Somalia, Ethiopia officials meet in Mogadishu to boost bilateral cooperation
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalan Abdi Ali, met on Thursday with Ethiopia’s ambassador to Somalia, Suleiman Dedefo Woshe, in Mogadishu in a bid to strengthen bilateral ties and regional cooperation.
During the high-level meeting, both officials discussed ways to advance strategic collaboration across multiple sectors, including trade, investment, and economic development.
They also focused...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabilay Safiirka Itoobiya
Muqdisho — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ee Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Sulaymaan Dedefo Woshe.
Kulankan heerka sare ahaa ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya labada dal ee dariska ah.
Mas’uuliyiintu waxay yeesheen wada-hadallo miro dhal ah oo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ka hadlay shirka mucaaradka ee ka furmaya Kismaayo
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa ka hadlay shirweyne la filayo in maanta si rasmi ah uga furmo magaalada Kismaayo, kaas oo ay ka qeyb gelayaan xubnaha mucaaradka dowladda iyo madaxda maamulada Jubbaland iyo Puntland.
Qoraal uu soo saaray wasiirka ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba ka soo horjeedin...
Somalia minister defends right to opposition meeting ahead of Kismayo talks
Mogadishu, Somalia — Somalia’s interior minister defended the federal government’s position ahead of a planned opposition conference in the southern port city of Kismayo, saying authorities respect the right to assembly while accusing critics of undermining democratic progress.
Interior Minister Ali Yusuf Ali Hosh said in a statement that the government does not oppose meetings by political opponents, but described...
Somalia, Djibouti defence chiefs hold talks on security cooperation in Mogadishu
Mogadishu, Somalia — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moalim Fiqi held talks on Wednesday in Mogadishu with his Djiboutian counterpart, Hassan Omar Mohamed, focusing on strengthening bilateral cooperation in security and defence, officials said.
The Djiboutian defence minister arrived in the Somali capital to attend the 35th Ordinary Session of the Council of Defence and Security Ministers of the Eastern Africa...
Soomaaliya iyo Jabuuti oo sare u qaadey iskaashiga istiraatiijiga ah ee amniga iyo difaaca
Muqdisho — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa Arbacadii magaalada Muqdisho kula kulmay Wasiirka Difaaca Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah ee dhinacyada amniga iyo difaaca.
Wasiirka difaaca Jabuuti ayaa yimid caasimadda Soomaaliya si uu uga qeyb galo kalfadhiga 35-aad ee caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Difaaca iyo Amniga ee Ciidanka Heeganka...
Musharax Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo – DAAWO
KISMAAYO - Murashax Madaxweyne Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo, oo ka furmayo shir muhiim ah oo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya looga hadlayo.
Rooble ayaa kamid ah Musharixiin kale oo Maanta gaarey magaaladda Kismaayo, si ay uga qeybgalaan Madasha mucaaradka iyo madaxda maamullada Jubbaland iyo Puntland.
Jubaland oo eedeymo u jeedisay Madaxweyne Xasan Sheekh – DAAWO
KISMAAYO - Xilli Kismaayo uu ka furmayo Shirka hogaamiyaasha Mucaaradka iyo Madaxda maamulka Jubaland iyo Puntland, waxaa soo baxaya eedeymo loo jeedinayo Villa Somalia.
“Madaxweynoow Shacabkii waa barakaceen, musiibo u timidna majirto ee awoodaada ayey ku barakaceen," ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubaland Maxamed Ibraahim Oogle oo shir jaraa'id ku qabtay maanta Kismaayo.
Speaker of Somali Parliament Meets Saudi Ambassador to Strengthen Bilateral Ties
MOGADISHU, Somalia — The Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), met on Wednesday with Saudi Arabia’s Ambassador to Somalia, Ahmed bin Mohammed Almowallad, in a productive discussion aimed at deepening the historic ties between the two nations.
The meeting focused on enhancing cooperation in supporting Somalia’s state institutions,...
Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Safiirka Sacuudiga, laguna xoojiyay iskaashiga labada dal
MUQDISHO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Danjire Axmed Bin Maxamed Almowallad.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga walaaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudi Carabiya, gaar ahaan dhinacyada taageerada...









