Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia Marks 82 Years of National Police with Presidential Attendance

MOGADISHU, Dec 20 — Somalia’s President attended celebrations on Wednesday marking the 82nd anniversary of the country’s National Police Force at the General Kaahiye Training Centre in Mogadishu.   The event was attended by senior officials including Interior Minister Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), General Asad Osman Abdullahi, Chief of the Somali National Army, General Odowaa Yusuf Rage, Director of the National...

Madaxweynaha JFS oo Ka Qeybgalay Xuska 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kusoo biiray munaasabadda sanad-guuradii 82-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, oo ka socota Xarunta Tababarka Janaraal Kaahiye ee Muqdisho.   Munaasabaddan oo xambaarsan qiimo qaran iyo xusuus taariikhi ah ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Janaraal Asad Cismaan Cabdullaahi, Taliyaha...

Somalia joins Russia–Africa ministerial talks in Cairo

CAIRO — Somalia’s foreign minister Abdisalan Abdi Ali arrived in Cairo on Friday to lead the country’s delegation to the second ministerial conference of the Russia–Africa Partnership Forum, officials said.   The two-day meeting, running from Dec. 19 to 20, brings together African foreign ministers, senior Russian officials and representatives of regional organisations to discuss strengthening political and economic ties between...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaahira ku hoggaaminaya wafdi ka qaybgalaya Shirka Iskaashiga Ruushka iyo Afrika

Qaahira — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu ku hoggaaminayo wafdiga Soomaaliya ee ka qaybgalaya Shirka Wasiirrada ee Labaad ee Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika.   Shirkan diblomaasiyadeed oo heer sare ah, oo soconaya laba maalmood kana dhacaya 19 illaa...

Somalia’s President Meets Ethiopian Prime Minister in Addis Ababa to Boost Bilateral Ties

Addis Ababa - Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed on Friday during a one-day working visit to Addis Ababa, officials said.   The talks focused on strengthening bilateral relations between Somalia and Ethiopia, with particular emphasis on cooperation in security, political affairs, economic ties and regional issues. The two leaders also exchanged views on the broader situation...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmay Abiy Axmed

Addis Ababa, Diseembar 19, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo safar shaqo oo hal maalin ah ku jooga magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo...

Somali Fisheries Minister Meets Turkish Counterpart in Ankara to Strengthen Cooperation

ANKARA, Turkey — Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, held a productive meeting in Ankara with Turkey’s Minister of Agriculture and Forestry, İbrahim Yumaklı, focusing on strengthening bilateral relations and cooperation between the two ministries, officials said.   The talks emphasized accelerating the implementation of previously agreed-upon agreements, particularly the Cooperation and Marine Production Development Agreement, which...

Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo Ankara Kula Kulmay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha Turkiga, Iskaashiga Labada Dal oo La Xoojiyey

ANKARA, Turkiga — Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Ankara Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha ee Turkiga, Mudane İbrahim Yumaklı, iyadoo kulanka uu diiradda saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo labada wasaaradood.   Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay dardargelinta fulinta heshiisyadii horey loo gaaray, gaar...

Somali pirates using GPS technology, raising security fears

BOSASO - Somali pirates have begun using modern GPS technology to track commercial shipping in the Indian Ocean, heightening concerns over maritime security along Somalia’s coast, regional and Western officials say.   The deputy director of intelligence of Puntland’s Maritime Police Force, Mohamed Muse Abulle, said the pirates had acquired the equipment along with other weapons from Yemen’s Huthi rebels. “The new...

Burcad-badeedda oo helay GPS ay kula socdaan Maraakiibta

BOOSAASO  - Burcad-badeeda Soomaalida ayaa bilaabay isticmaalka qalabka casriga ah ee GPS-ka, oo u fududeynaya inay si joogto ah ula socdaan dhaqdhaqaaqa maraakiibta ganacsiga ee maraya Badweynta Hindiya, taasoo sare u qaadday walaaca laga qabo ammaanka xeebaha dalka.   Ku-xigeenka Agaasimaha Sirdoonka ee Ciidanka Booliska Badda Puntland, Maxamed Muuse Cabulle, ayaa sheegay in qalabkan iyo hub kale ay burcad-badeeddu ka heleen...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...