NISA oo Digniin Adag u dirtay Ganacsatada iyo Bulshada Soomaaliyeed
Muqdisho, Luulyo 21, 2025 – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay inay bilowday hawlgal ballaaran oo lagu baarayo hantida iyo dhaq-dhaqaaqyada maaliyadeed ee kooxda Al-Shabaab, iyadoo si gaar ah isha ugu haysa lacagaha kooxdaasi ku urursato magaca "Zakawaad".
NISA ayaa si cad u sheegtay in lacago badan oo lagu bixinayo cabsida iyo hanjabaadda kooxda Khawaarijta ah ay sababayaan...
Somalia: Pro-Government Militia Kills 11 Al-Shabaab Fighters in Central Region
Baxdo, Somalia – Local militia forces known as Macawiisley carried out a major operation in Somalia’s central Galgaduud region, killing at least 11 Al-Shabaab militants, local officials said on Monday.
The operation targeted Al-Shabaab hideouts in several areas, including the district of Camara, which has seen an uptick in militant activity in recent months. According to officials, the assault was...
Macawiisleyda oo Howlgal Ballaaran ka Fuliyey Galgaduud
Galgaduud, Soomaaliya – Ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ee ka howlgala degmada Baxdo ayaa howlgal ballaaran ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud, kuwaas oo ay ka mid tahay degmada Camaara.
Howlgalka ayaa si gaar ah diiradda u saaray xarumo iyo goobaha ay kooxda Alshabaab ku sugnaayeen, waxaana la sheegay in lagu dilay in ka badan 11 xubnood oo...
Soomaaliya oo soo dhoweysay heshiiska xabbad-joojinta DRC iyo M23
Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya, oo xubin aan joogto ahayn ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si diirran u soo dhoweysay heshiiska xabbad-joojinta ee Sabtidii lagu kala saxiixday magaalada Doha, kaas oo dhexmaray Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo (DRC) iyo kooxda hubeysan ee M23.
War-saxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in heshiiskan...
Somalia Welcomes DRC–M23 Ceasefire Deal, Calls It Key Step Toward Regional Stability
Mogadishu, Somalia – Somalia, currently serving as a non-permanent member of the United Nations Security Council, has welcomed the ceasefire agreement signed on Saturday between the Government of the Democratic Republic of Congo (DRC) and the M23 armed group.
In an official statement, Somali authorities hailed the accord as a “significant step forward” in efforts to restore peace and stability...
Puntland orders return of seized weapons from Comoros-flagged ship amid probe into arms origin
Boosaaso, Somalia – Authorities in the Puntland state have ordered the return of light weapons that were offloaded from a Comoros-flagged ship recently intercepted near the coastal town of Bareeda in the Raas-Casayr region, northeastern Somalia.
The order, issued by the Raas-Casayr regional prosecutor, follows the vessel’s inspection, which remains ongoing. The ship is currently berthed at Boosaaso port, where...
Puntland oo Amar ku Bixisay in la Soo Celiyo Hubkii Markabka SEA WORLD
Boosaaso – Puntland ayaa amar ku bixisay in dib loo celiyo hub fudud oo laga dejiyey markab laga leeyahay Comoros, kaasi oo lagu qabtay degmada Bareeda ee gobolka Raasi-Casayr.
Xeer-ilaalinta gobolka ayaa amar ku bixisay tallaabadaasi, iyadoo weli baadhitaanno iyo tiro-koob rasmi ah lagu wado markabka oo hadda ku xiran dekedda Boosaaso.
Wali lama xaqiijin cida rasmiga ah ee iska leh...
Somalia PM meets Arab League envoy to boost cooperation
MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday received the Arab League envoy to Somalia, Abdalla Al-Qutaybi, at his office in Mogadishu to discuss strengthening cooperation between Somalia and member states of the Arab League in the areas of politics, economy, and security, the OPM said.
During the meeting, Barre highlighted the progress made by the Somali government in...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Cabdalla Cuteybi, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dowladaha xubnaha ka ah ururkaasi ee dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa la wadaagay Danjiraha guulaha ay dowladdu ka gaartay horumarka dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha, isagoo uga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Safiirka Talyaaniga
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cumar Cabdi, ayaa Sabtidii shalay kulan rasmi ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Pier Mario Daccò Coppi, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan wasaaradda.
Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa diiradda saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga,...









