Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Roobkii Xalay ee Muqdisho oo Sababay Geerida Dad iyo Burbur Hantiyeed

MUQDISHO, Soomaaliya - Roobab xooggan oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimasho, dhaawac, iyo burbur hantiyeed, iyadoo saameynta ugu weyn ay ka muuqatay xaafadaha Ceelqalow ee degmada Wadajir iyo degmooyin kale.   Wararka ayaa sheegaya in roobka iyo daadadka ka dhashay ay ku ku dhinteen in ka badan 10 qof, iyadoo ay burbureen guryo ay deganaayeen dad rayid ah,...

Mareykanka oo Mar Kale Diiday Inuu Maalgeliyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

WASHINGTON – Dowladda Mareykanka ayaa markale ku celisay inaysan bixin doonin wax maalgelin ah oo la xiriira hawlgalka nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyadoo weli ay jirto baahi dhaqaale oo gaaraysa $96 milyan, sida ay sheegeen ilo diblomaasiyadeed oo uu xigtay Africa Intelligence.   Shir dhawaan ka dhacay magaalada Washington oo ay iskugu yimaadeen wakiillo ka kala socday Midowga...

U.S. Reaffirms Refusal to Fund Current AU Mission in Somalia

WASHINGTON — The United States has reaffirmed its decision not to provide financial support for the African Union’s peacekeeping mission in Somalia under its current funding and operational structure, leaving a $96 million gap that threatens the future of the mission, according to diplomatic sources.   The decision came during a recent meeting in Washington between AU officials and U.S. representatives,...

Mareykanka oo ku baaqay in hanaanka wax ka bedel nidaamka federaalka iyo doorashooyinka Soomaaliya noqdo mid loo dhan yahay

MUQDISHO, 10 May 2025 – Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dowladda federaalka Soomaaliya in ay xaqiijiso in dhammaan saamileyda siyaasadda ka qayb galaan geeddi-socodka dib-u-habeynta nidaamyada federaalka iyo doorashooyinka dalka, iyadoo ka digtay in go’aamo aan loo dhamayn ay noqon karaan kuwo sharciyad la’aan ah isla markaana carqaladeeya dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo amniga.   Baaqan waxaa soo saaray Waaxda Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha...

US urges inclusive political process in Somalia amid regional tensions

MOGADISHU, May 10, 2025 – The United States on Friday urged Somalia to ensure that all relevant stakeholders are included in ongoing efforts to reform the country’s federal and electoral systems, warning that decisions made without a broad-based consensus risk undermining legitimacy and distracting from critical security priorities.   The call, issued by the U.S. State Department’s Bureau of African Affairs,...

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Maqaalkani wuxuu falanqeynayaa xadgudubyada sharci ee ay sameeyeen xubnaha GolahaWadatashiga Qaranka (NCC) ee Soomaaliya, kuwaas oo iclaamiyey 7-da May 2025 inay kudhawaaqayaan inay sameysteen xisbi siyaasadeed iyagoo aan haysan oggolaansho sharci ah. Tani waxay ka hor imaaneysaa ujeedadii asalka ahayd ee golaha, taas oo ahayd in la helomadal wadatashi oo lagu xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka...

Soomaaliya oo in ka badan 10,000 shaqaale ah u diraysa Qatar

DOHA, Qatar,  9 May 2025 – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis shaqo oo la filayo inuu horseedo shaqaaleysiinta in ka badan 10,000 dhalinyaro Soomaaliyeed oo isugu jira xirfadlayaal iyo shaqaale aan xirfad lahayn, sida ay werisay warbaahinta dowladda Soomaaliya maalintii Jimcaha.   Heshiiskan ayaa lagu dhawaaqay kaddib booqasho rasmi ah oo uu wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ku tagay...

Somalia, Qatar sign labour deal to send over 10,000 workers to Gulf state

DOHA, Qatar, May 9, 2025 – Somalia and Qatar have reached an agreement expected to pave the way for the employment of more than 10,000 Somali youth in the Gulf state, Somalia’s state media reported on Friday.   The deal, which includes both skilled and unskilled workers, was announced following a visit to Doha by a delegation from the federal government...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda UK si loo xoojiyo iskaashiga amniga iyo siyaasadda

MUQDISHO, 9 May – Madaxweynaha Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay magaalada Muqdisho Ms. Harriet Mathews, Agaasimaha Guud ee Waaxda Afrika iyo Ameerikada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Horumarinta UK (FCDO), si ay uga wada hadlaan xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, siyaasadda, iyo horumarinta guud.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray hawlgalka Ajaanibta ee Midowga Afrika ee...

Somali president meets UK FCDO Africa chief to deepen security, political cooperation

MOGADISHU, May 9 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday received Ms. Harriet Mathews, the UK Foreign, Commonwealth & Development Office (FCDO) Director General for Africa and the Americas, in Mogadishu for a high-level meeting aimed at strengthening bilateral relations and consolidating progress in Somalia’s security and political sectors.   According to the Somali presidency, the talks were “productive and...

WARAR KALE

Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer...

Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka...

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa

DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada...

Somali Opposition Accuses Government of Targeting Political Rivals

MOGADISHU, Somalia — Somali opposition leaders on Wednesday accused the federal government of using security forces to intimidate political opponents and called for an...