Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

AU doubles Somalia funding for 2025 to support AUSSOM transition

MALABO – The African Union has announced it will double its funding allocation to Somalia in 2025, approving an additional $10 million to support the transition from ATMIS to the new AUSSOM peace support operation. The decision was made during the AU Executive Council's 47th Ordinary Session, held in Malabo on July 10–11. The move raises the AU’s total contribution...

Midowga Afrika oo Kordhiyay Taageerada Soomaaliya xili Maalgelinta AUSSOM Mugdi Ku Jirto

MALABO - Midowga Afrika ayaa ku dhawaaqay inuu laba jibbaaray deeqda uu u qoondeeyay Soomaaliya ee 2025, isagoo oggolaaday $10 milyan oo dheeraad ah si loo taageero kala-guurka howlgalka cusub ee nabad-ilaalinta ee AUSSOM iyo midkii hore ee ATMIS.   Go’aanka ayaa lagu gaaray Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Fulinta ee Midowga Afrika, oo lagu qabtay magaaladda Malabo 10–11-ka bishan. Tallaabadan ayaa kor...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle 

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Dhexe ee hay’adda ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadanimo ee ka soo cusboonaatay deegaano ka tirsan Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ka socdaan howlgallo culus oo lagu...

Somali Officials Meet Traditional Leaders to Finalize SSC-Khaatumo Administration

Mogadishu, July 12, 2025 — The Deputy Speaker of Somalia’s Upper House, Senator Abdullahi Ali Hirsi (Timacadde), the Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, MP Ali Yusuf Ali (Ali Hoosh), and the Minister of Energy and Water, Abdullahi Bidhaan Warsame, held a key meeting on Saturday with traditional leaders from the SSC-Khaatumo region.   The meeting focused on finalising the...

Guddoomiye Ku Xigeenka Aqalka Sare iyo Wasiirro la Kulmay Isimadii SSC-Khaatumo

Muqdisho, Luulyo 12, 2025 – Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Cali-Xoosh), iyo Wasiirka Tamarta iyo Biyaha, Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay qaar ka mid ah isimada dhaqanka ee gobolka SSC-Khaatumo.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dhameystirka...

Two Somali Soldiers Killed in Clash Between Rival Government Units in Mogadishu

Mogadishu, Somalia – Two government soldiers were killed on Saturday in a shootout between rival units of Somalia's federal forces in the Dharkenley district of Mogadishu, local sources said. The clash erupted when a unit tasked with tax collection attempted to enter a residence to enforce payment. However, another group of government soldiers was already stationed at the location, leading...

Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaalamay Muqdisho, 2 Askari Oo Geeriyooday

Muqdisho, Luulyo 12, 2025 — Israsaaseyn u dhexeysay ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, taasoo sababtay dhimashada laba askari.   Wararka laga helayo goobta ayaa sheegaya in israsaaseyntu ay bilaabatay kadib markii ciidamo ku howlanaa aruurinta canshuurta ay tageen guri ay doonayeen in ay canshuur ka qaadaan, balse halkaas ay ku sugnaayeen...

Somali army steps up ground and air operations as boats linked to Al-Shabaab seized

MOGADISHU, Somalia – The Somali National Army (SNA) has intensified ground and aerial operations across Hirshabelle State in recent days, particularly in the regions of Lower Shabelle, Middle Shabelle, and Hiiraan, military officials said on Friday.   In the latest developments, army units stationed in parts of Lower Shabelle reported the seizure of two small boats allegedly used by the Al-Qaeda-linked...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Labo Jibaaray Howlgallada Cirka iyo Dhulka ee Ka Dhanka ah Al-Shabaab

JOWHAR - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maalmihii u dambeeyay labo jibaaray howlgallada cirka iyo dhulka ee ay ka wadaan deegaanada dowlad-goboleedka Hirshabeelle, gaar ahaan gobollada Shabeellaha Hoose, Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, iyagoo beegsanaya kooxaha Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya dhulkaas. Wararka saacadihii ugu dambeeyay naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Xoogga ee ku sugan deegaankaas, gaar...

Somalia’s President Holds Key Talks with Turkish Counterpart Erdoğan

Ankara, Turkey – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held high-level talks with Turkish President Recep Tayyip Erdoğan during an official visit to Turkey, with discussions focusing on deepening bilateral ties, energy cooperation, and regional security.   The meeting, held in the capital Ankara, underscored the strategic partnership between the two nations, with both leaders reaffirming their commitment to expanding cooperation in...

WARAR KALE

Xoojinta Awoodaha Taakuleynta Ciidanka Soomaaliyeed

MUQDISHO - Brigadier General Elio Manes, Taliyaha Ciidanka Hawlgalka EUTM-Somalia, ayaa booqday Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ee Villa Baidoa, isaga oo...

EUTM-Somalia Mission Force Commander Visits SNAF Sustainment Command at Villa Baidoa, Reaffirming EU Partnership

MOGADISHU - Brigadier General Elio Manes, Mission Force Commander of EUTM-Somalia, visited the Somali National Armed Forces (SNAF) Sustainment Command at Villa Baidoa, reaffirming...

13 World Cup Nations Fire Scathing Response to UEFA Chief’s Surprise

MUQDISHO - As many as 13 nations at this summer’s FIFA World Cup released a joint statement expressing their “profound disappointment” with UEFA president...