Somali army ground forces chief tours frontline areas in central region
MOGADISHU — The commander of the Somali National Army’s ground forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, has carried out an operational tour of areas along the Shabelle River in the central Shabelle Middle region, military officials said.
The visit focused on assessing security conditions and ongoing operations against the Islamist group Al-Shabaab in riverine areas that have seen repeated clashes.
Accompanied...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer shaqo ku tegay jiinka Wabiga Shabeelle ee Shabeellada Dhexe
SHABEELLADA DHEXE — Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanno ku yaalla jiinka Wabiga Shabeelle ee gobolka Shabeellada Dhexe, si uu u qiimeeyo xaaladda amniga iyo howlgallada ka socda halkaas.
Taliyaha oo ay wehlinayeen saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kulamo la yeeshay maamulka degmada Balcad,...
Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay deegaan u dhow Kismaayo
MUQDISHO — Militariga Mareykanka ayaa Isniintii sheegay inuu duqeyn cirka ah ka fuliyay kooxda Al-Shabaab, taasoo lala kaashaday dowladda Soomaaliya, iyadoo bartilmaameedku ahaa Al-Shabaab ku sugnaa qiyaastii 50 kiiloomitir waqooyi-bari kaga beegan magaalada Kismaayo, caasimadda ku-meelgaarka ah ee Jubaland.
War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in howlgalkan la fuliyay 14-ka December, uuna qeyb ka...
US carries out airstrike on Al-Shabaab near Kismayo, south of Somalia
MOGADISHU, Somalia — The United States military said on Monday it carried out an airstrike against the Islamist group Al-Shabaab in coordination with the Somali government, targeting militants about 50 kilometres (30 miles) northeast of Kismayo, the interim capital of Somalia’s Jubaland state.
In a statement, U.S. Africa Command (AFRICOM) said the strike was conducted on December 14 as part...
Jubaland minister calls for stronger federal control ahead of opposition summit
KISMAYO, Somalia — Jubaland’s Minister of Information, Abdifitah Mukhtar, said on Tuesday that Somalia’s federal government needs to assert stronger control over the country, comments coming ahead of an opposition summit set to open in Kismaayo later in the day.
The summit, hosted by the Jubaland administration, is expected to bring together key opposition figures, including former Somali President Sheikh...
Wasiirka Warfaafinta Jubaland: “Dowladda Soomaaliya waa in gacanta laga qabtaa” – DAAWO
KISMAAYO — Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Jubaland, Cabdifitaax Mukhtaar, ayaa sheegay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay u baahantahay in si buuxda loo xakameeyo, isaga oo hadalkiisa ka jeediyay ka hor furitaanka shirka mucaaradka ee ka dhacaya magaalada Kismaayo saacadaha soo socda.
Shirka oo ay martigelinayso Jubaland ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan hoggaamiyeyaasha mucaaradka, oo uu...
Mucaaradka oo sheegay inaysan aqbali doonin mudo-korarsi sharci-darro ah – DAAWO
MUQDISHO - Mucaaradka ayaa sheegay inaysan ka aqbali doonin dowladda hadda jirta Madaxdeeda inay sameystaan mudo-korarsi sharci-darro ah marka uu waqtigooda dhamaado May 2026.
“Ma aqbali karo mana aqoonsani wixii ka dhasha doorasho uu Hal Xisbi wado," ayuu yiri Xasan Cali Khayre, Musharax Madaxweyne oo ka hadlayay shirka mucaaradka xalay.
Sheekh Shariif oo walaac ka muujisay Xaaladda Amni ee Soomaaliya – DAAWO
MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa sheegay in uu walaac ka qabo xaaladda amni ee dalka, oo marba marka kasoo dambaysa ay ka dhacayaan falal fool-xun.
"Dilal waxaa soo kordhay Meydadka baabuur in lagu xiro oo la jiidayo, waxaa sidaas sameynaya waa askartii dalka," ayuu yiri Sheekh Shariif,
Somalia, international partners warn of looming funding shortfall for security forces
MOGADISHU — The Somali federal government, the African Union’s AUSSOM mission, and the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) on Monday jointly warned that a shortfall in international funding could jeopardize the operations of Somali security forces.
The warning came during a Somali Security Forces (SSF) Trust Fund event in Mogadishu, attended by Somalia’s National Security Advisor, senior AUSSOM...
Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo ka digay khatar ku timaada taageerada Ciidamada
MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageera amniga dalka ayaa Talaadadii ka digay in yaraanta deeqaha caalamiga ah ay halis gelin karto hawlgallada Ciidamada Ammaanka Soomaaliyeed.
Munaasabadda Sanduuqa Kalsoonida Ciidamada Ammaanka Soomaaliyeed (SSF Trust Fund) ee Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiinta dowladda, wakiillo ka socday Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay, iyo diblomaasiyiin, kuwaas oo ka...









