Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Hawlaha Guud oo soo xiray Meertada 2-aad ee Shirka U Adkaysiga Aafooyinka Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Meertada 2-aad ee Shirka U Adkaysiga Aafooyinka Soomaaliya, kaas oo ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) iyo Jaamacadda Muqdisho.   Shirkan oo socday muddo laba maalmood ah ayaa lagu qabtay...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka, kaas oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadaha ee Villa Hargeysa.   Kulanka guddiga joogtada ah ayaa diiradda lagu saaray ajendayaasha mudnaanta leh ee lagu horgeyn doono kulamada guud ee Golaha Shacabka toddobaadka soo socda. Guddoomiyaha...

Somalia cabinet approves new district classifications for Mogadishu, key laws endorsed

MOGADISHU – Somalia’s Council of Ministers on Thursday approved a new grading system for Mogadishu’s districts and endorsed several major legislative and policy measures aimed at strengthening governance and national institutions, officials said.   Chaired by Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, who is also the acting Prime Minister, the weekly cabinet meeting heard a briefing from the National Independent Electoral...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey darajooyinka Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo shuruuc kale oo muhiim ah

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac.   Kulanka ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo muhiim u ah dowladnimada iyo horumarka dalka, waxaana Golaha uga warbixiyey Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, oo faahfaahin ka bixiyey...

Spike in Vehicle Hijackings Raises Security Fears in Somalia’s Central Regions

MOGADISHU, Somalia — Armed groups have intensified attacks on passenger vehicles in Somalia’s central regions of Hirshabelle and Galmudug regional states over the past month, raising serious security concerns for travelers.   Two vehicles were recently seized near the Cadale district in the Middle Shabelle region. The incident follows the earlier capture of four vehicles in Guriceel district, Galgaduud region —...

Deegaanada Hirshabelle iyo Galmudug Oo Noqday Aag Lagu Ugaarsado Gaadiidka

JOWHAR - Deegaanada Hirshabelle iyo Galmudug ayaa muddo bil ah waxaa ka socday falal lagu bililiqeysanayo gaadiidka, gaar ahaan kuwa qaada rakaabka, iyadoo xaalad amni darro ay ka jirto gobolka Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud.   Wararka ayaa sheegaya in labo gaari oo nooca Layla Calaawiga ah lagu qabtay deegaan u dhow Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe, taas oo jawaab u ahayd...

African army chiefs pledge closer cooperation at Kigali summit

KIGALI, Rwanda – African army chiefs have wrapped up a high-level meeting in Kigali, Rwanda, with a commitment to strengthen military cooperation and information-sharing across the continent, officials said Thursday.   Somalia was represented at the summit by Major General Sahal Abdullahi Omar, the Commander of the Somali National Army’s land forces. Delegates agreed to enhance direct coordination among national armies and...

Shirkii Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka ee Afrika oo lagu soo gabagabeeyay Kigali, Rwanda

Kigali, Rwanda — Waxaa magaalada Kigali lagu soo gabagabeeyay shirkii Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka ee dalalka Afrika, kaas oo ay Soomaaliya ku metelayeen Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar. Shirka oo socday dhowr maalmood ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta ciidamada dhulka ee dalalka Afrika, si looga jawaabo caqabadaha amni ee ka jira qaaradda. Ka-qaybgalayaasha...

Galmudug regional forces kill five Al-Shabaab militants in central Somalia operation

EGARAS, Somalia – Somali regional forces in Galmudug said Thursday they killed at least five Al-Shabaab militants in a night raid on insurgent hideouts in the central Galgaduud region.   The operation, carried out by the Galmudug Darawiish forces — specifically the Galayr unit — targeted areas around Ceelahelay and Dhaban-dhulkuheys, near the town of Ceelgaras, according to security officials. “The operation...

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo Khasaare Culus Gaarsiiyey Al-Shabaab

Ceelgaras, Galgaduud — Ciidanka Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan Ururka Galayr, ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanada Ceelahelay iyo Dhaban-dhulkuheys ee gobolka Galgaduud, kaas oo khasaare culus lagu gaarsiiyey kooxda Al-Shabaab.   Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta Qaranka in ay howlgalkaasi ku dileen ugu yaraan shan dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, halka ay ku dhaawaceen xubno kale, oo uu...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...