Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Muqdisho ku qaabilay wefti ka socda Baarlamaanka Nabadda Adduunka

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Baarlamaanka Nabadda iyo Iscafinta Adduunka, oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha hay’addaasi, Axmed Bin Maxamed Al-Jarwaan.   Kulanka ayaa intiisa badan diiradda lagu saaray farriimo ku saabsan muhiimadda nabadda, iscafinta iyo wada-noolaanshaha, iyadoo waftigu uu Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyay ujeedada socdaalkooda oo ahayd in la dhiso hannaan is-afgarad...

RW Ku-xigeenka oo la kulmay hoggaanka bulshada rayidka ah, kana hadlay xoojinta dowladnimada iyo nabadda

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka bulshada rayidka ah, iyagoo ka wada hadlay doorka kulansan ee bulshada rayidka ahi ku leedahay dhismaha dowladnimada, horumarinta maamul-wanaagga iyo xoojinta nabadda dalka.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii kor loogu qaadi lahaa ka-qaybgalka bulshada rayidka ah ee geeddi-socodka siyaasadda, la-dagaallanka musuqmaasuqa, ilaalinta xuquuqda...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Is-casilay xili rabshadaha Boorama sii socdaan

HARGEISA — Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa is-casilay kadib rabshado ka dhacay Boorama oo ka dhashay war-saxaafadeedkii uu ku fasaxay munaasabadda Xeer Ciise.   War-saxaafadeedkaas oo Khamiistii la akhriyey ayaa sababay dibadbaxyo rabshado wata oo ay ku dhinteen in ka badan 15 qof, halka in ka badan 20 kalena ay ku dhaawacmeen. Wasiir Ayaanle, oo aan goob...

Somaliland Information Minister Resigns After Borama clashes

HARGEISA — Somaliland’s Information Minister, Ahmed Yasin Sheikh Ali Ayanle, has resigned following unrest in Borama triggered by his announcement permitting the Xeer Ciise commemoration.   The announcement, read to the media last Thursday, sparked protests that left several people dead in Borama. Minister Ayanle, who was absent from the city during the two days of demonstrations, said the decision had...

Somalia’s President Meets Qatar Emir to Discuss Bilateral Cooperation

Doha, Qatar — Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with Qatar’s Emir, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, in Doha to discuss the long-standing ties between the two nations and ongoing regional developments.   During the meeting, the leaders reviewed existing agreements covering infrastructure investment, security cooperation, and diplomatic collaboration. President Hassan Sheikh briefed the Emir on Somalia’s overall situation, including recent...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Amiirka Qatar, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani

Dooxa, Qatar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Dooxa, Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar, xaaladda gobolka, iyo heshiisyada iskaashi ee horey loo wada galay, kuwaas oo ku saabsan maalgashiga kaabeyaasha dhaqaalaha, amniga,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo Heshiis la Saxiixday Baarlamaanka Caalamiga ah ee Is-cafiska iyo Nabadda

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta xarunta Aqalka Sare ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Caalamiga ah ee Is-cafiska iyo Nabadda, Axmed Maxamed Aljarwaan.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta kaalinta hay’adaha sharci-dejinta ee horumarinta nabadda, dulqaadka, wada-hadalka, iyo...

Somalia’s Health Minister Highlights Global Cooperation at Doha Forum 2025

Doha, Qatar — Somalia’s Minister of Health and Social Care, Dr. Ali Haji Adam, participated in the international Doha Forum 2025, where he addressed the impact of declining international aid on the country’s healthcare system.   Speaking at a high-level panel, Dr. Adam stressed the need to strengthen domestic financing and expand effective partnerships under the Global South–South Cooperation framework. He highlighted...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka Qayb-galay Doha Forum 2025

Doha, Qatar – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qayb galay Shirka Caalamiga ah ee Doha Forum 2025, oo ka socda magaalada Doha ee dalka Qatar.   Wasiirka ayaa ka qeyb galay dood-wadaag heer caalami ah oo diiradda lagu saaray saameynta hoos u dhaca deeqaha caalamiga ah ee ku yeeshay...

Somali Ministers Inaugurate Rebuilt Sabiid and Anole Bridges in Lower Shabelle

Lower Shabelle, Somalia — Somalia’s Minister of Defense, H.E. Ahmed Moalim Fiqi, and Minister of Interior, H.E. Ali Yusuf Ali, on Saturday officially inaugurated the reconstructed Sabiid and Anole bridges in the Lower Shabelle region, marking a key milestone in the government’s infrastructure restoration efforts.   The ceremony was attended by officials from the Somali National Army, the African Union Support...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...