Somali opposition leaders arrive in Kismayo ahead of crucial 2026 election talks
KISMAYO, Somalia — Key Somali political figures arrived in Kismayo on Wednesday for high-level consultations on the country’s upcoming 2026 elections, officials said.
President of Puntland, Said Abdullahi Deni, and former Prime Minister Hassan Ali Khaire arrived separately in the city and were warmly received by Jubaland President Ahmed Mohamed Islam. The visit underscores Kismayo’s role as a hub for...
Kismaayo oo martigelinaysa wada-tashiyo mucaarad oo ku saabsan doorashada 2026
KISMAAYO - Kismaayo ayaa si diirran u soo dhaweysay hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo miisaan leh, kuwaasoo ay kamid yihiin Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Labada mas’uul ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyo xubno ka tirsan golihiisa, iyadoo soo dhaweynta ay...
Djibouti defence minister arrives in Mogadishu for regional security talks
MOGADISHU — Djibouti’s Defence Minister Hassan Omar Mohamed arrived in the Somali capital on Tuesday to attend a key regional security meeting, Somali officials said.
The minister was formally received at Aden Adde International Airport by Somalia’s State Minister of Defence, lawmaker Omar Ali Abdi, highlighting close ties between the two Horn of Africa neighbours.
Mohamed is in Mogadishu to take...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo booqasho ku yimid Muqdisho
MUQDISHO - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Xasan Cumar Maxamed.
Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti iyo wafdigiisa ayaa caasimadda Muqdisho u yimid ka qaybgalka kalfadhiga 35-aad ee Golaha Wasiirrada...
Somalia, Turkey sign deal to boost marine production and blue economy
ANKARA — Somalia and Turkey have signed a cooperation agreement aimed at developing Somalia’s marine production and blue economy, Somali officials said on Tuesday.
The agreement was signed in Ankara by Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, and Turkey’s OYAK Group, following earlier understandings between the two sides on joint investment in the sector.
Somalia’s defence minister...
Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo wax-soosaarka badda
ANKARA - Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Ankara ku saxiixay heshiis iskaashi iyo horumarinta wax-soosaarka badda ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, kadib kulan uu la yeeshay shirkadda OYAK ee dalka Turkiga.
Heshiiskan, oo horey ay ugu heshiiyeen labada dhinac, ayaa diiradda saaraya ilaalinta iyo horumarinta khayraadka...
Somali intelligence forces kill nine Al-Shabaab fighters in Hiiraan operation
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, killed at least nine Al-Shabaab fighters during a planned operation carried out on Tuesday in the Tardo area of Hiiraan region, authorities said.
NISA said the raid was launched after receiving credible intelligence indicating that the militants had established an illegal checkpoint in the area and...
Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Hiiraan, 9 ka tirsan Al-Shabaab oo la dilay
MUQDISHO - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dilay illaa sagaal dhagarqabe oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sidoo kalena lagu burburiyay goob ay halkaas ku diyaarinayeen dhibaateynta shacabka.
Howlgalka ayaa yimid kaddib markii la helay xog sirdoon oo sugan oo muujinaysay in...
Somalia, China mark 65 years of diplomatic ties in Mogadishu
MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday attended a ceremony in Mogadishu marking the 65th anniversary of diplomatic relations between Somalia and China, hailing what he described as a long-standing partnership built on mutual respect and cooperation.
Speaking at the event, Barre underscored the historical importance of six and a half decades of ties, saying relations between...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha, taas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa adkeeyay muhiimadda taariikhiga ah ee ay leedahay 65 sano oo xiriir diblomaasiyadeed, isagoo xusay...








