Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali security minister visits Burkina Faso to boost security cooperation

OUAGADOUGOU — Somalia’s security Minister, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), has arrived in Burkina Faso for an official visit aimed at strengthening bilateral security cooperation, officials said.   The minister travelled at the invitation of his Burkinabe counterpart, Mahamadou Sana. Upon arrival at Ouagadougou Thomas Sankara International Airport, he and his delegation received a warm welcome from senior officials, including the security...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Shoko Noda oo ka shiray gurmadka masiibooyinka dalka

MUQDISHO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Agaasimaha Waaxda Dhibaatooyinka, Marwo Shoko Noda, ayaa si wadajir ah u shir-guddoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlayay arrimaha bani’aadannimada iyo masiibooyinka dalka ka jira. Kulankan oo ahaa mid istiraatiiji ah, waxaa ka qeyb galay Madaxa UNDP ee Soomaaliya...

Somalia, UN hold strategic talks to boost disaster response and climate resilience

MOGADISHU, May 4 – Somalia’s disaster management agency and senior United Nations officials co-chaired a high-level meeting on Monday to address the country’s humanitarian challenges and strengthen coordinated responses to crises.   The chairman of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallin Abdulle, jointly led the talks with United Nations Assistant Secretary-General and Assistant Administrator and Director of the Crisis...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Muqdisho  — Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula qaatay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay.   Wafdiga Qaramada Midoobay ayaa ka koobnaa Shoko Noda oo ah Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah Agaasimaha Qaybta Xasaradaha, iyo Lionel Laurens oo ah Wakiilka Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta...

Aadan Barre Ducaale: Dib baa loo furayaa xadka Kenya iyo Soomaaliya

NAIROBI, Kenya — Wasiirka Caafimaadka ee Kenya Aden Barre Duale ayaa mar kale ku baaqay in dib loo furo xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya, isagoo sheegay in xirnaanshaha muddada dheer uu noqday mid aan si buuxda u shaqayn isla markaana uu dowladda ka xannibayo dakhli iyo kormeer rasmi ah.   Isagoo ka hadlayay munaasabad qalin-jabin ah oo ka dhacday madarasa...

Kenyan health minister urges reopening of Somalia border, citing economic losses

NAIROBI — Kenya’s Health Minister Aden Barre Duale has renewed calls for the reopening of the long-closed border between Kenya and Somalia, saying the prolonged shutdown is ineffective and depriving the government of revenue and regulatory oversight.   Speaking at a graduation ceremony at a madrasa in Waberi ward in Garissa County, Duale said cross-border movement of people and goods continues...

Somalia, UNDP step up cooperation on elections, development and humanitarian response

Mogadishu — Somalia’s permanent secretary at the Ministry of Foreign Affairs, Hamza Haadow, held talks with senior United Nations official Shoko Noda during her week-long visit to Mogadishu, focusing on strengthening cooperation aligned with the country’s national priorities.   Noda, who serves as assistant secretary-general and director of the crisis bureau at the United Nations Development Programme, discussed with Somali officials...

Somalia, UN discuss strengthening media cooperation on humanitarian response

Mogadishu — Somalia’s Information Minister Daud Aweis Jama held talks on Monday with the United Nations’ deputy special envoy and humanitarian coordinator George Conway, focusing on boosting cooperation in media, public awareness and emergency response.   The meeting, held in Mogadishu, brought together officials from the Ministry of Information and the United Nations to discuss coordination on communication strategies, particularly in...

Ku dhowaad 20 qof oo ku geeriyooday roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Kenya

Nairobi, Kenya — Roobab mahiigaan ah oo ka da’aya dalka Kenya ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, burbur hantiyeed, iyo barakac ballaaran, iyadoo tirada dadka ku dhintay fatahaado iyo dhul go’ ay kor u dhaaftay 18 qof, sida ay xaqiijiyeen Booliska Qaranka Kenya.   Dhul go’yo iyo fatahaado ayaa laga soo sheegay ismaamulada Tharaka Nithi, Elgeyo-Marakwet, iyo Kiambu, kuwaas oo ku...

Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo Wasiirka Awqaafta oo ka wada hadlay arrimaha amniga iyo wacyigelinta maxaabiista

Muqdisho  — Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo uu weheliyo Taliyaha Xabsiga Dhexe, Daahir Cabdulle Raage, ayaa booqasho ku tagay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay Wasiirka Wasaaradda, Muqtaar Roobow Cali.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Wasaaradda Awqaafta, gaar ahaan dhinacyada...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...