Golaha Wadatashiga Qaran oo heshiis cusub ka gaaray arrimaha amniga iyo doorashooyinka
MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wadatashiga Qaran ayaa caawa soo saaray bayaan rasmi ah oo ka dhan ah shir dhowaan uga soo xirmay magaalada Muqdisho, kaasi oo nuxurkiisu ahaa isfaham siyaasadeed iyo xoojinta wada-shaqeynta ku saabsan amniga iyo geeddi-socodka doorashooyinka dalka.
Qodobada laga soo saaray shirkan ayaa si cad u muujinaya isku raaca xubnaha golaha in loo midoobo dagaalka ka dhanka...
Gudoomiyaha SoDMA oo daah-furay Mashruuc ku kacaya $40 million oo dollar
Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa magaalada Naivasha ee Dalka Kenya si rasmi ah uga daah-furay Mashruuc ay ku kacayso lacag qiyaastii kor u dhaafaysa 40,000,000 afartan milyan oo doolar.
Mashruuca (WISER Action First - Eastern Africa) oo wadamada bariga Afrika looga taageeri doono sidii sare loogu qaadi lahaa awooda u adkeeysiga aafooyinka ee bulshada kuwa...
Kulanka Gollaha Shacabka oo Kooram La’aan u baaqday, Guddoomiyaha oo digniin diray
Muqdisho, 7 May 2025 – Kalfadhigii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la hakiyay kaddib markii aan la helin kooramka loo baahan yahay si kulanku u furmo, sida uu xaqiijiyay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa si kulul uga hadlay maqnaanshaha xildhibaanada, isagoo ugu baaqay dhammaan xubnaha in ay si joogto...
Somali Parliament Adjourns Session Due to Lack of Quorum, Speaker Warns of Consequences
MOGADISHU, Somalia, May 7, 2025 – The Federal Parliament of Somalia was forced to adjourn its session on Wednesday after failing to reach the minimum number of lawmakers required to proceed, according to parliamentary sources.
The Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, expressed deep frustration over the repeated absenteeism of members....
Landmine Explosions Rock Mogadishu’s Yaqshid and Wadajir Districts
MOGADISHU, Somalia – May 7, 2025 - Explosions from landmines have caused various casualties in the Yaqshid and Wadajir districts of Mogadishu, according to local sources.
The blast in Yaqshid is reported to have targeted members of Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA), with varying degrees of damage and casualties.
Meanwhile, another explosion rocked the Halane base camp in the...
Qaraxyo ka dhacay Caasimadda Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Qaraxyo nuuca miinada dhilka kagu aaso oo sababay qasaaro kala duwan ayaa ka dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa ka dhacay Yaaqshiid ayaa la sheegay in uu ahaa miino lala eegtay Askar ka tirsan Nisa, waxaana jira qasaaro kala duwan.
Qaraxa kale ee Wadajir ayaa ka dhacay Waaxda Xalane ee degmada Wadajir waxaana jugtiisa oo...
Somalia’s National Consultative Council Enters Second Day of Crucial Talks
MOGADISHU, Somalia – The National Consultative Council (NCC) of Somalia entered its second day of discussions in Mogadishu on Wednesday, focusing on key issues including security, politics, and the strengthening of the country's federal governance system.
The meeting is being attended by the President, Prime Minister, and leaders from Somalia's federal member states, including Galmudug, HirShabelle, SSC-Khatumo, South West, as...
Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya oo Galay Maalintii Labaad
MUQDISHO, Soomaaliya – Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ayaa galay maalintii labaad, iyadoo xubnaha Golaha ay sii wadaan wadatashi ku saabsan arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin amniga, siyaasadda, iyo xoojinta dowladnimada.
Kulanka oo ka socda Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalaya madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha, madaxda dowlad goboleedyada Galmudug, HirShabeelle, SSC-Khaatumo, Koonfur Galbeed iyo duqa Muqdisho.
Waxaa la filayaa...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Taliyaha AFRICOM kala hadlay Dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay General Michael E. Langley, Taliyaha AFRICOM ee Mareykanka, Talaadadii magaalada Muqdisho, kadib booqasho hal maalin ah oo ku yimid Caasimadda.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amniga ee Soomaaliya iyo Mareykanka, iyadoo si gaar ah loo xoogga saaray kor u qaadista hawlgallada...
Somali President Meets US Military Commander to Discuss Al-Shabaab Fight
MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a key meeting on Tuesday with General Michael E. Langley, Commander of the U.S. Africa Command, in Mogadishu during his one-day unannounced visit.
The discussions centered on bolstering the security partnership between Somalia and the United States, with a strong emphasis on advancing joint counter-terrorism operations and improving coordination within a wider...








