Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo wax ka beddel ku sameyneysa hanaanka wada marista

Muqdisho — Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan badbaadada waddooyinka iyo maareynta saxmada, kaas oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda ee degmada Shingaani.   Kulankan muhiimka ah ayaa diiradda lagu saaray horumarinta nidaamka gaadiidka, badqabka waddooyinka, iyo xal u helidda ciriiriga gaadiidka ee ka jira magaalada Muqdisho iyo guud ahaan...

Agaasimaha Waaxda Dhibaatooyinka ee UNDP oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya — Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Haadow, ayaa  qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Agaasimaha Waaxda Dhibaatooyinka ee UNDP, Shoko Noda, intii ay ku guda jirtay booqasho toddobaad socotay oo ay ku timid Muqdisho.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Arrimaha...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

Muqdisho  — Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daud Aweis Jama, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Arrimaha Bani’aadannimada ee Soomaaliya, George Conway.   Kulanka oo ka dhacay xafiiska Wasiirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Warfaafinta iyo...

Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo Muqdisho kaga qayb galay dhaarinta Guutada 33-aad ee Kumaandooska Gorgor

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sahal Cabdullaahi Cumar, oo uu wehliyo Taliyaha Hawlgalka Turksom Sabhadiin Kalkaan, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qayb galay munaasabad lagu dhaarinayay Guutada 33-aad ee Kumaandooska Gorgor.   Munaasabaddan oo ahayd mid si weyn loogu muujinayay horumarinta iyo dib-u-dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu xoojiyay dadaallada lagu dhisayo ciidan tayo leh...

Wasiirka Warfaafinta oo furay tababar ku saabsan ka hortagga hadallada naceybka

Muqdisho  – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa'uud Aweys Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay aqoon-isweydaarsi ku saabsan ka hortagga tabinta hadallada naceybka xilliyada doorashooyinka.   Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda 21 xarumood oo warbaahineed oo ka hawlgala magaalada Muqdisho. Ujeeddada...

UK Supports Somali Government’s Call for Dialogue with Opposition

MOGADISHU, Somalia — The British Embassy in Mogadishu has endorsed a call for national dialogue between the Federal Government of Somalia and opposition figures to resolve a deepening political impasse. In a statement released by the UK Ambassador to Somalia, Charles King, the embassy welcomed the government’s invitation to the Somali Future Council for consultative talks. "During this critical period, dialogue...

UK oo Taageertay Wada-hadallada ay Dowladda Federaalku ku Casuuntay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed

MUQDISHO, Soomaaliya — Safiirka Boqortooyada Ingiriiska (UK) ee Soomaaliya, Charles King, ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyay casuumaadda ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fidisay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed si ay u yeeshaan kulan wada-tashi ah. Bayaan uu soo saaray Safiirka ayuu ku caddeeyay in wada-hadalku uu yahay wadada keliya ee looga gudbi karo xaaladda adag ee uu dalku marayo. “Muddadan xasaasiga...

Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO — Howlgalka QM ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go'aanka Madaxweyne Xasan Sheekh, ee ku aaddan gogosha wadatashi ee u fidiyay Golaha Mustaqbalka, iyadoo ku tilmaamtay tallaabo muhiim ah oo lagu gaari karo is-afgarad qaran.   Qoraal ay soo saartay, hay’addu waxay ku sheegtay in casuumaaddan ay tahay “tallaabo muhim ah oo lagu dhisayo is-afgarad ku saabsan arrimaha mudnaanta leh ee...

UN Mission Welcomes Somali President’s Call for National Dialogue

MOGADISHU — The United Nations Transitional Mission in Somalia has welcomed an invitation by President Hassan Sheikh Mohamud to convene the Somali Future Council, describing the move as a key step toward building consensus on critical national issues.   In a statement, the mission said the initiative represents “a pivotal step toward forging consensus on pressing national priorities,” as Somalia navigates...

Somali pirates hijack oil tanker in Gulf of Aden, second strike in weeks

ADEN, Yemen – Somali pirates have hijacked an oil tanker in the Gulf of Aden, maritime sources said Sunday, the latest in a string of attacks signaling a resurgence of piracy in one of the world’s most vital shipping lanes. The Togo-flagged vessel, MT Eureka, was boarded by armed men at approximately 5:00 am (0200 GMT) near the Yemeni port...

WARAR KALE

Turkish Shipping Firm Akkon Lines Launches Operations in Somalia Through Mogadishu Port

MOGADISHU – Somalia's main seaport hosted a ceremony to welcome Turkish shipping company Akkon Lines, which has officially launched operations in the Horn of...

Somali Referee Omar Artan to Officiate UEFA Super Cup in Historic First for Somalia

MOGADISHU – Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has etched his name into football history after being appointed to officiate the 2026 UEFA Super...

Somali Intelligence Seizes Over 100 Barrels of Bomb-Making Chemicals Allegedly Bound for Al-Shabaab

MERCA – Somali intelligence forces, backed by local militia fighters, have seized more than 100 barrels of chemical substances allegedly destined for the Al-Shabaab...