Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya iyo Jabuuti oo sare u qaadey iskaashiga istiraatiijiga ah ee amniga iyo difaaca

Muqdisho — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa Arbacadii magaalada Muqdisho kula kulmay Wasiirka Difaaca Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah ee dhinacyada amniga iyo difaaca.   Wasiirka difaaca Jabuuti ayaa yimid caasimadda Soomaaliya si uu uga qeyb galo kalfadhiga 35-aad ee caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Difaaca iyo Amniga ee Ciidanka Heeganka...

Musharax Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo – DAAWO

KISMAAYO - Murashax Madaxweyne Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo, oo ka furmayo shir muhiim ah oo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya looga hadlayo.   Rooble ayaa kamid ah Musharixiin kale oo Maanta gaarey magaaladda Kismaayo, si ay uga qeybgalaan Madasha mucaaradka iyo madaxda maamullada Jubbaland iyo Puntland.  

Jubaland oo eedeymo u jeedisay Madaxweyne Xasan Sheekh – DAAWO

KISMAAYO - Xilli Kismaayo uu ka furmayo Shirka hogaamiyaasha Mucaaradka iyo Madaxda maamulka Jubaland iyo Puntland, waxaa soo baxaya eedeymo loo jeedinayo Villa Somalia.   “Madaxweynoow Shacabkii waa barakaceen, musiibo u timidna majirto ee awoodaada ayey ku barakaceen," ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubaland Maxamed Ibraahim Oogle oo shir jaraa'id ku qabtay maanta Kismaayo.

Speaker of Somali Parliament Meets Saudi Ambassador to Strengthen Bilateral Ties

MOGADISHU, Somalia — The Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), met on Wednesday with Saudi Arabia’s Ambassador to Somalia, Ahmed bin Mohammed Almowallad, in a productive discussion aimed at deepening the historic ties between the two nations.   The meeting focused on enhancing cooperation in supporting Somalia’s state institutions,...

Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Safiirka Sacuudiga, laguna xoojiyay iskaashiga labada dal

MUQDISHO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Bin Maxamed Almowallad.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga walaaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudi Carabiya, gaar ahaan dhinacyada taageerada...

Somali opposition leaders arrive in Kismayo ahead of crucial 2026 election talks

KISMAYO, Somalia — Key Somali political figures arrived in Kismayo on Wednesday for high-level consultations on the country’s upcoming 2026 elections, officials said.   President of Puntland, Said Abdullahi Deni, and former Prime Minister Hassan Ali Khaire arrived separately in the city and were warmly received by Jubaland President Ahmed Mohamed Islam. The visit underscores Kismayo’s role as a hub for...

Kismaayo oo martigelinaysa wada-tashiyo mucaarad oo ku saabsan doorashada 2026 

KISMAAYO - Kismaayo ayaa si diirran u soo dhaweysay hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo miisaan leh, kuwaasoo ay kamid yihiin Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre.   Labada mas’uul ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyo xubno ka tirsan golihiisa, iyadoo soo dhaweynta ay...

Djibouti defence minister arrives in Mogadishu for regional security talks

MOGADISHU — Djibouti’s Defence Minister Hassan Omar Mohamed arrived in the Somali capital on Tuesday to attend a key regional security meeting, Somali officials said.   The minister was formally received at Aden Adde International Airport by Somalia’s State Minister of Defence, lawmaker Omar Ali Abdi, highlighting close ties between the two Horn of Africa neighbours. Mohamed is in Mogadishu to take...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo booqasho ku yimid Muqdisho

MUQDISHO - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Xasan Cumar Maxamed.   Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti iyo wafdigiisa ayaa caasimadda Muqdisho u yimid ka qaybgalka kalfadhiga 35-aad ee Golaha Wasiirrada...

Somalia, Turkey sign deal to boost marine production and blue economy

ANKARA — Somalia and Turkey have signed a cooperation agreement aimed at developing Somalia’s marine production and blue economy, Somali officials said on Tuesday.   The agreement was signed in Ankara by Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, and Turkey’s OYAK Group, following earlier understandings between the two sides on joint investment in the sector. Somalia’s defence minister...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...