Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Army, Clan Fighters Launch Operation Against Al-Shabaab in Central Region 

BELEDWEYNE, Somalia — Somali forces and allied clan fighters carried out a planned military operation in villages near Moqokori town in the central Hiiraan region, targeting suspected Al-Shabaab militants accused of harassing civilians, officials said Wednesday.   The operation took place in the areas of Moora Ari, Deedo, and Qarfo, where security forces said the Islamist group had been conducting activities...

Somalia Human Rights Commission, EU Discuss Stronger Cooperation on Rights and Governance

MOGADISHU, Somalia — The chairperson of Somalia’s National Independent Human Rights Commission, Dr. Maryam Qaasim, held talks on Wednesday with the European Union ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro.   Their meeting focused on strengthening cooperation on human rights and governance issues, officials said. The talks centered on enhancing collaboration between the commission and the European Union, particularly in the areas of...

Shir u dhexeeya Dowladda Federaalka, Mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo ka dhacaya Muqdisho

Muqdisho — Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir muhiim ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya, mucaaradka siyaasadeed iyo beesha caalamka, iyadoo lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafka ka taagan muddo xileedka dowladdu ku howlan tahay iyo arrimaha siyaasadda dalka.   Shirkan ayaa imanaya xilli ay jiraan ismaan dhaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo...

Shiinaha oo lagu wado inuu martigeliyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump

Beijing — Shiinaha ayaa lagu wadaa inuu martigeliyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump booqashadii ugu horreysay ee madaxweyne Mareykan ah oo ku dhowaad sagaal sano ah, iyadoo ay si weyn diiradda u saaran yihiin arrimo culus oo caalami ah.   Booqashada ayaa la sheegay in ajandaha ugu weyn uu yahay colaadda Bariga Dhexe, arrinta Taiwan, ganacsiga, canshuuraha iyo tiknoolajiyadda sare. Trump ayaa...

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa Deegaanka oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Hiiraan

Hiiraan — Howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa laga sameeyay deegaanada Moora Ari, Deedo iyo Qarfo oo hoostaga magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.   Howlgalka ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo falal amni darro iyo dhibaatooyin ku hayeen shacabka ku nool deegaanadaas. Ciidamada ayaa sheegay in ay fashiliyeen qorshayaal...

Museveni oo mar kale loo dhaariyay Madaxweynaha Uganda

Kampala — Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay xilkiisa cusub Talaadadii, kadib xaflad caleema-saar oo si weyn loo agaasimay oo ka dhacday caasimadda Kampala, taasoo ay ka soo qeyb galeen madax goboleed, diblomaasiyiin iyo mas’uuliyiin sare oo ka kala yimid qaaradda Afrika.     Museveni ayaa markan xaqiijistay muddo xileedkiisii toddobaad, kadib doorasho la qabtay 15-kii Janaayo, taas...

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Soo Xiray Shirka Siyaasadda Qaran ee Guriyeynta Dalka

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa si rasmi ah u soo xiray Shirka Wadatashiga iyo Ansixinta Siyaasadda Qaran ee Guriyeynta Soomaaliya, kaas oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho.   Shirka ayaa intii uu socday lagu falanqeeyay laguna ansixiyay qodobbada la xiriira Siyaasadda Qaran ee Guriyeynta dalka, iyadoo ay ka...

Wasiirka Cusub ee Warfaafinta oo Xilka La Wareegay

Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, iyo Wasiirkii hore, Mudane Daauud Aweys Jaamac.   Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa Wasiirka cusub kula dardaarmay in uu la yimaado hufnaan iyo dadaal shaqo, isagoo Alle uga baryay in uu u...

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay Safiirka Midowga Yurub

Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, iyadoo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta ka dhaxeysa Guddiga iyo Midowga Yurub.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta labada dhinac, gaar ahaan dhinacyada ilaalinta iyo horumarinta...

Shabelle TV, others hit by online campaigns in Somalia

MOGADISHU, Somalia — As dawn broke Sunday in Mogadishu, with opposition-led protests set in motion, Somalia’s major television stations came under repeated digital attacks targeting their online platforms, disrupting content, visibility and audience access.   Media groups including Shabelle TV, Universal TV and Dalsan TV were hit by mass reporting and false copyright complaints in what they describe as coordinated online...

WARAR KALE

Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo Beeniyay Isku Day Afgambi oo Ka Dhan ah Dowladda

BANGUI – Milateriga Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa si rasmi ah u beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay inuu jiro qorshe lagu afgambinayo...

Ciidamada Kenya ee AUSSOM oo Xoojiyey Dhaqdhaqaaqyada Ay Ka Wadaan Jubaland

KISMAAYO – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee ka tirsan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu guddoonsiiyay billado sharaf ay...

Taliyaha AUSSOM iyo Madaxa UNMAS oo Ka Wada Hadlay La-dagaallanka Khatarta Walxaha Qarxa ee...

MUQDISHO – Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Sarreeye Guud Sam Kavuma, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay...