Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Special Forces Kill Senior Al-Shabaab Figures in Southern Operation

KISMAYO, Somalia - Somalia's federal government announced Saturday that elite Danab commandos carried out a targeted operation in the Harboole area of Lower Juba region, killing senior Al-Shabaab operatives long sought by Somali and regional security forces.   In an official statement, the government said the operation was aimed at high-ranking members of the Al-Qaeda-linked militant group involved in terrorist attacks and...

Howlgal ka dhacay Jubada Hoose oo lagu beegsaday Al-Shabaab

Muqdisho, Luulyo 19, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ciidanka gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay fuliyeen howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Harboole ee gobolka Jubada Hoose, kaas oo lagu bartilmaameedsaday xubno sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.   War-saxaafadeedka kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalka si gaar ah loo beegsaday...

Galmudug President Vows to Make Region a National Model for Education

DHUSAMAREB, Somalia - The President of Somalia’s Galmudug State, Ahmed Abdi Kariye "Qoor Qoor", has pledged to improve the quality and reach of education across the region, aiming to make Galmudug a national example in the education sector.   Speaking at a large ceremony marking the conclusion of the regional secondary school certificate examinations, Qoor Qoor emphasized his administration’s commitment to educational...

Qoor Qoor: “Galmudug Waa Inay Noqotaa Tusaalaha Waxbarashada Dalka”

Muqdisho, Luulyo 19, 2025 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa ka qayb galay munaasabad weyn oo lagu soo xirayay imtixaanaadka shahaadiga ah ee maamulka Galmudug, taasoo ka dhacday mid ka mid ah xarumaha waxbarashada ee muhiimka ah ee deegaanka.   Madaxweyne Qoor Qoor ayaa munaasabadda ka sheegay in maamulka Galmudug uu ka go’an yahay horumarinta adeegyada...

Somalia Opposition, Government Set for Crucial Talks on Elections

MOGADISHU, Somalia - Somalia’s opposition leaders and the federal government are set to meet on Sunday in a highly anticipated political dialogue aimed at breaking the deadlock over the country’s long-delayed electoral process.   The talks, scheduled for July 20, come after multiple previous meetings between the two sides failed to yield any concrete outcomes, often ending with vague commitments to...

Dowladda iyo Mucaaradka oo la Filayo in Muqdisho ku yeeshaan kulan kale

MUQDISHO, Soomaaliya – Maalinta beri ah ayaa ku beegan kulan muhiim ah oo dhexmaraya dowladda federaalka iyo xisbiyada mucaaradka, kaas oo qeyb ka ah wadahadallada looga gol leeyahay in lagu xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee hareeyay geedi-socodka doorashada dalka.   Kulankan ayaa imaanaya iyadoo horey u fashilmeen kulamo dhowr ah oo labada dhinac yeesheen, kuwaas oo aan natiijo muuqata laga gaarin, marka...

Ismail Emerges from Drought to Inspire Change in Somalia

MOGADISHU, Somalia, — Ismail Hashim fled a severe drought in southern Somalia In 2009. He arrived at Badbado camp in Mogadishu, displaced and uncertain of tomorrow.   As a young boy, he faced life in a crowded IDP camp. “We fled with only the clothes on our backs,” he says. Ismail didn’t give up, despite the hardship. He watched, learned and began...

Xildhibaan eedeyn culus u jeediyay madaxda dowladda Soomaaliya

Muqdisho – Xildhibaan Maxamed Cumar Cali (Caana-nuug), oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u dhaliilay madaxda dowladda dhexe, isaga oo ku eedeeyay inay hurinayaan qalalaaso iyo dagaallo ka aloosan gobollo nabad ahaa, halkii laga rabay inay ka shaqeeyaan xoreynta deegaannada ay joogaan cadowga.   Xildhibaanka ayaa sheegay in dowladda dhexe ay indhaha ka qarsatay meelaha ay joogaan kooxaha...

Duqa Muqdisho oo Beeniyay In Dadka Lagu Qasbo Diiwaangelinta Codbixiyeyaash

Muqdisho, Luulyo 18, 2025 — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in dadka ku nool caasimadda lagu qasbo inay iska diiwaan galiyaan xarumaha laga wado diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada.   Guddoomiyaha ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwa aan sal iyo raad toona lahayn, isla markaana ay faafinayaan siyaasiyiin...

Jubaland Forces Launch Operations in Lower Juba to Counter Al-Shabaab Land Mines

KISMAYO, Somalia — Jubaland's Darwish forces have carried out large-scale security operations in parts of the Lower Juba region aimed at disrupting Al-Shabaab activity and preventing the militant group from planting land mines along key roadways, officials said.   The operations targeted areas believed to be under the influence of Al-Shabaab, a group waging an insurgency against Somalia’s federal government and...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...