Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

At least 19 killed in Borama protests, Somaliland authorities say

BORAMA — At least 19 people were killed and 214 others wounded in protests earlier this month in the northwestern Somaliland city of Borama after clashes between security forces and demonstrators, authorities said.   The toll was announced by the newly appointed Awdal regional governor, Abdirashid Hassan Mataan, during a handover ceremony attended by senior officials including Somaliland’s interior minister. “Mr Minister,...

Somaliland oo shaacisay Tirada dadkii ku dhintay rabshadaha ka dhacay Boorama

BORAMA — Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ugu yaraan 19 qof ay ku dhinteen, halka 214 kalena ay ku dhaawacmeen mudaharaadyo horraantii bishan ka dhacay magaalada Boorama, oo ah xarunta gobolka Awdal, kadib iska horimaad dhex maray ciidammada ammaanka iyo dhallinyaro mudaharaadaysay.   Tirada dhimashada iyo dhaawaca ayaa waxaa ku dhawaaqay guddoomiyaha cusub ee gobolka Awdal, Cabdirashiid Xasan Mataan, oo hadalka...

Sheekh Shariif oo sheegay inuu eedeymo kala kulmay dastuurkii uu qoray xiligii KMG – DAAWO

KISMAAYO - Madaxweyne hore Sheekh Shariif, oo ka hadlayay Shirka Kismaayo, ayaa sheegay in uu dhaleeceyn kala kulmay dastuurkii dowladiisii KMG ahayd diyaarisay.   "Dastuurka aan aniga iyo Faroole qornay dad badan ayaa igu eedeeya balse waxay aheyd in la igu amaano," Madaxweyne Hore Sheekh Shariif.    

Deni oo Madaxweyne Xasan Sheekh baaq uga soo diray Shirka Mucaaradka ee Kismaayo – DAAWO

KISMAAYO - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlay Shirka Kismaayo ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.   “Xasan Sheekh Dowladnimadaan daruufta adag lagu dhisay inta uusan kala irdhayn oo dadka kala eryin aan gacanta ka qabano," ayuu yiri Siciid Deni.

Somalia PM closes East Africa defence chiefs meeting in Mogadishu

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday closed the 35th ordinary meeting of East African defence ministers in Mogadishu, hailing the event as a sign of improving security and growing regional confidence in Somalia.   Hosting the high-level meeting in the Somali capital reflects the progress the country has made in peace, stability and reconstruction, Hamza said, adding...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Soo Xiray Shirkii 35-aad ee Wasiirrada Gaashaandhigga Bariga Afrika

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo xiray Shirkii 35-aad ee Caadiga ahaa ee Wasiirrada Gaashaandhigga Bariga Afrika, kaas oo dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka socday caasimadda dalka ee Muqdisho.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in martigelinta shirka ee Muqdisho ay astaan u tahay horumarka la taaban karo ee Soomaaliya ka...

Somalia Cabinet Discusses Local Elections, Approves Key Laws and Education Fund

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Cabinet held its weekly meeting on Thursday, focusing on the country’s upcoming local elections, particularly the municipal vote scheduled later this month in the capital, Mogadishu.   The ministers also approved several laws and regulations deemed crucial for national governance. The Interior, Federalism and Reconciliation Ministry presented a briefing on preparations for the municipal elections, including security arrangements...

Golaha Wasiirrada oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka, Sharciyada iyo Horumarinta Waxbarashada

MUQDISHO, Soomaaliya — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, iyaga oo diiradda saaray doorashooyinka dalka, gaar ahaan kuwa golaha deegaanka ee bishan ka qabsoomi doona caasimadda Muqdisho. Kulanka ayaa goluhu meel-mariyey shuruuc iyo xeerar muhiim u ah dalka.   Goluhu waxa uu ka dhageystay warbixin Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, oo ku saabsan diyaarinta...

Somali Interior Minister Closes Police Training for Women

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Interior Minister, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), on Thursday officially closed a training program for female officers of the Somali Police Force, who completed a 90-day course focused on specialized security skills.   Addressing the graduating officers, who are part of the sixth cohort of the elite Galleyr Special Forces, the minister urged them to serve their country...

Wasiirka Amniga oo Tababar u Soo Xiray Gabdho Ka Tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababar ay qaateen gabdho ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kuwaas oo dhammeystay tababar socday muddo 90 maalmood ah, lana baray xirfado amni oo khaas ah.   Wasiirka ayaa gabdhaha tababarka dhammeystay kula dardaarmay inay si daacad ah ugu...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...