Fiqi iyo Cali Xoosh oo xariga ka jaray Buundo Al-Shabaab qarax ku burburisay
MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maalim Fiqi, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali, ayaa Maanta xarigga ka jaray buundooyinka Sabiid iyo Anole ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ka dib markii dib loo dhisay.
Munaasabadda furitaanka buundadahan ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka socotay Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, Howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), iyo Dowladda Turkiga,...
Somali Federal Government Condemns Boorama Violence, Urges Calm and Dialogue
Borama, Somalia — The Federal Government of Somalia expressed deep concern over violent clashes in the Awdal region, particularly in the city of Boorama, which resulted in casualties and injuries.
In a statement, the government extended its condolences to the families of those killed and wished a speedy recovery to those injured, describing the incidents as "unfortunate and avoidable."
The government...
Dowladda Federaalka oo ka hadashay rabshadihii Boorama, baaqna u dirtay maamulka iyo shacabka Awdal
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay walaac xooggan oo ay ka qabto qalalaasihii rabshadaha watay ee ka dhacay Gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Boorama, halkaas oo ay ka dhasheen khasaare nafeed iyo dhaawacyo.
Dowladda Federaalka ayaa tacsi u dirtay ehelada dadkii ku dhintay rabshadaha, waxayna u rajeysay caafimaad degdeg ah dadka ku dhaawacmay,...
Tension grips Borama City after two days of deadly unrest
BORAMA, Somalia — A tense battle prevailed in the northwestern city of Borama on Friday after more than 48 hours of violent clashes between Somaliland security forces and protesters opposing a planned cultural book event, residents said.
The unrest erupted after sections of the Awdal community rejected a government-backed ceremony to launch a book documenting the Xeer of the Issa...
Xiisad Kacsan oo Saaka laga Dareemayo Boorama kaddib 48 Saacadood oo Rabshado ah
BOORAMA — Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa saaka wajahaysa xaalad daganaansho aan cago badan ku taagneyn, kaddib muddo ka badan 48 saacadood oo ay ka socdeen dibadbaxyo rabshado watay oo u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo shacabka deegaanka.
Rabshadaha ayaa qarxay markii bulshada Awdal ay si adag uga horyimaadeen qorshaha lagu qabanayo xaflad lagu soo bandhigayo buug ka hadlaya...
SoDMA oo Muqdisho ku soo gabagabeeyay tababar ku saabsan Jinsiga
MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa si rasmi ah Muqdisho ugu soo xiray tababar shan maalmood socday oo lagu diyaarinayay macallimiin ku takhasusay Qorshaha Waxqabadka Jinsiga ee Qaab-dhismeedka Sendai Framework.
Tababarkan, oo diiradda lagu saaray xoojinta fahamka arrimaha jinsiga, sinnaanta iyo awood-siinta haweenka ee la xiriirta maareynta masiibooyinka, waxaa ka qayb galay wakiillo ka...
Somali president arrives in Qatar for security and development forum
DOHA — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Doha on Friday to attend the Doha Forum, a high-level gathering focused on global security, politics and development cooperation, his office said.
Mohamud was received at Hamad International Airport by senior Qatari government officials. The visit is part of ongoing efforts to strengthen bilateral ties between Somalia and Qatar, which has...
Maxay salka ku haysaa booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Qatar?
DOHA — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Madasha Dooxa oo diiradda lagu saarayo arrimaha amniga, siyaasadda iyo iskaashiga horumarineed ee caalamka.
Madaxweynaha ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka Hamad International Airport, waxaana qaabilay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Qatar. Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada...
Commentary | Cultural exchanges help bridge global divides
HANGZHOU -- Amid escalating geopolitical tensions and regional conflicts, the unifying power of culture has grown increasingly vital in connecting people, fostering friendship, dispelling misunderstandings, and even bridging divides.
This will become more evident, as the recommendations for China's 15th Five-Year Plan (2026-2030) call for efforts to promote cross-border cultural exchanges, boost cultural creativity, and advance fine traditional culture and...
Experts share insights on advancing China-Africa modernization at Hong Ting Forum in Kenya
NAIROBI, Kenya -- The Hong Ting Forum was held Thursday in Nairobi, the capital of Kenya, bringing together government officials, scholars, and media practitioners to discuss innovative ways of advancing China-Africa modernization over the next five years.
Organized by the Institute of Party History and Literature of the Communist Party of China Central Committee and Xinhua News Agency, the forum...









