Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

EU, Egypt urge stronger global support for Somalia

MOGADISHU, Somalia — The European Union and Egypt on Thursday called for increased international support for Somalia, stressing the need for global cooperation and the participation of new donors in the country’s stabilization efforts. In a joint statement, both sides reaffirmed their commitment to strengthening the Federal Government of Somalia’s state-building, security, and military reform programs. They also voiced concern over...

Midowga Yurub iyo Masar oo diray baaq culus oo ku aadan Soomaaliya

QAAHIRA — Midowga Yurub (EU) iyo dowladda Masar ayaa si wadajir ah ugu baaqay beesha caalamka in ay kordhiyaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya, iyagoo sheegay in iskaashi caalami ah iyo ka qaybgalka deeq-bixiyeyaasha cusub ay muhiim u yihiin dadaallada lagu xasilinayo dalka. Labada dhinac ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta dowlad-dhiska, amniga iyo dib-u-habeynta ciidamada ee Dowladda...

Mudavadi iyo Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka iyo amniga gobolka

Nairobi, Oktoobar 24, 2025 — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Kenya ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Diaspora-da, Mudane Musalia Mudavadi, ayaa Arbacadii kulan kula yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle, si ay uga wada hadlaan xiriirka laba geesoodka ah iyo sidii loo xoojin lahaa nabadda iyo amniga Geeska Afrika.   Mudavadi, oo warbixin ku faafiyay bartiisa rasmiga ah ee X (hore...

Bahrain, Somalia explore ways to enhance water sector collaboration

MANAMA - Yasser bin Ibrahim Humaidan, Minister of Electricity and Water Affairs, met with Abdulrahman bin Abdulmohsen AlFadhley, Minister of Environment, Water and Agriculture of the Kingdom of Saudi Arabia, on the sidelines of the fifth session of the Organisation of Islamic Cooperation (OIC) Ministers Responsible for Water, held in Jeddah, the Kingdom of Saudi Arabia.   The meeting discussed means...

Somalia’s Minister of Religious Affairs meets Djibouti president during official visit

DJIBOUTI — Somalia’s Minister of Endowments and Religious Affairs, Sheikh Mukhtar Robow Ali, met with Djibouti’s President Ismaïl Omar Guelleh during an official visit to Djibouti this week, officials said. Robow, accompanied by his Djiboutian counterpart Moumin Hassan Barreh, conveyed Somalia’s appreciation for Djibouti’s continued support and solidarity. He praised President Guelleh’s long-standing role in Somalia’s peace and state-building efforts, particularly...

Wasiir Roobow oo la kulmay Madaxweyne Geelle, kana mahadceliyay taageerada Soomaaliya.

Djibouti, — Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Djibouti toddobaadkan, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.   Wasiirka oo uu kulanka ku wehliyay dhiggiisa Djibouti, Mudane Muumiin Xasan Barre, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha dadaalka iyo garab istaagga joogtada ah ee...

Namibia embarks on 5-year plan to combat climate change, food insecurity

WINDHOEK, Oct. 23 (Xinhua) -- Namibia has unveiled a five-year agriculture strategic plan to better respond to climate change, food insecurity, land reform, water scarcity, and persistent economic inequality.   The strategic roadmap for the 2025/26-2029/30 period was launched late Wednesday by Minister of Agriculture, Fisheries, Water and Land Reform Inge Zaamwani. The document serves as a collective compass to guide the...

Indonesia, Brazil sign MoUs to advance bilateral partnership

JAKARTA, Oct. 23 -- Indonesia and Brazil on Thursday signed a series of memorandums of understanding (MoUs) to strengthen cooperation in a range of sectors, including energy, mining, agriculture, science, and trade, according to a statement from the Indonesian Presidential Secretariat.   The signing ceremony, witnessed by Indonesian President Prabowo Subianto and Brazilian President Luiz Inacio Lula da Silva, took place...

Maamulka Waqooyi-bari oo sheegay in aysan sii deyn doonin maxaabiista Somaliland ilaa heshiis nabadeed la gaaro

Muqdisho | 23 Oktoobar 2025 – Maamulka waqooyi-bari ee Soomaaliya ayaa sheegay in aysan sii deyn doonin maxaabiista ciidamada Somaliland ilaa heshiis nabadeed rasmi ah laga gaaro dagaalka ka socda gobolka Sool.   Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Waqooyi-bari, Dr. Aadan Cabdullaahi, oo Arbacadii wareysi bixiyay, ayaa sheegay in aan suuragal ahayn in la sii daayo maxaabiista iyadoo aan la gaarin heshiis rasmi...

Somalia closes second resilience conference with call for stronger disaster preparedness

Mogadishu, Somalia — Somalia’s Minister of Public Works, Reconstruction and Housing, Dr. Elmi Mahmoud Noor, on Thursday officially closed the Second Cycle of the Somalia Resilience to Disasters Conference, jointly organized by the National Disaster Management Agency (SoDMA) and Mogadishu University.   The two-day conference, held under the theme “Building Disaster Resilience Through Community-Based Approaches,” brought together government officials, academics, and...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...