Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo Khasaare Culus Gaarsiiyey Al-Shabaab
Ceelgaras, Galgaduud — Ciidanka Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan Ururka Galayr, ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanada Ceelahelay iyo Dhaban-dhulkuheys ee gobolka Galgaduud, kaas oo khasaare culus lagu gaarsiiyey kooxda Al-Shabaab.
Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta Qaranka in ay howlgalkaasi ku dileen ugu yaraan shan dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab, halka ay ku dhaawaceen xubno kale, oo uu...
Somalia Police Chief Meets Iraqi Interior Minister to Discuss Security Cooperation
Baghdad, Oct 22, 2025 – Somalia’s police chief met with Iraq’s interior minister in Baghdad on Wednesday to strengthen bilateral cooperation on security, officials said, as both nations continue to grapple with extremist threats.
Major General Asad Osman Abdullahi, the commander of the Somali Police Force, held talks with Iraq’s Interior Minister Abdul-Amir al-Shammari during an official visit aimed at...
Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo kulan ku saabsan Amniga la qaatey Wasiirka Arrimaha Gudaha Iraq
BAGHDAD, Ciraaq – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa kulan rasmi ah magaalada Baghdad kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Ciraaq, Cabdil-Amiir Al-Shammari, iyagoo ka wada hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira xoojinta iskaashiga amniga iyo xiriirka labada dal.
Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ciraaq, Danjire Ridwaan...
Somali Army Conducts Security Operation Near Hudur, Targets Al-Shabaab Militants
HUDUR, Somalia – The commander of the Somali National Army’s 9th Brigade, Lieutenant Colonel Yoonis Adan Hassan, led a security operation in the outskirts of Hudur town, the administrative capital of Bakool region, military officials said Wednesday.
The operation, described as "planned and targeted," was conducted in several villages under the Hudur district, with a focus on the Ceel-Garas area.
According...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Amni ka Fuliyay Deegaanka Ceel-Garas ee Gobolka Bakool
Xudur, Bakool – Taliyaha Guutada 9-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gaashaanle Dhexe Yoonis Aadan Xasan, ayaa hoggaamiyay howlgal qorshaysan oo lagu xaqiijinayay amniga degmada Xudur iyo deegaannada hoos yimaada.
Howlgalka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Ceel-Garas, oo ka tirsan duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool. Wararka ayaa sheegaya in halkaasi la geeyay dhaawacyadii ka badbaaday weerarkii xooganaa...
Somalia’s Deputy PM Inspects Key Ministries in Governance Oversight Drive
MOGADISHU – Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama conducted an unannounced inspection of several federal ministries and public institutions in Mogadishu, as part of ongoing efforts to strengthen government accountability and service delivery.
The Deputy Prime Minister visited the Ministry of Labour and Social Affairs, the Ministry of Livestock, the Ministry of Petroleum, and the Civil Service Commission, where...
Saalax Axmed Jaamac oo Kormeer Shaqo Ku Sameeyey Wasaarado kala duwan
Muqdisho, Oktoobar 22, 2025 – Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda, si uu u qiimeeyo habsami u socodka howlaha ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed.
Wasaaradaha uu kormeeray waxaa kamid ahaa:
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha
Wasaaradda Batroolka
Guddiga Shaqaalaha Rayidka
Intii...
Somalia, Saudi Arabia discuss boosting air and transport ties
RIYADH – Somalia’s Minister of Transport and Civil Aviation, Mohamed Farah Nour, held talks on Wednesday in Riyadh with Saudi Arabia’s Minister of Transport and Logistic Services, Saleh bin Nasser Al-Jasser, as part of efforts to strengthen bilateral cooperation in aviation and transport.
The meeting focused on enhancing connectivity between the two countries, including discussions on launching direct and regular...
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Sacuudiga si Loo Xoojiyo Iskaashiga Duulista iyo Gaadiidka
Riyaad – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed Faarax Nuux, oo socdaal shaqo ku jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Riyaad Wasiirka Gaadiidka iyo Adeegga Saadka Guud ee Boqortooyada, Mudane Saleh bin Nasser Al-Jasser.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhanka gaadiidka guud iyo duulista hawada. Labada...
Somalia army’s land forces’ chief attends global land forces symposium in Kigali
KIGALI, Rwanda – Somalia’s Land Forces Commander, Major General Sahal Abdullahi Omar (commonly known as General Khalid), participated in the Land Forces Commanders Symposium 2025 held in Kigali, Rwanda, officials said Wednesday.
The high-level forum brought together land forces commanders from various African and international militaries to discuss regional security cooperation, unified military leadership, and strategies for promoting peace and...









