixinta Banaadir
MUQDISHO — Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa sheegay in ku dhowaad 5,000 oo shaqaale doorasho ah loo diri doono goobaha codbixinta 25-ka Diseembar, si loo xaqiijiyo in doorashada Qof iyo Cod ee ka dhici doonta gobolka Banaadir ay si habsami leh u dhacdo.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in shaqaalahan oo intooda badan ay yihiin dhalinyaro...
Somalia to deploy 5,000 poll workers for Banadir vote amid opposition doubts
MOGADISHU — Somalia’s electoral commission said on Sunday it will deploy nearly 5,000 polling staff to voting centres on December 25 to oversee the capital’s long-awaited “one person, one vote” election in the Banadir region.
Abdikarim Ahmed Hassan, chairman of the National Independent Electoral Commission, said the staff — most of them young people — had undergone training on election...
Somalia’s lower house speaker inspects new parliamentary facilities
MOGADISHU — The Speaker of Somalia’s lower house of parliament, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), on Saturday inspected newly constructed office facilities added to the House of the People’s headquarters in Mogadishu, officials said.
The inspection was carried out alongside several lawmakers and the secretary general of the House of the People, and focused on a new complex comprising modern...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray dhismo cusub oo casri ah oo lagu kordhiyay xarunta Baarlamaanka
MUQDISHO - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Xoghayaha Guud ee Golaha, ayaa kormeer ku tagay dhismo cusub oo ka kooban xafiisyo iyo qeybo kale oo casri ah, kaas oo lagu soo kordhiyay xarunta Golaha Shacabka.
Guddoomiyaha ayaa inta uu kormeerka ku guda jiray si dhow...
Somalia, Egypt seek deeper cooperation on security and regional stability
CAIRO — Somalia and Egypt on Saturday pledged to strengthen cooperation on security and development during talks between their foreign ministers on the sidelines of a Russia–Africa Partnership Forum meeting in Cairo.
Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, met his Egyptian counterpart, Badr Abdel Atty, with discussions focusing on boosting bilateral ties and expanding cooperation...
Soomaaliya iyo Masar oo ballan-qaaday xoojinta iskaashiga amniga iyo horumarinta
QAAHIRA - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Sabtidii shalay magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Dr. Badr Abdel Atty, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, kulan ka dhacay dhinacyada Shir-weynaha Wasiirrada ee Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika (Russia–Africa Partnership Forum) ee heerkiisa labaad.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee...
Ciidamo gaar ah oo loo diyaariyay ammaanka Muqdisho ka hor doorashadda Golayaasha deegaanka
MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaarisay ku dhowaad 10,000 askari oo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed si ay u xaqiijiyaan ammaanka doorashooyinka golayaasha deegaanka ee la filayo inay Arbacada ka qabsoomaan caasimadda Muqdisho.
Wasiirka Amniga Gudaha, Maxamed Axmed Fartaag, ayaa sheegay in dhammaan qorshayaashii amni la dhammaystiray, si doorashooyinka loogu qabto si nabad ah oo hufan, iyadoo xoogga la...
Somalia deploys nearly 10,000 police to secure Mogadishu local elections
MOGADISHU — Somali security authorities said nearly 10,000 police officers will be deployed to secure local council elections scheduled to take place in the capital Mogadishu on December 25.
Interior Security Minister Mohamed Ahmed Fartaag said the Somali Police Force had completed all security preparations to ensure the vote is conducted peacefully and transparently.
“Somali police are fully prepared and capable...
Xasan Sheekh: Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha waa mid taariikhi ah oo adkeysi leh
MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku tilmaamay xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha mid taariikhi ah, xooggan, isla markaana ku dhisan is-ixtiraam iyo iskaashi joogto ah tan iyo markii labada dal ay 65 sano ka hor yeesheen xiriir diblomaasiyadeed.
Wareysi gaar ah oo uu toddobaadkan siiyay telefishinka CGTN, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Shiinuhu...
Somalia marks 65th anniversary of diplomatic relations with China
Somalia and China on Tuesday marked the 65th anniversary of their diplomatic relations, vowing to elevate their mutual cooperation and pursue more productive and shared interests.
Addressing the event held in Mogadishu, the capital of Somalia, Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre said, "We gathered to celebrate a truly historic milestone, 65 years of diplomatic relations between Somalia and China....









