Shabelle Media Network Named Best Media Outlet of 2025 in Somalia
Mogadishu, Somalia — Shabelle Media Network has been named the Best Media Outlet of 2025 at the Somali Business Award event, held on Thursday in Mogadishu, organisers said.
The influential broadcaster secured the top media honour following a nationwide public vote, with organisers citing its “consistent reporting, impactful programming and strong connection with audiences across the country.”
Shabelle, one of Somalia’s...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Gaaray Magaaladda Kampala, Uganda
Kampala, 13 Noofambar 2025 — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalo-madaxda dalka Uganda ee Kampala.
Wafdiga guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Entebbe kusoo dhoweeyay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda, Marwo Fardowsa Maxamed Qanyare, iyo diblomaasiyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee Kampala.
Inta uu...
Somalia’s Cabinet discusses security, cultural cooperation and law enforcement
MOGADISHU — Somalia’s Federal Cabinet on Thursday held its weekly meeting, approving agreements with Saudi Arabia on media and cultural cooperation, officials said.
The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, also addressed national security and preparations for upcoming local council elections in Mogadishu.
The Somali Police Chief and the Head of the Banadir Regional Police presented reports on progress...
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay amniga, dhaqanka iyo iskaashiga caalamiga ah
MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, waxaana looga hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin amniga dalka, iskaashiga caalamiga ah iyo ilaalinta dhaqanka iyo diinta.
Shirka, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ansixiyey heshiisyo Is-afgarad ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kuwaas oo...
Somalia offers condolences to Türkiye over military plane crash
MOGADISHU, Somalia, Nov 13 — Somalia on Thursday extended its “deepest condolences and heartfelt sympathies” to the government and people of Türkiye following the crash of a Turkish C-130 military transport aircraft near the Georgia–Azerbaijan border.
In a statement, the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation said Mogadishu mourned the loss of “brave servicemen who made the ultimate sacrifice...
Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga kadib shil diyaaradeed oo oo 20 askari ku dhinteen
MUQDISHO - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay tacsi tiiraanyo leh iyo dareen walaaltinimo oo qoto dheer kadib shilkii diyaaradda militari ee nooca C-130 ee Turkiga oo ku dhacday meel u dhow xadka u dhexeeya Georgia iyo Azerbaijan.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ay ka tacsiyeynayso geerida askartii geesiyaasha ahayd...
Somalia’s Justice Minister, Regional Ministers Discuss Finalization of National Constitution
MOGADISHU – Somalia’s Minister of Justice and Constitutional Affairs, Hassan Macallin Mahmoud, held a productive meeting with constitutional affairs ministers from the federal member states to review progress in finalizing the country’s provisional constitution — a top priority for the federal government.
According to the Ministry, the discussions focused on recent milestones, including the completion of reports on Chapters 5...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo Kulan Miro Dhal ah la yeeshay Wasiirada Dastuurka Dowlad-goboleedyada
MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa shir miro dhal ah la yeeshay wasiirada dastuurka ee dowlad-goboleedyada dalka, kaas oo lagu falanqeeyay geeddi-socodka dhammaystirka Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray guulaha la gaaray ilaa hadda, kuwaas oo ay kamid yihiin in la dhammaystiray warbixinnadii cutubyada 5-aad...
Somalia’s President Visits Embassy in Algeria, Praises Diplomatic Efforts
ALGIERS – Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud visited the Somali Embassy in Algeria on Wednesday, where he was briefed on the embassy's diplomatic achievements and ongoing efforts to strengthen bilateral ties between the two nations.
The President, accompanied by Somalia's Foreign Minister Abdisalam Abdulle, met with Somali diplomats working at the embassy, led by Ambassador Yusuf Ahmed Hassan. During the...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Kormeeray Xarunta Safaaradda ee Aljeeriya
ALGERIS - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeeray Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, isagoo si qoto dheer uga xog-wareystay hawlaha iyo guulaha diblumaasiyadeed ee ka socda safaaradda.
Kormeerkan ayaa ahaa mid uu ku muujinayo taageerada dowladda Soomaaliya ee ku aaddan horumarinta xiriirka labada dal, gaar ahaan ka shaqaynta sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo taageerada...








